Magaaladda Sheekh Hal Askari oo ku dhaawacmay Kadib Gadood Shacab oo maanta ka dhacay

Sheekh 6. February,2016(SDN/QJ):– Wararka soo gaadhay shabakada wararka ee Qurbejoog.com waxaa ay sheegayaan in saaka  Subaxii Hore  Iska Horimaad Hubaysani Dhexmaray Koox hubaysan iyo booliska  magaalada sheikh. Kooxdan weerarka ku soo qaaday ciidamada Booliska ayaa waxaa ay ka Mudaharaadyeen  Nin carbeed oo Maalgashade  ah kaas oo raba in uu Dego Dhul ku yaala Hawdka Bari ee…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Diyaarsaday Dagaal ka dhan ah Somaliland Iyo Wargayska Indian ocean oo Warbixin ka qoray

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Wargeyska caalamiga ah ee The Indian ocean newsletter, ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee shalay wuxuu kaga hadlay dagaal ka dhan ah dawladnimada Somaliland oo uu go’aansaday madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wargeysku, wuxuu sheegay in dagaalkaas uu ka bilaabay qorshe ay dhawaan beesha caalamku taageertay oo uu isagu dejiyay, kaas oo ah…

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Sheegay in Muranka ka Taagan Dhismaha Tiyaatarku aanu Laba Qof u dhexayn doonin ee uu Weji Kale Yeelan doono DAAWO

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Sheekh Aadan Xaaji Maxamud “Aadan Siiro” oo ka mid ah Culimadda Waaweyn ee Somaliland ayaa Madaxtooyadda Somaliland ku eedeeyay inay dabada ka riixayso Muranka ka Oogan dhismaha Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa Kadib markii ay Shakhsiyaad kale siisay qayb ka mid ah Dhismaha Tiyaatarka. Wuxuu Sheekhu ka digay Fidno ay Xukuumaddu horseed ka tahay…

Read More

Cali Guray oo farta ku fiiqay cida Qaddiyadda Tiyaatarka Hargeysa dabada ka riixaysa iyo danta ay ka Leedahay DAAWO

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay Qadiyadda Muranka keentay ee Ka Taagan Dhismaha Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa oo Xukuumaddii hore ee Somaliland ay siisay inuu Maalgashado Ganacsade Cumar Caydiid Axmed oo dhawrkii cisho ee u danbeeyay ku Xidhan Saldhiga Ibraahin Koodbuur. https://www.youtube.com/watch?v=qiHZK7BUFnk

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Goor dhawayd ku soo Laabtay Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol ee Saaxil iyo Maroodi-jeex, halkaas oo ay dadku isugu soo baxeen wadada hareeraheeda, iyagoo lulaaya caleemo qoyan, sawirada madaxweynaha iyo Calanka Jamhuuriyadda Somaliland, kuna dhawaaqaya eryo xigmadaysan oo ka soo go’ay…

Read More

Agaasimaha Shirkadda Daallo oo ka hadlay Qarixii ka dhex dhacay Diyaaraddooda iyo Sababaha loo joojiyey Duulimaadyadii Muqdisho

Dubai 6. February,2016(SDN/QJ):–– Agaasimaha Guud ee Shirkadda Daallo Airlines, Maxamed Ibraahim Yaasiin (Colaad) oo ku sugan Magaalada Dubai ee Dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta ka warbixiyay Qaraxii Salaasadii  ka dhacay mid ka mid ah Diyaaradaha Shirkaddooda oo nooceedu ahaa A321, taasoo shilka kaddib si deg-deg ah ugu soo laabatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee…

Read More

“Badhan Iyo Dadkeeduba Ka Weyn Deegaan Xamar Iyo Meel Aanay Dawladnimo Iyo Dadnimo Midna Wadaagin Looga Gacan Haadin Karo” Wasiir Caddami

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):–Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda  Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa waxba  kama jiraan iyo war aan jirin ku tilmaamay warar sheegayay in magaalada Badhan  lagu qabanayo shir Somaliland ku lid ah oo ka soo horjeeda qaranimada iyo jiritaanka dalka,warkaasoo ay baahiyeen mareegaha wararka qaarkood. Wasiir Cadami waxa uu  intaas ku daray  warkaasi uu yahay kii…

Read More

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo In Muddo Ahba Booqasho Ku Joogay Wadanka Finland Oo La Kulmay wasaarada Arimaha Dibadda Ee Dalka Finland.

