Madaxweynaha Yugandha Yoweri Museveni oo ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday

Hargaysa 20. February, 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Doorashooyinka ee Dalka Yugandha ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Yoweri  Museveni uu ku guulaystay Doorashadii madaxtinimo ee Dalkaasi. Waxaana natiijada doorashada diiday Xisbiga ugu weyn mucaaradka oo ku sheegay doorasho la khiyaameeyey. Shabakada wararka ABC News ee Dalka maraykanka  aya baahisay in Mr Museveni uu helay codad gaadhaya 5,617,503 oo…

Read More

Muruq Maalka ka Shaqeeya Qodista Buuraha Dhagaxa iyo Ciida Guryaha Lagu Dhiso oo Kulan Cabasho ah la Qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex DAAWO

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Muruq Maalka ka Shaqaysta qodista dhulka si ay dhagax uga soo saaraan iyo Ciida Guryaha lagu dhiso ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex isla markaana u Gudbiyey Cabasho la xidhiidha Buurihii ay dhagaxa iyo Ciida ka soo saari jireen oo dawlada hoose ee Caasimadu ka Joojisay.

Read More

Dowladda federaalka Somalia oo xidhay qaar ka mid ah Website-yada ku Hadla Afka Soomaaliga

Muqdisho— Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in Qaybo ka mid ah Somalia laga Akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Afka Soomaaliga wax ku qora. Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu Mamnuucay in gudaha Somalia laga akhristo 35 Website oo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudi ka hawl galaysa qaban qaabada Xuska 18 May,Xili Abaar baahsani dalka ka Jiraan

Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska Sannad Guurada 25aad ee ka soo wareegtay Maalinta Qarannimada Somaliland.   Direetada Madaxweynuhu ku magacaabay Guddida heer qaran waxay u dhignayd sidan:-     Ujeeddo:       Magacaabid Guddida…

Read More

Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa 34 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba…

Read More

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Sanaadiiqda Diiwaangelinta

Hargeysa – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa nasiib daro ku tilmaamay dhibaatadii dhawaan ka dhacday deegaanka Sabawanaag, oo keentay in la weeraro goob ay ka dhacaysay Diiwaangelintu, waxaanu sheegay in arintani ugub ku tahay Somaliland waxaanu soo jeediyey in aanay mar dambe dhicin. Wasiirka, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa…

Read More

Xil-Suge: Muxuu Yahay?

Digreetooyinkii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo soo saaray waxa lagu arkay magac aan hore loo isticmaali jirin oo ah ‘Xil-suge’, kaas oo lagu dhinac qoro magaca masuul xukuumadda ka tirsanaa oo xilka laga qaaday. Xul-suge ayaa dad badan oo reer Somaliland ah ku noqday yaab iyo amakaag, waxaana la isweydiinayaa xilka uu masuulkaasi sugayo,…

Read More

Maxkamadda Oo Xayiraad Saartay Wershada Hargaha Iyo Saamaha Ee Degmada Dacar-budhuq

Hargeysa – Maxkamadda rafcaanka gobalka Maroodi-jeex ayaa xayirtay wershada Hargaha iyo saamaha ee ku taala degmada Dacar-budhuq, ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen shacabka deegaanka oo  sheegay inay ku waxyeeloobeen hadhaaga suntan wershadaas. Wershadaas ayaa waxa iska leh niman u dhashay dalka Shiinaha. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa…

Read More

Dhageystayaasha Idaacadda BBC-da Oo Ku khasbay Inay ka Saarto Muuqaalka Gabadh Wariye Ah Oo Aan Asturnayn

London — Dhagaystayaasha BBC Somali ayaa si kulul uga horyimid muuqaal gabadh wariye somali ah oo ka tirsan oo iyadoo aan asturnay muuqaal war akhrinaysa la soo galiyey BBC Somali Facebook iyo BBCsomali.com. dadka Barahaasi internetka ee BBCSOMALI ku xidhan ayaa ku tilmaamay muuqaal anshax xumo ah, isla markaasina si kulul u dhaleeceeyay taasi oo…

Read More

Gudi Heer Qaran ah oo Madaxweynaha Somaliland u Xilsaaray Hawl gelida Ictiraaf raadinta Jamhuuriyadda Somaliland

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona Ictiraaf Raadinta Jamhuuriyadda Somaliland.   Digreetada Madaxweynuhu ku Magacaabay Guddida Ictiraaf Raadinta  ayaa u dhignayd sidan:-   Ujeeddo:       Magacaabid Guddi   Mudanayaal iyo Marwooyin,   Sida aad…

