Mucjisooyinka Warbaahinta Waa Weriyeyaal araga ka Naafo ah oo Hargaysa ka Shaqeeya iyo Muuqaal laga diyaariyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa Wax Naadir ah Amase Mar la arag ah in Qof araga Naafo ka ahi (Indho La’a amase Camoole) uu hadana noqdo Weriye Idaacadeed iyo Mid Telefishan isla markaana uu Diyaarsado Wararkiisa iyo Barnaamijyada uu Tebinayo isaga oo Waxa u qoran aan arkayn,Hasa Yeeshee Xaga eebbe kama adka. Waxaa Magaaladda…

Read More

“Waa Ninka Dhul-bahante ee ugu Hiilinaaya Majeerteen, Idinkoo is arag haw kugu soo oronaaya Yaahuu ku dhaha..Qaar ayaa salaam ka dhiganaaya Dhulbahante Hargeysa ayuu ku socdaa..Maakhirna waar hooy ku qariyey..” Prof Galaydh DAAWO

Saaxdheer, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda la Baxday Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisu aanu ku Socon Magaalada Hargaysa Waxaa kale oo uu Magac dhabay qaar ka mid ah Beelaha Somalida oo uu dekeno ka Tirsanayo.

Read More

Somaliland: Dhacdo Ugub ah Lamaane dhalay 15 Carruur ah oo Saddex Saddex Iyo Laba Laba Mataano ah oo Xaaladdooda ka waramay DAAWO

Taysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- – 11 Sanadood oo ay is-qabeen Lamaanaha kala ah Axmed Daahir Aw Qaasim iyo Raaxo Carab Aw Muxumed waxay dhaleen 15 Carruur ah oo Mataanno ah, kuwaas oo u dhashay Saddex Saddex iyo Laba laba. Qoyskan oo Sabool ah oo ku nool Deegaanka Taysa oo Magaalada Gabiley kaga beegan dhanka…

Read More

Cali Guray oo Mugdiga ka saaray Sababta ka danbaysay Weerarkii lagu qaaday Goob Diiwaangelineed

Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Markii Kowaad Waxa uu iftiimiyey Sababta keentay in Koox Hubaysani ay Weerar ku qaadaan Goob ka mid ah goobihii ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Awdal. Cali Guray Wuxuu bartiisa xidhiidhka bulshadda ee Facebook ku…

Read More

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska oo ka hadlay Cidii Mas’uulka ka ahayd Weerar lagu qaaday Goob Diiwaangelineed oo Gobolka Awdal ah Soona Bandhigay Agabkii la qaatay iyo Hubkii Kooxda Shuftada ahi ay adeegsadeen oo Gacanta Ciidanka ku Jira DAAWO

Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):-Ciidanka booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay cidii ka danbaysay weerarkii lagu qaaday xaruntii ay ka socotay diwaangalinta codbixinta ee deegaanka baki Taliska ciidanka booliska oo shirjaraa’id oo ay qabteen waxa ay ku soo bandhigeen cidii ka dan baysay weerarkaasi lagu qaaday xarunta diwaan galinta ee geegaanka baki Waxaanay soo…

Read More

Ciidanka Bilayska Aw Barkhadle Oo Gacanta Ku Dhigtay Gaadiid Cusub Oo Sifo Sharciga Baal Marsan Ay Hay’adda Hello Trust Ugu Gudbinaysay Dalka Soomaaliya

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hor istaagtay Hay’adda Miino Saarta ah ee Xafiiska Hargeysa ku leh ee Hello Trust inay sidii laba dal oo isku furan ugu gudbiyaan Shan gaadhi oo Xafiiskooda Hargeysa ku sugan oo cusub kuwaasi oo Dawladu u samaysay Cashuur dhaaf islamarkaana dhawaan u soo degay,waxaana Fashilmay isku…

Read More

Xisbiga Waddani Oo Hantay Taageeradda Shacbiga Awdal  Iyo Loolan Miyir Qab Ku Dhisan Oo Saddex Murrashax Ku Hirdamayaan Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga

Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):-Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku leeyahay Gobolka Awdal ayaa gaadhay heerkii ugu sareeyay,waxaanu xisbigaasi bilihii u dambeeyay kasbaday inta badan quluubta dadweynaha gobolkaasi oo xilligan u jeelan inay tallada Somaliland u caleemo saaraan  xisbiga mucaaridka  ah ee WADDANI. Ifafaalaha siyaasadeed ee gobolka Awdal waxa uu  dhinaca xisbiga WADDANI u…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Ka Jaray Dhameystirka Qalabeynta Qolka Qaliinka Cusbitaalka Degmada Sheekh DAAWO

Sheekh, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Badhasaab ku xigeenka Gobolka Saaxil mudane Xaamud Xuseen Cabdilaahi iyo maayarka degmada Sheekh Ibraahim Cabdilahi Cabsiiye ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray Dhameystirka dhismaha iyo Qalabeynta Qolka Qaliinka ee cisbitaalka degmada Sheekh. Xaflad si balaadhan loo soo agaasimay oo manta lagu qabtay cusbitalka degamada Sheekh ayaa waxa ka…

