Taliyiha Cusub ee Socdaalka Somaliland oo maanta xilka la wareegay
Hargeysa April 09,2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaarada arimaha Gudaha Mud, Cabdillahi Abokor Osmaan ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Tasliyihii hore ee Laanta Socdaal Somailand Maxamed Cismaan Caali iyo Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Maxamed Cali Yuusuf. Taliyihii hore ee Laanta Sovcdaalka S/land Masxamed cismaan Caalin, oo la hadlay munaasibada xil wareejinta oo ka…