Read More

Mareykanka oo Sheegay in la Adkeynayo Fiisaha la Siiyo Waddamo ay ku jirto Soomaaliya

Washington — Xukuumadda Washington ayaa Somalia, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal [Visa] la’aan Mareyanka lagu geli karo. Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta, iyadoo sheegtay in dadka Dalalkaan u dhashay ay ku adkeyn doonto in la siiyo Viso ama dal-kugal ay…

Read More

RW Somalia oo Maanta u Sameeyay QADO Cayaartoyda 11-jirka ee metelayay Somalia

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Maanta qado-sharaf u sameeyey cayaartoydii 11-jirada oo ku metelayay Qaranka Somalia Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay Qadar. Iyadoo ku Bogaadiyay sida ay uga dhex-muuqdeen cayaaraha iyo guulihii ay gaareen intii ay Cayaaruhu Socdeen. Sharma’arke, ayaa u Mahad-celiyay Maamulka Iskuulka cayaartoydaani ay ka Socdeen iyo Waaliddiintii…

Read More

“Raggii Soomaaliyeed ee Soomaaliya xorayn lahaa wali ma dhalannin. Siyaasiyiinta Soomaaliyeedna Waxay ka Cabsadaan Itoobiya,.’’ Faarax Macallim

Nairobi — Guddoomiyihii hore ee baarlmaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in uu kasoo horjeeday in ciidanka Kenya ay galaan dalka Soomaaliya, isagoona Faarax Macallim sheegay in aanu weli dhallan raggii soomaaliyeed ee dalka Soomaaliya xoreyn lahaa. Haddaba, wareysi gaar ah oo uu faarax macalim siiyay warbaahinga Dalsoor ee soomaalida u adeegta hoos ka daawo….

Read More

LIBYA: Duqeyn Diyaaradeed oo Xoogag Xiriir la leh ISIS lagu Beegsanayay oo lagu Dilay 30 Ruux

Sabratha — Duqeyn Diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Degmada Sabratha ee dalka Liibiya, laguna beegsanayay kooxo Xiriir la leh ISIS ayaa lagu dilay ugu yaraan 30-ruux. Sarkaaal sare oo Mareykan ah oo u Warramayay Wargeyska New York Times ayaa sheegay in duqeyntan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka, lagula dilay saraakiil sare iyo Xoogag ka tirsan…

Read More

Maxaa Ka Jira Wada Shaqeynta SOMALILAND iyo AL-SHABAAB Ee La yidhi Waxa soo Qoray Wariyeyaal Swedish ah?

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa shabakadaha iyo baraha Social Mediyaha lagu arkay qoraal luqadda Ingiriiska lagu diyaariyay oo cinwaankiisa uu ahaa“The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab” oo ah shaqadda ka dhexeysa Somaliland iyo Al-shabaab,taasoo sida la yiri waxaa qoray laba wariye oo dhanka baaritaanka “investigative” oo la yiraahdo Peter Wolfson & Greta Backstrom,waxay…

Read More

Suldaan ka soo jeeda Beesha Saylaci oo iclaamiyey Dagaal Sokeeye,Warancade & Duur-na isku fuudhiyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Cirka isku sii shareeraysa qadiyadda ku Saabsan Muran Degsiimeedka Deegaanka Lughaya oo u dhexeeya Beelo Dega Goboladda Awal iyo Maroodi Jeex taas oo sababtay in Weerar lagu qaado Xarun ay ka socotay Diiwangelinta codbixiyeyaasha ee Sabowanaag ee deegaanka Lughaya Waxaa Falkaasi loo Xidhay Tiro dad ah oo ay ku…

Read More

Barnaamij Ku Saabsan Xasuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La,aanta Caruurta Miyiga Ku Sugan DAAWO

Waxa aad halkan ka daawan kartaan  documentary  film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waa filim si qotodheer u soo bandbigaya baahida waxbarasho la’aaneed ee ka jirta miyiga, iyadoo Cabdishakuur Heersare u tusaale ahaan u soo qaatay miyigii iyo deegaankii…

Read More

Dahabshiil Group oo lacag 80,000 oo Doollar ah ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha Somaliland

Hargeysa — Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa 80,000 oo doollar (Siddeetan Kun oo Doollar) ugu deeqday Taakulada loogu jiro Gurmad lala gaadho Dadka ay saamaysay abaarta ba’an ee dalka ka jirta. Munaasabad guddiga Madaxwaynaha Somaliland u saaray gurmadka Abaarta ay u Qabteen Qaadhaan-ururinta Bulshadu ku Caawinayso Dadka baahan oo ka dhacday Xafiiska Rugta Ganacsiga ee Hargeysa shalay,…

Read More