Beytaraafku Waxa Uu Xakameeyaa Dhiigkarka, Waxaanu U Fiican Yahay Caafimaadka Dadka Wadne Xanuunka Leh

Washington – Cilmibaadhis dhowaan Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in sharaabka khudradda Beetaraafku uu wanaajiyo awoodda dul-qaadasho ee wadnuhu u yeelanayo jimicsiga iyo ciyaarta, isla markaana uu xakameeyo dhiigkarka dadka da’da ah ee wadne xanuunka leh. Cilmibaadhayaal ka tirsan Xarunta caafimaad ooo hoos timaadda jaamacadda Wake Forest ee dalka Maraykanka ayaa tijaabooyin cilmiya oo ay…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa — Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan xukuumadiisa ku sameeyay, waxaanu ku tilmaamay isku shaandhayn aan macno soo kordhinayn. Md. Faysal oo u waramay telefishanka Universal, ayaa sheegay inaan wax muhiim ahi ka muuqan isku shaandhayntaas, “Horta sababta garan maayo oo madaxweynaha sameeyay ayaa…

Read More

Wakaaladda AP Oo Sheegtay In Ninka Lagu Tuhmay Qaraxii Daallo Uu Hargeysa Macalin Ka Ahaa

Hargeysa – Wakaaladda wararka ee AP ayaa baahisay in ninka looga shakiga qabo inuu isku qarxiyay diyaaradii Daallo Airline ee maydkiisa la helay oo magaciisa lagu sheegay Cabdillaahi Cabdisalaan Boodhle, uu macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wakaaladdani waxay sheegtay in ninkaasi macalin ka ahaa madarasad ku taala magaalada Hargeysa,…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo ka qayb galkii Dufcadii 3aad ee Ka Baxda Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee Dararweyne DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo waxa uu Shalay ka qaybgalay Dufcadii Sadexaad ee Ka Qallin jebisa Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Cabdilaahi Askar oo ku taala deegaanka Dararweyne.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka Hadlay Falkii ay Koox Hubaysani ku Weerareen Mid ka Mid ah Goobihii Diiwaangelinta G.Awdal iyo Go’aanada ay qaateen DHAGAYSO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Fal ay Koox Hubaysan oo ku qaadeen Mid ka mid ah Goobihii diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Deegaanka Lughaya ee Gobolka Awdal isla markaana uu ka dhashay dhaawac soo gaadhay Mid ka mid ah Ilaaladda Ciidanka Iyadoo ay Kooxdaasina Wada qaateen dhamaanba agabkii diiwangelinta ee Goobtaasi…

Read More

Haween Is Xil-qaamay Hawlagalo Wacyigalin Iyo Samafal Isugu Jira Ka Fuliyay Galbeedka Iyo Waqooyiga Boorama, Kana Hadlay Abaaraha Iyo Caqabado Diiwangalinta Hortaagan DAAWO

Boorama 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Haweenka gobolka Awdal oo maalmihii u dambeeyayba waday wacyigalin dhinaca diiwaangalinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka 2017 ka dhici doona Somaliland ayaa baaxda kormeeroodaasi balaadhiyay kadib markii ay safari wacyigalin dhinaca diiwaangalinta ah ugu kala baxeen degaamda Waqooyiga iyo Galbeedka degmada Boorma. Haweenkan oo intii ay wacyigalinta wadeen…

Read More

Aragtida Cali Gurey ee Dhawaqa Gudoomiye Faysal iyo Wada hadalka Garabka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Gurey’’ ayaa Markii Kowaad Waxa uu ka hadlay Wada hadal uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Sheegay inay u Socdaan iyaga iyo Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Xisbiga Kulmiye. Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyey Barta uu…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag U Beenisay War Ay Waraabihinta Kenya Ganacsato Reer Somaliland Ah Ku Xidhiidhisay AL-SHABAAB

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaashaanka ku dhufatey warar been abuur ah oo ay faafisay qaar ka mid ah warbaahinta Kiiniya, kaasi oo xukuumada Somaliland ku eedaynayay in ay taageerto AL-SHABAAB. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda khaarajiga ayaa lagu caddeeyay in…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo ka Hadlay Baaxada ay le’eg tahay abaarta ka Jirta dalka DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo badan oo ka Tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad adag oo Abaareed Taas oo saamayn taban ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Hadaba Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan.

