Madaxtooyada Oo Qorshaysay Xil Ka Xayuubinta Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland

Hargeysa — Madaxtooyada Somaliland ayaa qorshaynaysa in ay xilka ka qaado Taliyaha laanta Socdaalka Mudane Maxamed Cali Yuusuf [ina Canbaro], sida ay sheegayaan war loo qaateen kasoo baxaya qasriga madaxtooyada Somaliland. Taliye Canbaro ayaa illaa hadda xil ka xayuubinta lagu sameyn doonno la garanayn sababta keentay xilligan, balse warar hoose oo kasoo baxaya qasriga madaxtooyada…

Read More

Xukuumadda ITOOBIYA oo sii daysay hogaamiye Mucaarad oo Cod dheer iyo Macallin Siyaasi ah

Dowladda Itoobiya, ayaa Shalay oo Talaado ahayd xabsiga kasii daysay Habtamu Ayalew oo ah madaxa xiriirka bulshada ee xisbiga Midowga Dimuquraadiyadda iyo Cadaaladda ee UDJ oo ka mid ah asxaabta mucaaradka Itoobiya iyo Abraham Solomon oo ah Macallin Siyaasi ah, kuwaasoo Xabsiga la dhigay Sanadkii 2014-kii. Labadan mas’uul ee xabsiga laga sii daayay ayaa waxay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka qayb galay Xidhitaanka Kulliyadda Layliska Saraakiisha Ciidanka Qaranka

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xidhitaanka Dugsiga Kulliyada Layliska Saraakiisha Ciidanka Qaranka JSL ee Cabdilaahi Aska. Ka qaybgalka Madaxweynaha ee Xidhitaanka Dugsigan oo ah Koorsadii saddexaad ee si xidhiidha uga soo baxda dugsigan Cabdilahi Askar Madaxweynuhuna uu nasiib u yeeshay Aas-aaska Dugsigan, dhagax-dhigiisa, Furitaankiisa…

Read More

Xisbiga UCID Oo WADDANI Iyo KULMIYE Ku Eedeeyay Inay Olole Kaga Faa’idaysteen Bilawga DiIwaangelinta Gobolka Awdal DAAWO

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku eedeeyay xisbiyada wadani iyo kulmiye inay deegaanada gobolka awdal ee diiwaangalinta doorashooyinku ka sacdaan inay ka…

Read More

“Isku Shaandhayntu Wax La Isku Mashquuliyo Maaha, Ninkii Adhiga Raaci Kari-waayayna Geelle Ayaa La Raaciyaa” Cali-guray

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa isku shaandhayntii Madaxwaynaha Somaliland todobaadkan sameeyey ku macneeyey mid dhabarka lagaga jebinayay murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Cali Gurey ayaa sidoo kale sheegay inaan isku shaandhayntaas aanay ku jirin dad…

Read More

Shacabka Reer Uganda Oo Yoweri Museveni Ugu Baaqay Inuu Ku Deydo Cabdiraxmaan Faroole

Kampala — Inta badan dalalka ku yaala qaarada afrika waxa madaxweyne yaal ka ah ama kasoo ahaan jiray madaxweyne kaligii talis ah, Jecelna inuu markasta ku fadhiyo kursiga ugu sareeya ee dalka. Haddaba, dalka Uganda oo kamid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta u soo diray Soomaaliya ayaa waxa ka bilowday tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkaasi….

Read More

Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhiyi jiray Dalka Kenya OoTamashlayn Ku maray Deegaanno ka tirsan Somaliland

Hargeysa –– Danjirihii hore ee dawladda Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) oo ka mid ah Murrashaxiinta u tartamaysa madaxweynenimadda Soomaaliya ee lagu wado inay sannadkan lagu qabto Muqdisho, ayaa socdaal qaatay muddo toddoba maalmood ah ku yimid Somaliland, isagoo ku tamashleeyay oo ku wareegay magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Waxa la soo…

Read More

AL-SHABAAB: Weerarada Saldhigyada Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM waan kordhinaynaa

Muqdisho— Xarakada Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay inay Sare u qaadayso weerarada ay ku beegsanayso saldhigyada ciidanka Dwladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Afhayeenka Hawl-gallada ee Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inay inay kordhinayaan Weerarrada ay la beegsanayaan ciidamada ay dagaallada kula jiraan ee AMISOM iyo Dowladda…

Read More

Kulan Magaalada Hargeysa Ku Dhex Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Siyaasiyiintii Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye

Hargeysa — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa kulan saacado badan qaatay wuxuu shalay Magaalada Hargaysa kula yeeshay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Dimuquraadiyad doonka KULMIYE ku midoobay. Xogo hoose oo uu helay Wargayska Somalilandtoday, ayaa iftiimiyay in Eng: Faysal Cali Waraabe u qadimay Isbaahaysiga qorshe siyaasadeed aanay hore ugu bandhigin labada Xisbi…

