Xisbiga WADDANI oo Awoodda Saaraya Kicinta Shaqaalaha Dawladda & Ciidammadda
Xaaladdo dhawra oo isa soo taraya Baryahan dambe, ayaa waxay ku tacaluqaan Kicinta qaar ka mid ah shaqaalaha Dawladda iyo Ciidamadda JSL, taas oo ay dabadda ka wadaan Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyagoo u maraya Xubno Sarsare oo Xilal ka haya Xukuumada oo si dadban uga Tirsan Xisbiga Wadani , oo lagu Xanto mid…
