Madax-dhaqameedkii Muqdisho oo booqday Aqalka Guurtida
Hargeysa April 26, 2023 (QJ) – Magaalada Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeeshay Gollaha Guurtida Somaliland Iyo xubno ka socday odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo ku hawlanaa dhex dhexaadinta dagaalada ka socda degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa ka warbixiyay dadaalada nabadeed ee ay Somaliland soo martay iyo doorka…
