Kenya oo Mareykanka ka dalbatay Gacan si ay Shabaabka Kismaayo uga Saaraan
Nairobi June 13,2012(SDN)-Dawlada dalka Kinya ayaa waxa ay qorsheyneysaa in ay weerar jac ku siiso magaalada dekeda ah ee Kismaayo oo ay gacanta in mudo ahba ku hayeen kooxda Al Shabaab. Dawlada Kenya ayaase sheegtay in ay u baahan tahay in gacan ay ka helaan caalamka si qorshahaasi loo meel mariyo. Raiisul Wasaaraha dalka Kiinya…