Finland 6. February,2016(SDN/QJ):–Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo in mudo ahba booqasho ku joogay wadanka Finland ayaa waxa uu la kulmay wasaarada Arimaha dibadda ee dalka Finland. Guddomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo kulan dheer la yeeshay wasaarada Arrimaha dibeda ee Finland aya waxay ka wada xaajoodeen Xaalada guud ee Somaliland halka…

Read More

“Dadkeennu Waxay Jecel Yihiin Qofka Ilkaha Qabow, Siilaanyo Waxa Lagu Doortay Ilko-qabow, Muusena Waxay Dadku ka Jecel yihiin Cirro” Cali Qoryooley DAAWO

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):–Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley) oo ka mid ah dhalinyarrada siyaasadda ka faallooda ee reer Somaliland, ayaa sheegay in shacbiga Somaliland iyagoo dhib ka carar ah ay had iyo jeer jecel yihiin qofkii u ilko qabow. Cali Qoryooley waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu TV-ga Kalsan ku siiyay magaalo xeebeeda Berbera oo…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay Puntland ka caawiyaan Abaaraha DHAGAYSO

Garowe 6. February,2016(SDN/QJ):–Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula qaatay  xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe  in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo maxalli ah kuwaas oo dhammaantood ka hawl-gala Puntland. Madaxweynaha ayaa hay’adahaasi waxaa uu kala hadlay xaaladda abaaraha ee kajirta Puntland iyo sidii wax looga qaban…

Read More

Sheekh Shacbaan Oo Xaaladda Tiyaatarla Hargeysa ku Tilmaamay Dulmi iyo Isku dir {DHAGEYSO}

Hargeysa — Sheekh Axmed Cabdillaahi Aadan (Shacbaan) oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda Tiyaatarka isagoona sheekhu sheegay in xaaladda tiyaatarku tahay dulmi iyo isku dir. Sheekhu waxa uu soo jeediyay in laga fogaado waxyaabaha ummadda isku diraya ama kala fogaynaya. Sheekh shacbaan ayaa hadalkan ku sheegay khudbadii salaada jimcaha ee shalay…

Read More

“Macsiyada (Dunuubta) dadka Samaynaya Marka Layska Qaban Waayo Way Baahdaa Oo Dalka, Dhirta iyo Dhagxaantaba Jiidhaa” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):–Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in  iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira. Sheekh Maxamed oo khudbadii shalay kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga Amb.Kaysar Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Cumar Caydii Iyo Xaaladda Tiyaatarka?

Cumar Caydiid Wax uu Xaq u Leeyahay Cidina Ka Qaadi Mayso, Wax Aanuu Xaq u Lahayna Helimaayo! Asalaamu Calaykum Waxaad Moodaa in Arrinta Tiyaatarku ay isu rogtay Mashruuc Siyaasadeed iyada oo Mashriq iyo Maqriba la arkayay dhawaaqyo Dhiillaysan oo Warbaahinta la marinayo taasi oo aan loo baahnayn. Waxaana Muhiim ah in la ogaado in aynu…

Read More

Taliska AMISOM oo uga Hadlay si Taxaddar leh Ciidamadoodii ka baxay MARKA

MARKA — Qoraal kooban oo ay AMISOM soo dhigtay Barta ay Twitter-ka ku leedahay ayaa lagu shaaciyay in Ciidamadooda ay si Farsamo ah uga baxeen Degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose. Inkastoo AMISOM aysan Qoraalkoodan kooban ku Magac-dhabin Magaalada Marko ayaa haddana, waxay xuseen sheegeen in ciidamadoodu ay dib ugu laabanayaan saldhigyadii ay ku…

Read More

“Waxaan Rejaynayaa In Dambiileyaashii Xasuuqay Ummada Somaliland In Aynu Ka Daba Tagno” Badhasaabka Gebilay

Hargaysa 6. February,2016(SDN/QJ):–Badhasaabka  gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine),  ayaa ka hadlay xaalada abaarta ee ka taagan gobolka, waxaanu  ugu baaqay xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ahba in gar-gaar deg-deg ah lala soo gaadho bulshadda ay abaartu ku dhufatay. Waxaanu sheegay in abaarta ka taagan degaamadda hoos ymaadda gobolka Gabiley in ay muddo dhawr sanadood…

Read More

Shacabka Magaalada Marka oo Si wayn u Soo Dhoweeyay Al-Shabaab SAWI RRO

Marka — Xaalad deganaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose saacado kadib markii ay isaga baxeen  ciidamada  AMISOM. Mas’uuliyiin katirsan Alshabaab oo uu ugu horreeyo sheikh Max’med Abuu Cabdalla ayaa fagaarayaal kala hadlay shacabka magaalada Marka. Boqolaal qof ayaa iskusoo baxayo ka dhigay waddooyinka waaweyn ee magaalada waxayna muujinayeen farxaddooda…

Read More

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhex dhintay Xabsi ku yaalla Dalka Sacuudiga iyo Boqolaal kale oo la il daran xanuuno

Jeddah — Waxaa xabsi ku yaala magaalada Jeddah ee Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo mudo halkaasi ku xidhnaa. Muwaadinkaani ayaa la sheegayaa in geeridiisa ay soo dadajisay dayacnaan dhanka daryeelkiisa caafimaad iyo tan guudba, waxa ayna Saraakiisha Xabsiga ku war heleen Muwaadinkaasi oo meyd ah saacado uun kadib. Muwaadinkaasi geeriyooday ayaa…

Read More