Maxaa keenay in wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland uu u raro wadahadaldii Soomaaliya iyo Somaliland Turkiga,mise xaalku waxa uu ahaa uun April Fools’Day?

    Hargeysa April 02,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa shalay shaaca ka qaaday in wadahadaldii Somaliland iyo Soomaaliya ee hore uga socday dalka Britain loo raray dalka Turkiga. Wasiirku Waxa uu sheegay in Dawlada Turkigu ay labada dhanba u fidisay gogol wadahadal oo ay labada dhanba aqbaleen. Xukuumada Somaliland ee…

    Read More

      Kulan Amaanka Gobolka Hiiraan Looga Hadlayay oo ka dhacay xalay Baladweyne

      Baladweyne April 02 2013 (SDN)— Ujeedka kulanka ayaa ahaa ka hadlida ammaanka Gobalka Hiiraan deeganada ay gacanta ku hayso Dowladda Soomaaliya iyo ciidanka AMISOM. Iswareysiga dhanka ammaanka ah ee Gobalka Hiiraan ayaa todobaadkiiba ciidanka AMISOM iyo maamulka Gobalka Hiiraan ay isugu yimaadaan Gobalkaasi iyadoo la isku wargelinayo waxyaabaha Gobalka kusoo kordhay. Maxamed Macalin Yuusuf Garabeey…

      Read More

        Taageerid Bannaanbaxa Jaaliyadaha Somaliland ee Brussels,Belgium

        London April  02,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl wuxu hambalyaynayaa ururka jaaliyadaha Somaliland ee SSE iyo guud ahaan qurbajoogga Somaliland ee u ballansan bannaanbaxa ballaadhan ee 11thApril, 2013, Brussels, Belgium oo laga samayn doono xarunta baarlamaanka Europe horteeda kaasoo qayb ka ah mawqifka Somaliland ay ka taagantahay shirka Somalia loogu qaban doono London 7 th May,…

        Read More

          Xukuumada oo heshiis la gashay Ahlusunna Koofur Galbeed, maamul KMG ahna u dhistay gobolka Gedo

          Garbahaarey, April 01.2013—–Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxaa xukuumadu ay heshiis la saxiixatay ururka Ahlusunna Waljamaacah ee Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana sidoo kale, xukuumadu ay maamul KMG ah u dhistay…

          Read More

            Shirweynihii Ururka Qareenada Somaliland oo lagu doortay Hogaan Cusub,Madaxweynahana ka dalbaday inuu Magaca Garsoorka ka saaro Wasaarada Cadaalada

            Hargaysa 01.April { SDN }  Shirweynahii sadexaad ee ururka Qareenada Somaliland (SOLLA)) ayaa maanta la soo Gaba gabeeyay Isla markaana lagu doortay Hogaankii Ururka Qareenada Somaliland. Shirweynahan oo ay ka qayb galeen Boqol iyo Konton Ergay oo ka kala yimid gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa Mudo Sadex Cisho ah oo uu Socday Waxaa lagu Ansixiyay…

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo Shaacisay inuu Bilaabmayo Wejigii labaad ee Wada hadalada Labada dal ee Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.April { SDN }  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay Caawa  Qasriga Madaxtooyadda ayaa ku dhawaaqay in wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ,ay toddobaadka soo socda Si rasmi ah markale uga furmi doonaan Dalka Turkiga isla markaana  Somaliland iyo Somaliya labaduba aqbaleen martigelintaas. Wasiirku  oo ka Hadlaya…

              Read More

                Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Finland

                Muqdisho, Soomaaliya, April, 01, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa Madaxtooyadda ku soo booqday wafdi uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Finland Mudane Erkki Tuomioja . Madaxweynaha ayaa waxaa wehliyay R/Wasaare K/Xigeenka ahnaWasiirka arimaha dibadda Marwo Fowsiyo Yusuf  Xaaji Aadan, Wasiirka arrimaha bulshadda Marwo Maryan Qaasim, iyo Wasiirka Qeyraadka Mudane Cabdi…

                Read More

                  Wafdi ka socda dowladda Finland Oo Muqdisho Gaaray

                  Muqdisho April 01 2013 (SDN)— Wafdi wasiiro ah oo ka socda dowladda Finland ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cade. Wafdiga ka socday dowladda Finland ayaa waxa uu ka koobnaa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Khayraadka, iyo Wasiirka Hormarinta Africa u qaabil’san waxaana…

                  Read More

                    Magaalada Boorama oo ay Gaadheen Laba Gaadhi oo Dam Damis ah iyo Dareenka Dadweynaha

                    Boorama 01.April { SDN }  Waxaa Galabta Magaalada Boorama gaadhay Laba Baabuur oo Demdemis ah noocooduna yahay Mercedes isla markaana loogu talo galay inay la Tacaalaan Gubashada marar kala duwan ka dhacday Magaaladaasi. Waxaa Gaadiidkan lagaga hortagay duleedka Magaalada Booorama,iyadoo ay dadweynaha ku dhaqan Magaaladaasina ay soo dhaweeyeen inay helaan adega Dam damiska iyagoo Ku dhawaaqayay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ka hadlay Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorayaasha (DHAGAYSO)

                      Hargaysa 01.April { SDN } Tababar soconayay muddo sadex maalmood ah isla markaana lagu lafo Gurayay habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa maanta lagu soo Xidhay  hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo hadal ka jeediyay Xidhitaankii Tababarkaas ayaa sheegay in xeerkani uu yahay mid qabanaya xeer…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo soo Gabo gabeeyay Aqoon isweydaarsi ku saabsan Xeerka Anshax marinta Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorayaasha

                        Hargaysa 01.April { SDN } Tababar soconayay muddo sadex maalmood ah isla markaana lagu lafo Gurayay habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa maanta lagu soo Xidhay  hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Tababarkan oo ah wejigii sadexaad ee noociisa ah waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil cali iyo saraakiil…

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya (Warsaxaafadeed) Sawirro

                          Muqdisho..01.April.2013…. Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay Wakiillo ka socday Maamullada Gobollada Dalka,Gar-yaqaanno,Aqqoonyahanno iyo Culumaa’udiin ka kala yimid Gudaha iyo Dibadda Dalka. Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo jeediyay Khudbaddii Furitaanka Shirweynaha ayaa Sheegay in Shirkaani uu aasaas u yahay sidii…

                          Read More

                            Shirkii Dib U habeynta Garsoorka Loogu Magacdaray Oo Muqdisho Ka furmay iyo Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay

                            Muqdisho April 01 2013 (SDN)– Furitaanka shirka kadib hadalo ay jeediyeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dhamaantood rajo wanaagsan ka muujiyeen in shirka looga hadlayo garsoorka dalka ay kasoo baxaan waxyaabo mira dhal ah oo horseed u noqda garsoor wanaagsan oo uu dalka yeesho. Madasha shirka uu ka dhacay oo ah Hoteelka Jazeera ayaa…

                            Read More

                              Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabkta Oo Heshiis dhinacyo badan Taabanaya kala saxiixday

                              Dubai April 01 2013 (SDN)— Xukuumadaha Dubai iyo Muqdisho ayaa saxiixday heshiis Isfaham ah (MOU), kaasi oo diirada saari doona xariir labo geesood ah ee ka dhexeeya Somaliya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta. Heshiiska ay labadan dhinac kala saxiixdeen ayaa ku qotoma dhinacyada Siyaasada, Ammaanka, Diblumaasiyada, Dhaqaalaha, Maalgelinta iyo Hormarinta Hay’addaha dowliga ah. Heshiiskan Waxaa Soomaaliya…

                              Read More