Nairobi: Raysul-wasaare Raila Odinga oo qaabilay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland
Nairobi 6, June 2012 (Qurbejoog.com)- Raysul-wasaaraha dalka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo maalmahan socdaal ku joogay caasimadda dalkaas ee Nairobi. Sida la sheegay, wasiiradan oo kala ah; wasiirka Madaxtooyada Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirka Khaarajiga Somaliland Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, waxa qaabilay Raysul-wasaare…