Read More

Wasiir Sacad Oo Qaabilay Safiir Faransiis Ah Iyo Wefti Ka Tirsan Shirkadda Bollore

Hargeysa — Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Faransiiska ee Kenya jooga danjire Rémi Maréchaux oo ay weheliyaan wefti balaadhan oo ka socda shirkadda Bollore ee halganka ugu jirta in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Wasiir Sacad,…

Read More

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Ardayda Maxamuud Axmed Cali

Hargeysa – Wasiirka waxbarashada Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habane, ayaa ka hadlay mudaharaad ay Isniintii sameeyeen ardayda dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee magaalada Hargeysa. Wasiir Habane, ayaa sheegay inuu ka xunyahay mudaharaadka ay ardaydu samaysay, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay in wixii tabasho ah ee jira ay wasaaradu si toos ah wax uga qabato….

Read More

Xoghayihii Hore ee QM Boutros-Ghali oo Maanta ku Geeriyooday Isbitaal ku yaalla Dalka MASAR

Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay, Boutros Boutros-Ghali, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, sida uu sheegay Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Boutros-Ghali oo 93-jir ahaa ayaa waxaa tan iyo Toddobaadkii hore uu ku jiray Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaahira halkaasoo loo daweynayay xanuun lasoo darsay. Sidoo kale, Boutros-Ghali ayaa ka…

Read More

Xukuumadda Oo Ka Damqatey Hadal Sheekh Aadan-Siiro Kaga Waaniyey Iibka Hantida Ma Guurtada Ah

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa ka damqatay Weedho uu Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) kaga hadlay Iibka Hantida Ma guurtada ah ee Ummadda ka dhexeysa. Sheekh Aadan-Siiro, ayaa Khudbaddii Jimcihii Toddobaadkii hore ku soo hadal qaaday Iibka Dugsigii Haweenka Hargeysa ‘Hargeisa Women’s Club” isla-markaana waxa Xukuumadda ka waaniyey inay Iibiso Dugsiyada Waxbarashada Caasimadda, isagoo…

Read More

Dawladda Somaliland Oo Go’aan Ka Gaadhay Dekedda Laga Dhisayo Ceel-garde

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay go’aan ka soo saartay dekad yar oo muran ka dhalisay gobolka Saaxil oo laga dhisayo  Ceel Garde, waxaanay caddeysay inay tahay mid sharci darro ah. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiir Ku-xigeenka amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo shalay  u warramayay warbaahinta. “Waxaan…

Read More

Maxkamadda Distooriga Ah Oo Ka Jawaabtay Fasiraad Sharci Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday Oo Ku Saabsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka

Hargeysa – Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay maxkamadda distooriga ahi fasiraad ka bixiso xeerka sirdoonka qaranka oo ay ka taagnayd dood ah qaabka ay u samaysantahay inuu yahay ciidan iyo inaanay ahayn hay’ad ciidan. Sida ay Geeska…

Read More

UNHCR: In ka badan 8,000 oo Qoxooti ah oo ku noolaa Kenya ayaa dalkoodii Somalia lagu celiyay

Muqdisho — Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNCHR, ayaa sheegtay maanta in qoxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 8,003 Ruux oo Xeryaha ku yaalla Kenya ee Dhadhaab, ayaa dib loogu celiyay Dalkooda Somalia, Kuwaasoo intooda badan dhulka la marsiiyay. UNCHR ayaa Warbixinteeda ku sheegtay in bishii Jannaayo ee Sannadkan 2016-ka ay dib ugu laabteen Somalia 218-qof oo…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Qaylo-dhaamiyey Rag Ku Sugan Somaliland Oo Sheegtay Rusul Ilaahay Soo diray Oo Qaabilsan Caafimaadka [DHAGEYSO]

Hargeysa — Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Sunne] oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka qaylo-dhaamiyay rag uu sheegay inay sheegteen dhakhaatiir caafimaad oo xagga illaahay laga soo diray kuwaas oo dadka ku akhriya khuraafaad. Sheekhu waxa uu qaylo-dhaantan u diray xukuumadda Somaliland, isagoona ka codsaday inay arrintaasi wax ka qabato oo ay shacabka uga…

Read More

Somaliland to deport 7 Indian Nationals

HARGEISA— Immigration department detained 7 Indian nationals who came to Somaliland through tourism. The Indian nationals were caught red handed while selling and trading medically poisoned drugs. Police apprehended them while in the port city of Berbera. Head of Somaliland immigration department revealed that they were caught while selling medical drugs that were not vetted…

Read More

DHAGEYSO: Waa Kuma Aqoonyahan?, Barnaamij Gaar Ah

 Hargeysa —Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeedhi karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeedho aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Halkan Guji Oo Ka Dhageyso…

Read More