Xaqsoor oo noqday ururkii u horeeyay ee soo bandhiga cabasho ku wejahan Doorashooyinkii degaanka

    Hargeysa Dec 02,2012(SDN)-Urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa noqday ururkii u horeeyay oo soo bandhiga dhaleeceen loo jedinayo gudida Doorashooyinka Somaliland iyo xukuumada Somaliland. Xaqsoor ayaa xukuumada iyo Guddida Doorashooyinka ku eedeeyay in ay boobtay goobo si weyn uu u rurku taageero ku lahaa. Sidoo kalena Xaqsoor ayaa ka digtay ujooyin guracan oo ay xukuumada madaxweyne Axmed…

    Read More

      Suldan osman abdi guure ayaa waxa noo cadeyey in ilaa hada saadashu tahay xisbiga ucid yahay kaliinta koobad mar aanu khadka mobilka kula xidhiidhnay

        (KampalaSDN)Waxaanu khadka telphonka kula xidhiidhnay  suldan osman abdi guure oo ku sugan  hargaysa caasimada Somaliland  ee hargaysa anago wax ka weydinay  osman abdi guure oo ka mid ah  dadka siyaasada faleeya  ayaa nooga waramay habka uu socdaan howlaha tirinta codadka ee ka socda xarunta guud ee komishanka  qaranka Somaliland ,ee caasimada Somaliland ,ayaa osman…

      Read More

        Minneapolis oo yeelatay Schoolkii u horeeyay ee Mareykanka oo lagu barto Afka Soomaaliga

        Minneapolis Dec 01,2012(SDN)-Gobolka Minneapoliska ee dalka Mareykanka ayaa yeelanaya Schooladii Sare ee u horeeyay ee lagu barto Afka-Soomaaliga. Dugsiyada Waxbarasho ee dawladu gacanta ku heyso ayaa waxa haatan wax ka barta in ka badan 2,800 oo arday oo aqalkooda uga hadla Afka-Soomaaliga. Dugsiga sare ee South High ayaa durba waxa fasalkan Afka Hooyo lagu baranayo…

        Read More

          Dallada SONSAF oo warbixin ka soosaartay qaabkii ay u dhacday doorashadii Deegaanka Somaliland, goobo kormeerayaashooda laga saarayna tilmaantay

          Hargeysa November 30, 2012 (SDN)- Dallada ay ku midoobeen ururada aan dowliga ahayn ee Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa war-murtiyeed ka soosaartay doorashadii Arbacaddii doraad ka dhacday Somaliland. SONSAF oo hawlgelisay ilaa 700 kormeerayaal maxali ah, waxay warbixinteedu u muuqataa mid laga dheegay warbixin hordhac ah oo ay Kormeerayaasha Caalamiga ahi shalay…

          Read More

            Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

            Muqdisho Nov 30, 2012 (SDN)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal geeska Africa. Wafdiga uu madaxweynaha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna…

            Read More

              Hay’adda Nabad Sugida oo xaqiijisay in Isbaaroyinkii Muqdisho laga sifeeyay

              Muqdisho Nov 30, 2012 (SDN)—Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo lahadlay warbaahinta ayaa waxuu ku dhawaaqay inaysan wax isbaaro ah aysan oolin magalada Muqdisho oo ay dhamaan ka sifeeyeen sida uu sheegay. Waxuuna intaa raaciyay hadalkiisa inay ahaayeen kuwo sharci daro ahaa isbaarooyinkii yiilay Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ahaayeen lacagaha ay…

              Read More

                Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland ee Canada oo Hambalyo u diraya Somaliland

                Ottawa Nov 29,2012(SDN)-Anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarada Somaliland ee dalka Canada, Ottawa  iyo dhamaan jaliyada Somaliland ee magaladan Ottawa waxaanu hambalyo balaadhan u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland iyo inta gobol ee ay Somaliland ka koobantahayba siddii qiimaha iyo qaayaha lahayd ee ay ugu soo dareereen doroashadii golaha deeganka taas oo aad arkaysay muwaadinnimada ka muuqata…

                Read More

                  Guddoomiyaha xisbiga UCID ee UK oo hambalyeeyay reer Somaliland

                  London Nov 29,2012(SDN)-Gudoomiyaha bahweynta xisbiga UCID ee Waddanka UK, ayaa hambalyo iyo bogaadin u marinayaa mareegtan dhamaan shacab weynaha reer Soomaaliland meelkasta ay joogaanba, komishanka, xukuumada, xisbiyada iyo ururada ka qayb qaatey doorashada, waxaan leeyahay HAMBALYO HAMBALYO. Ilaahbaa mahada kobaad leh nabada inoogu dhameeyey doorashadii shalay (28/11/12) ka dhacday guud ahaan dalkeena. Waxaase xusid muddan…

                  Read More

                    Raysul-wasaaraha Itoobiya isku-shaandhayn ku sameeyay golihiisa Wasiirada, shaqadana ka caydhiyay wasiir xaaskiisu Argagixisonimo ku eedaysan tahay

                    Addis Ababa, 29, Nov 2012 (SDN)- Raysul-wasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn, ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah golaha wasiirada dalkaas, kaasoo lagu xaaskiisa waajahayso eedaymo Argagixisonimo. Hoggaamiyaha Itoobiya waxa uu Khamiista maanta xilka ka qaaday wasiirkii Hawlaha Guud ee Itoobiya Mr. Junedin Sado, kaasoo ay xaaskiisu ka mid tahay 29 qof oo waajahaya…

                    Read More

                      Sadashii u horaysay ee laga helayo Gobolada ay soo gudbiyeen Muraaqibiinta oo durbo Iftiiminaysa

                      Hargaysa Nov 29/12 Saadaasha laga Helayo Goobaha Codbixiyaasha  iyo Muraaqibiinta Ururada ayaa Durbo Iftiiminaysa sida loo codeyey sadashan oo qurbojoog ay la xidhiidhay qaybo ka mida komoshinka dooroshoyinka oo aan shaci magaciisa ayaa waxa uu noo sheegay sadashay sidan u soo gudbinayno Sida ay Natiijada U soo Bixi Doonta ee laga helayo goobaha Codbixinta waxa…

                      Read More

                        Magaalada Muqdisho oo loo sameynayo Ciidamo gaar u suga Ammaanka

                        Moqdisho Nov 29, 2012 (SDN)—Kullan ay manta golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay ku yeesheen Magaalada Muqidsho islamarkaana uu shirgudoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaali Saacid ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka midyihiin Amaanka Magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan. Shirka golaha Wasiirada Markii uu soo dhamaaday ayaa warfidiyeenka waxaa la hadlay Wasiiraka Wafaahinta Xukuumada Soomaaliya C/laahi…

                        Read More

                          Daagaallo ka dhacay deegaano hoostaga gobolka Bakool ee Koofurta Soomaaliya

                          Xudur Nov 29, 2012 (SDN)—Dagaalkaan ayaa waxa uu ahaa mid xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab kaas oo uu ka dhashay qasaaro xoogan oo soo kala gaaray dhinacyadii wada dagaalamay. Waxuu ka dhacay dagaalkaan xoogiisa degaano hoostaga Gobolka Bakool kaas oo la tilmaamay inuu socday dhoor saacadood islamarkaana la isku adeegsaday…

                          Read More