Mareykanka oo u hanjabay Muuse Biixi
Washington March 31, 2023 (QJ) – Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, waxayna ku baaqday in la joojiyo rabshadaha sababay dhimashada dad rayid ah iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. “Maraykanku waxa uu si isa soo taraysa uga walaacsan yahay rabshadaha sii socda ee Lascanood, waxaanay ku…
