Xaakimiinta Masar oo ka soo horjeesatay Afti u qaadista dastuurka Cusub ee wadankaasi
Qaahir Dec 03, 2012 (SDN)— Golaha ay ku mideysanyihiin xaakimyada dalka Masar ayaa ku dhawaaqay in ay ka soo horjeedaan aftida loo qaadayo dastuurka Cusub ee dalkaasi kaasi oo maalmo ka hor ay meel mariyeen gudigga ansixinta dastuurka. Xaakimyada Masar ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan kooxo taageersan Madaxweynaha oo carqalad ku ah shaqadooda…
