Madaxtooyada oo faro maroorsatay qandaraaskii Waaheen iyo jawaabta Gollaha Degaanka Hargeysa
Hargeysa May 14, 2023 (QJ) – Madaxtooyada Soomaliand ayaa la sheegay inay si toos ah ula wareegtay bixinta qandraaska, naqshada iyo dhismaha suuqa waaheen, iyada oo aan gudidii dib u dhiska suuqa laga talogelin. Warar ka agdhow guddida dib u dhiska ayaa noo sheegay in qoyska Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga ay qandraaska dhismaha…