Read More

Ciidammada Dowlad-goboleedka Galmudug oo Soo Furtay Nin Ajaanib ah oo 15 Bilood Afduub lagu haystay

Caddaado, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, ayaa Xoog ku soo furtay Nin u dhashay waddanka Kenya oo ay Afduub ama Qafaalasho ku haysteen 15 Bilood muddo ku siman Koox hubaysan oo ku dhuumaalaysanayey deegaannada Galmudug iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya wakhtiga ay Ninkan Afduubka ku haysteen. War-Saxaafadeed Qoraal ah oo ka…

Read More

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay xulka 11 sano jirada ee Soomaaliya

Muqdisho, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Ciyaartoyga xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda Carabta oo ku soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wasiiro, xildhibaano, maamulka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyin kale….

Read More

Boorama:-Guddoomiye Cirro oo Gurigooda Ku Booqday Fannaaniinta Aamina Cabdillaahi iyo Cabdiraxmaan Dheere+SAWIRO

Boorama 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdiraxmaan (Cirro), ayaa  gurigooda oo ku yaala magaalada Boorama ku booqday fannaaniinta caanka ah ee Aamina Cabdillaahi Xirsi iyo Cabdiraxmaan Cismaan (Cabdiraxmaan Dheere), oo muddooyinkii dambe ay Aamina Cabdillaahi xaalad caafimaad u jiiftay gurigeeda. Waxaana booqashadan guddoomiyaha Cirro…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Sanad-guurada 46 ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Muqdisho, February 18, 2016 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda sanad guurada 46-aad ee aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Xerada Ciidanka Asluubta ee Ex- Control Afgooye. R/Wasaare Cumar…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyadda ku Qaabiley Wefti uu hogaaminaayey Safirka Faransiiska u fadhiya Kenya DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii…

Read More

Fadhigii 191aad ee Golaha Wasiirada Somaliland oo uu gudoominaayey Madaxweyne Siilaanyo oo lagu ansixiyey Saddex Qodob

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Fadhigii 191aad ee Golaha Wasiirada Somaliland oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta oo khamiisa sidii caadada ahayd ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada kulankaas oo lagu Ansixiyey in Laamaha Dawladda laga jaro qaadhaan lagu kaabo xaalada abaaraha ee dalka ka jira.     waxaana shirku…

Read More

Guddidii Uu Madaxweynuhu U Saaray Qaadhaan Ururinta Abaaraha Oo Maanta Qaadhaan Lacageed Ka Gudoomay Shirkadaha Ganacsiga Iyo Xadiga Lacageed ee ay Hayaan SAWIRO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Shir jaraaid oo ay maanta  Gudida loo saaray Isku dabaridka  Qaadhaan Ururinta Abaaraha iyo Qorshaynta kaalmada la gaadhsiinayo dadka tabaalaysan  ku qabteen  Xafiiska Rugta Ganacsiga ee Caasimada Hargeysa ayey ujeedadiisu ahayd in ay deeq loo hibeeyey abaaraha ka gudoomaan qaar kamida Shirkadaha Ganacsiga ,xubno kamida  Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland iyo qurbojoog…

Read More

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay Xabsi u dhisayaan dadka looga shakiyo Argagaxisonimo

Kenya– Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay dhisayaan xabsi cusub, kaasoo lagu xabisi doono dadka looga shakiyo inay xiriir la leeyihiin Kooxaha argagaxisada ah iyo taageerayaashooda. Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa kaga dhawaaqay Qorshahan Cusub ee lagu dhisayo xabsiga u gaarka ah kooxaha argagaxisada ah xaflad ay 2,000 oo Ciidammada ilaalada xabsiyada Kenya ah ku…

Read More

Suxufigii ugu Caansanaa Caalamka Carabta oo ku Geeriyooday Magaalada Qaahira ee dalka Masar

QAAHIRA — Maxamed Xuseynayn HAYKAL oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ugu Caansan Calaamka Carabta oo u dhashay dalka Masar ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira, isagoo da’diisu ahayd 92 jir. Haykal ayaa wuxuu ahaa nin ay si aad ah isugu dhawaayeen madaxweynihii hore ee dalka Masar, Jamaal C/naasir Sannadihii 1960-naadkii, xilligaasoo uu tafaftire ka ahaa wareyska…

Read More

KENYA: Waxaan duqeyn ku Qaarijinnay Madaxii SIR-DOONKA Al-shabaab iyo Tiro Saraakiil ah

Muqdisho- Ciidanka Kenya ayaa sheegay Maanta oo Khamiis ah inay duqeyn cirka ah oo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya ay ku Dileen Taliyhii Sir-doonka Al-shabaab iyo Saraakiil kale, Inkastoo Al-shabaab ay beenisay Warkan Maanta ka soo baxay Dowladda Kenya. Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo la hadlay AFP ayaa sheegay in Duqeytan ay ku dileen…

Read More