Read More

Shir Dareen iyo Xasaasiyad Xukuumadda ku Beeray oo Hargaysa ay ku Yeesheen Guutadii 3aad ee Ururkii SNM

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Guutadii 3-aad ee Jabhadda Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM, ayaa la sheegay inay Shalay Shir Albaabbadu u xidhnaayeen ku qabsadeen Huteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, kaasoo aanu jirin war faahfaahsan oo ay ka soo saareen ujeeddada ay u shireen. Hase-yeeshee, sida ay xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal ah…

Read More

“Hadalkii Siciid Cilmi Rooble Wuxuu Ahaa Kaambayn Si Uu Cod u Helo Xisbiga WADDANI, Laakiin…” Xildhibaan A.Ducaale Bullaale

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada jamhuuriyadda Somaliland ayaa  ku baaqay  in la is waafajiyo sharciyada qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada ee lagu wado in ay isku wakhti dalka ka qabsoomaan sannadka 2017.   Xildhibaan Ducaale oo shalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa waxa…

Read More

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Sunta dadka Kaga ilmaysiisa kaga hortagtay Mudaharaad Maanta Ka dhacay Hargeysa

  Hargeysa  — Ciidamada amaanka Somaliland ayaa dadwayne yar oo kooban kana soo horjeeday dawlada hoose ee caasimada Hargaysa oo meheradaha ku soo xad-gudbay wadooyinka duminaysay kala hortag dhagaxaan,waxaana ay ciidanka amaanka markiiba goobta soo gadheen,iyaga oo dajiyay bulshadii goobta ku sugnayd. Booliska ayaa markiiba ku guulaystay in ay dadkaasi ku qanciyaan in ay isda-jiyaan,halkay…

Read More

Madaxweynaha Djibouti Oo Waraaqihii Aqoonsiga Ka Gudoomay Afar Safiir Oo Ka Socda Wadamo Afrikaan Ah

Djibouti –– Madaxweynaha Jamhuuriyada Djabouti ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay afar safiir oo cusub oo ka kala socda dalalka Ethiopia, Togo, Australia iyo Comores. Madaxweynaha jamhuuriyada Djaobuti ayaa ugu horayntii waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka dalka Ethiopia Shamebo Fitamo Adebo kaas oo uu ku qaabilay xarunta qasriga madaxtooyada oo Djabouti, waxaanay isla qaateen in…

Read More

Taliyihii Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xaqiijiyay in Xilkii Laanta Socdaalka Laga Qaaday DAAWO

Hargeysa —  Maxamed Cali Yuuusuf [ina Canbaro] oo ahaa taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa xaqiijiyay in xilkaasi laga qaaday iyadoona loo badalay la taliyaha amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha, sida uu u sheegay Tvga Horn Cable. Xilkan ayaa waxa kala wareegi doona isla taliyihii isaga ka horreeyay Maxamed Cabdi Caalin [Dayib]. Warar hoose ayaa sheegaya…

Read More

Koox Dablay ah oo Weerar ku qaaday Mid ka mid ah Goobaha Diiwaangelinta Gobolka Awdal Iyo Khasaaraha ka dhashay DAAWO

Boorama 17 February, 2016 (SDN/QJ):-  Koox Hubaysan oo dablay ah ayaa Weerar ku qaaday Mid ka mid ah Goobihii ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolkaas gaar ahaan Deegaanka Degmadda Lughaya Isla markaana dhaawac gaadhsiiyey Askari ka Tirsanaa Ciidanka Ilaaladda ee Komiishanka ka socday Waxayna Kooxdani hore u qaateen Dhamaanba qalabkii Isdiiwaangelinta.  

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo soo Gunnaanaday Socdaal ay ku Mareen Galbeedka Somaliland

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbiga KULMIYE oo uu horkacayey Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa caawa, kadib markii uu soo dhammeystay socdaal la xidhiidha wacyigelinta diiwaangelinta doorashooyinka oo uu ku soo maray Gobollada Awdal iyo Salal oo qaadashada kaadhka…

Read More

Weftigii SAMA-WADE ee Xisbiga WADDANI oo Goor Dhaweyd Ku Soo Guryo-Noqday Boorama+Xoogaga Isbedal Doonka ah oo Si Weyn ugu Soo Dhaweeyey Deegaanada Goballada Awdal iyo Salal SAWIRO

Boorama 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo muddooyinkii dambe muddo afar caano maal ah socdaal ku maraayey deegaanada goballada Awdal iyo Salal isla mar ahaantaana u kuur gelaayey qaabka ay u socoto diiwaan-gelintu, ayaa goor dhaweyd dib ugu soo guryo noqday magaalada Boorama ee caasimadda Gobalka Awdal. Weftigan oo uu hoggaaminaayo…

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Dhismaha Dekeda Ceel-Gerdi

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa ka hadlay muranka ka taagan Dekedda laga dhisayo deegaanka Ceel-Gerdi iyo welba Olole uu ku eedeeyay xisbiyada Kulmiye iyo Waddan. Halkan Ka Akhriso Warsaxaafadeedka uu soo saaray Jamaal Cali Xuseen. Maanta xaalladda uu wadankeenu ku jiro…

Read More