Guddida Mashruuca Wadadda Cad oo Deeq Lacageed ka Guddoomay Qurba-jooga OHIO iyo Copenhagen

    Hargeysa April 03,2013(SDN/Hubaal)-Guddida gacanta ku haysa Mashruuc Dhismaha Wadada cad ee Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa Iyo Sallaxley ayaa deeq lacag ah ka guddoomay Jaaliyaddaha Somaliland ee ku kala dhaqan Magaalooyinka Ohio iyo Copenhagen ee wadamadda Maraykanka iyo Denmark. Deeqdan lacagta ah oo lagu soo hagaajiyay ama loo soo wakiishay Ibrahim Raage oo isagu laftiisu degan…

    Read More

      Shirkadda Telesom oo Daah-furtay Adeegyo Cusub Oo Ay Bulshadda Usoo Kordhisay

      Burco April 03,2013-(SDN/Hubaal)-Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku soo bandhigtay Adeegyo cusub oo ay Shirkadu usoo kordhisay macaamiisheeda ,kuwaasi oo la jaan-qaadidoona Tiknoolajiga casriga ah. Adeegyaddan oo ay Shirkadu ugu talogashay macaamiisheedu in ay kaga maar-maan baahiyo badan oo ay u qabeen ayaa munaasibad lagu daah-furaayay oo ka dhacday…

      Read More

        Qaraxyo Xalay Lala Beegsaday Xaruntii DAHABSHIIL Ee Muqdisho iyo Al-shabaab oo Xidhay Xafiisyadii Dahabshiil Ee Deegaamada Ay Maamusho

        Muqdisho April 03,2013(SDN/Hubaal)- Xafiiska ugu weyne ee Shirkadda Dahabshiil ku leedahay Magaalada Muqdisho ayaa la qarxiyay  xalay, waxaana ku dhaawacmay  ilaa inta la ogyahay laba qof sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska Somalia ee magaalada Muqdisho oo goobta yimi qaraxa ka dib. Ilaa hada si cad looma ogga khasaaraha uu geystay qaraxaasi iyo cidda ka danbaysay,…

        Read More

          Waaran Qabasho oo Maareeyihii Warshadda Laydhka Suuqa Loo Geliyey & Jawaabta uu Ka Bixiyey Weli Xaawo

          Hargeysa April 03,2013 (SDN/Hubaal) – Warar aan sugnayn oo Suuqa soo galay shalay ayaa tibaaxay in Maxkamadda Gobolka Hargeysa ay Waaran Qabasho ah u soo jartay Maareeyihii Hay’adda Korontada Hargeysa Axmed Maxamed Aadan (Weli Xaawo), kaasi oo la sheegayinuu salka ku hayo warbixintii guddidii Wasiir Xaabsade hor-boodayay ka soo gudbiyeen talo bixintii Madaxweynuhu u igmaday,…

          Read More

            Dawladda Turkiga oo Ka Hadashay Wada Hadalka Somaliland & Soomaaliya ee Dalkeeda loo Wareejiyey iyo Ifafaalaha Xukuumaddu Ugu Qiil Samaysanyso Ka Qayb galka Shirka London

            Ankara (SDN/Hubaal)– Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu oo u warramaayey telefishanka dalka Turkiga ee TRT ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dalka Turkiga oo fududayn doono wada hadallo dhawaan la filayo in Somaliland iyo Soomaaliya uu ku dhex maro dalka Turkiga. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka…

            Read More

              Faallo: Maxaa Keenay Xiisaha Xukuumadda Somaliland u Qabto Wada Hadal Soomaaliya Naruuro u Ah?

              Muddo aan ka badnayn Saddex Toddobaad, Xukuumaddu markay ogaatay dareenka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ah kuwa gaadhay go’aankii la soo noqoshada Madax bannaanidoodii ay ka qaateen Gumeysigii Ingiriiska 26kii Juun, 1960kii, isla markaana ku biireen 1dii July, 1960kii Somaaliya oo iyaguna Talyaaniga ka qaatay Xorriyaddooda, ayaa waxa Xukuumadda Axmed-Siilaanyo kasoo yeedhayey dhawaaqyo isku mid ah…

              Read More

                Milicsiga Wargeyska: Dheel-dheliga Diblomasiyada Madaxweyne Axmed-Siilanyo

                Hargeysa 2, April 2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland waxa ay xalay ku dhawaaqday in dawladda Turkigu bilaabayso wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya. Wuxuu noqonayaa wejigii saddexaad. Wada hadalku wuxuu ka bilaabmay London, oo wuxuu daba socday shirkii uu Ingiriisku Somalida u qabtay bishii Febarwari ee sannadkii hore. In wada hadalku ka bilaabmo dalka Ingiriiska amaba dalal…

