Mareykanka oo Kolkii u horeysay ka hadlay weeraro uu ku qaaday Soomaaliya
Washington June 16,2012(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa maanta markii u horeysay ka warbixisay dagaal hoose oo ay kula jirtay mintidiinta Soomaaliya oo aaney hore u qiran. John Brennan oo ah madaxa la dagaalnka Argegixisada u qaailsan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Mareykanku ku weeraro xagjiriinta Soomaaliya Duyuuradaha aaney cidi wedin. Warbixintan…
