Wasiirka Amniga Canada oo la kulamay Bulshada Soomaaliyeed ee Toronto
Toronto June10,2012(SDN)-Wasiirka Amniga ee dalkan Canada Vic Toews ayaa kulan la qaatay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada. Wasiirka ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo kulanka uu la yeeshay Soomaalida waxa uu daaranaa. Balse afhayeen u hadlay wasaarada Amniga Canada ayaa sheegay in kulanku uu ka mid…