                Read More

                  Ergada ka qeyb galeysa shirweynaha dib u habeynta Garsoorka oo afar gudi loo qeybiyay (Sawirro)

                  Muqdisho-02-April-2013..Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Garsoorka Soomaaliya oo maalintii Labaad si toos ah uga socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay Afheyeenka Golaha Shacbiga Soomaaliyeed Prof.Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaatee Ceydiid Ilkaxanaf,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Dhammaan Ergada mataleysa dadka Soomaaliyeed ee Shirka lagub casuumay. Ugu horeyntii waxaa Khudbad ku saabsan…

                  Read More

                    Hargeysi Lafihii Dadkeeday Ku Dul Dhisan-tahay,Cali Guray “DHAGAYSO”

                    Hargaysa  02.April {SDN}   Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa Cadeeyay  in Xisbi ahaan ku Taageersan yihiin Xukuumada talada haysa wada-hadalada dalka Turkiga ku dhex-maraya Somaliland iyo Somalia,Waxaa kale oo uu Xusay inay soo dhawaynayaan Safarkii uu Madaxweyne Axmed  Maxamed Maxamud Siilaanyo ku tagay Imaaraadka Carabta. Cali…

                    Read More

                      XUKUMAADA MADAXWEYNE AHMED MOHAMUD SIILANYO OO SHACABKA S.LAND MEEL AY UGU SOO HAGAGAN GARAN LAYIHIIN +ISBADALKA JOOGTADA AH +WARBIXIN

                       (KampalaSDN) Waxaa aan ka warqabnay inay somaliland iyo somaliya uu socdeen wada hadal lagu wada hadashiinayey oo uga furna igriiska waliba meelo dhowr ah calamka ka mid ah uu wajiyo kala duwan uga furmay ,waxaana hormood ka ahaa labada dowladood ee kala ah america iyo igriiska shirkanoo ay dabada ka riixayeen ama soo diyaarinayey ajadayasha…

                      Read More

                        Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Hay’ada Ifad ka Gudoomay 15 Gaadhi oo Sadex Wasaaradood loogu talo galay {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 02.April (SDN) Madax weyne ku xigeenka jSL md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka Gudoomay hay’ada      IFAD deeq ka kooban Shan iyo Toban gaadhi oo hay’adaasi ugu deeqday Wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha iyo Caafimaadka. Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta wasaarada beeraha ee Magaalada Hargeisa ayaa Madaxweyne ku xigeenku waxa uu ku wareejiyey…

                        Read More

                          Shirka Looga Hadlayo Arimaha Garsoorka Dalka Oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Socda

                          Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Shirka looga hadlayo arimaha dib u eegista garsoorka dalka ayaa wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad uu galay shirka. Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa ku sugan madasha uu ka socda Shirkaasi ee Hoteel Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Maanta waxaa ka qeybgalaya shirka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…

                          Read More

                            Taliyihii Aaga bari ee Ciidamada Qaranka oo Maanta hargaysa lagu aasay

                            Hargaysa 02.April (SDN) Alle ha u naxariistee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaaalaha Naasa hablood ee Magaalada Hargaysa Taliyihii Ciidanka Qaranka ee Aaga Bari Marxuun Sareeye Gaas  Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade),oo Habeenkii Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. Aaska Marxuunka waxaa ka qayb galay Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici, Taliyaha Ciidamada Qaranka…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan howlagalada AMISOM looga hadlayay La qaatay Wakiilka AU ee Soomaaliya

                              Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Annadif kaasi oo ay kawada hadleen arrimo badan oo quseeya xaalada dalka uu hada ku suganyahay. Kulanka Madaxweynaha iyo Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya oo Albaada u xirnaayeen ayaa markii uu soo idlaaday kaddib…

                              Read More

                                Waxgaradka Jubbooyinka Oo Maamulka KMG Ee Loo Magaacabay Gedo Ku Tilmaamay Dhabarjabka Shirka Jubaland

                                Baladweyne April 02 2013 (SDN)— Waxgaradka Gobalada Jubbooyinka ayaa ka hadlay maamulka KMG ah ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu kaga dhawaaqay Magaalada Garbahaareey ee Gobalka Gedo koonfurta dalka Soomaaliya. Suldaan C/casiis Cumar Daad Bayle oo kamid ah salaadiinta Jubbooyinka ayaa u sheegay Shabakada SDN Xafiiska Magaalada Muqdisho in maamulka loo magacaabay Gobalka Gedo uu yahay…

                                Read More