Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo loo digay

Muqdisho March 12, 2023 (QJ) – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay shirkadaha teknolojiyadda ee dalka in ay u hoggaansamaan shuruucda si loo horumariyo loona xaqiijiyo tartanka suuqa Isgaarsiinta. Wasaaradda ayaa go’aankan ku shaacisay shir ka dhacay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, kaasoo looga hadlay ka hortagga faragelinta shirkadaha teknolojiyadda. Wasaaraddu waxay carabka ku…

Read More

DDS oowaxba kama jiraan ku tilmaantay in ciidamo ka joogaan Laaska

Hargeysa March 09, 2023 (QJ) – -Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay jiraan ciidamo ka tirsan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka mid ah ciidamadii dagaalka kula jira ciidamada Somaliland ee Laascaanood. Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo lagaga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Laascaanood, ayaa la isla gartay in ciidanku ku sugan…

Read More

Somaliland oo la weeraray iyo Puntland oo sheegtay in ay geleyso dagaalka

Laascaanood March 06, 2023 (SD) – Somaliland ayaa xaqiijisay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ee deegaanka. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa lagu yidhi “Koox hubaysan oo ay ku jiraan ciidamada Puntland ayaa maanta weerar ku qaaday ciidamo ka…

Read More

Voter registaration underway in Garoowe

Garoowe Mar 02, 2023 (QJ) – Today, the city of Garowe, the capital of the Puntland State of Somalia, which is the only district in Nugal region that has not yet conducted voter registration, officially launched the voter registration process. The launch of the voter registration in Garowe was attended by various government officials including members…

Read More

Duqa Laascaano: Ciidamada Somaliland waxey burburiyeen xafiisyadii dawlada

Laascaanood Mar 02, 2023 (QJ) – Maayarka degmada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil ayaa maanta warbixin rasmi ah ka soo saaray khasaaraha ka dhashay colaadda Laascaanood. Duqa magaalada oo shir jaraa’id qabtay isaga oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood ayaa xaqiijiyey in 210 qof ay ku dhinteen dagaalka 680 kalena ay…

Read More

Beesha Caalamka oo ka walaacsan colaada Laascaanood

Washington March 01, 2023 (QJ) – Wakiilo ka kala socday dalalka Qatar, Somalia, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Maraykanka ayaa dhawaan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku yeeshay wada-hadallo looga hadlay arrimaha amniga, maamulka, horumarinta iyo dadaallada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka, dalalka ka…

Read More

Mareykanka oo lacag duldhigay xariga Cali Dheere, hubna siiyay Dawlada

Muqdisho Feb 28, 2023 (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in lacag dhan 5 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixineyso soo qabashada afhayeenka Al-Shabaab, Cali Maxamed Raage (Cali Dheere), taasoo ah tallaabadii u dambeysay ee Barnaamijkeeda Abaalmarinta La-dagaalanka Argagixisada. Barnaamijka Abaalmarinta La-dagaalanka Argagaxisada oo ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu…

Read More