Agaasimaha Wasaaradan Warfaafinta Somaliland oo tababr u furay Labaatan Hablood oo suxuufiyiina

    Hargeysa April 05,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa Maanta tababar ay ka qayb qaadan doonaan labaatan hablood oo warbaahinta dalka ka kala socda waxa uu maanta uga furay xarunta ururka Soksa. Labaatankan hablood oo mudo labaatan cisho ah ku baran doona duruus la xidhiidh habka aasaasiga ah ee…

    Read More

      Ciidanka Nabad-ilaalinta AMISOM oo markii u horaysay maanta laga hawlgeliyay meel ka baxsan caasimadda Soomaaliya

      Muqdisho 05, April 2012 (Qurbejoog.com/AFP)- Ciidanka Midowga Afrika ee hawlgalka nabad-ilaalinta Soomaaliya, ayaa markii u horaysay Khamiistii maanta la geeyay magaalada dhinaca Koonfureed ee Baydhabo. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AFP, waa markii u horaysay ee ciidanka AMISOM loo diro meel ka baxsan Muqdisho tan iyo markii shan sanadood ka hor la hawlgeliyay. Hawlgalka…

      Read More

        Somaliland oo Jabuuti u gudbisay afar qof oo firxad ku soo galay xuduudda Lawyacado

        Saylac, 05, April 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Dawladda Jabuuti u dhiibtay afar qof oo hore looga soo baacsaday dalkaas, iyagoo firxadkiina Somaliland ku soo galay, isla markaana haysta dhalashooyin Faransiis ah, kuwaasoo ahaa dad muslim ah. Afartan qof oo ay qabteen Ciidamada Somaliland Guddoomiyaha Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa sheegay in amar…

        Read More

          Xukuumadda oo xilka ka qaaday Madaxii Waaxda Socdaalka Somaliland, masuul cusubna magacowday

          Hargeysa 05, April 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta xilkii ka qaaday Taliyihii waaxda Socdaalka Mr. Maxamed Cismaan Caalin (Dayib). Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan laga soosaaray xil-ka-qaadistaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, wasiirka Daakhiliga Mr. Maxamed Nuur Carraale (Duur), waxa uu maanta soosaaray degreeto uu xilka kaga qaaday…

          Read More

            Somaliland: Urur-siyaasadeedka Umadda oo noqday kii 1aad ee Shirweynihiisa qabsaday iyo Dr Gaboose oo dhexdhexaadnimo la’aan ku eedeeyay Xukuumadda

            Hargeysa 05, April 2012 (Qurbejoog.com)- Urur-siyaasadeedka Umadda oo ka mid ah 15 urur ee cusub ee la diiwaangeliyay, ayaa noqday kii u horeeyay ee qabsaday Shirweynihiisa, maadaama ay dhismaha haykalkooda ururnimo ka mid tahay shuruudaha guddiga Diiwaangelintu ku xidheen. Shirweynaha 1aad ee Umadda oo gelinkii hore ee maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay…

            Read More

              Xukuumada KMG ah oo ka hadashay Qaraxii Shalay Muqdisho ka dhacay

              Muqdisho April 05,2012(SDN)-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali, loogana hadlay Qaraxii is-miidaaminta ee shalay ka dhacay Tiyaatarka, heshiiskii Gaalkacyo, arrimaha amniga iyo goboladda, Is-afgaradkii Soomaaliya iyo Jarmalka kala saxiixdeen 31kii Maarso 2012 iyo heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga miinooyinka.   Golaha Wasiiradu waxey…

              Read More

                Suxuufiyiin tiro badan oo ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Tiyaatarka

                Muqdisho April 05,2012(SDN)-Qaraxii wuxushnimada ah ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhaawacmay tiro suxuufiyiin ah oo ka hawlgala hay’adaha warbaahineed ee Muqdisho Qiyaastii ilaa 13 Suxuufi ayaa waxa soo gaadhay dhaawacyo kal duwan oo isugu jira qaar fudu iyo kuwo culus. Suxufiyiinta shalay ku dhaawacmay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Shabaabku sheegteen ayaa…

                Read More

                  Saylac: Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan afar qof oo ajinabi ah oo ay Somaliland gacanta ku dhigtay

                  Saylac, 05, 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa sheegay in afarta qof ee shisheeyaha ah oo watay gaadhi landcruiser ah ay shalay abaaro shantii galabnimo u soo gudbeen Somaliland, iyagoo ka soo talaabay meel aanay gaadiidku isticmaalin oo la yidhaahdo Qalaanqalay, waxaanu tilmaamay Guddoomiyuhu inay Ciidamada Somaliland arkayeen dadkaas oo ay baacsanayeen…

                  Read More

                    Madaxweyne Shariif oo ilaa hada aan marna ka xaadirin goobaha Qaraxyadu ka dhacaan,maxey tahay sababtu?

                    Muqdisho April05,2012(SDN)-Madaxweynaha DF Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaan ilaa haatan marna ka qeybgelin munaasibadaha qaraxyada lala bertilmaansaday ilaa iyo haatan. Dadka qaar ayaa isweydiinaya sida ay ku dhacday intaas oo qarax oo lala beegsaday masuuliyiinta dalka in madaxweynaha aan maraba munaasibadaha uu ka qeybgalo aan loo weerarin. Dabcan in Madaxweyne Shariif Rafiiq la ahaa…

                    Read More

                      Magaalada Hargeysa iyo hadal heynta Shidaal soo saarida

                      Hargeysa April 05,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay si weyn la iskula dhexmarayay magaalada Hargeysa shidaal la sheegay in Somaliland laga baarayo oo warbaahinta caalamku aad u hadal heysay. Shirkad reer Austaraliya ah ayaa dhawaan shaacisay in ay heshiis la gashay shirkada Petrosom si markaa ay u anba qaado sahanka iyo qiimeynta shidaalka Somaliland. Aagag aad ugu…

                      Read More

                        Wasiirka Cadaalada Somaliland oo ka hadlay Burcad badeeda dalka la keenay

                        Hargeysa April 04,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay Maxaabiis Budhcad badeed ah oo ay dawlada Sishalis ku soo wareejisay Xukuumada Somaliland si ay Xabsigooda ugu dhamaystaan jeelasha dalka. Wasiirka Cadaaladu waxa uu xusay in Somaliland iyo beesha caalamku ay ka wada shaqaynayeen mudo dheer isdhaafsiga maxaabiista Budhcad…

                        Read More

                          Raashin Gargaar ah oo maanta loo qeybiyada dadka ku nool degaanada Xeebaha ee Saaxil

                          Hargeysa April 04,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamud Cali Saleebaan “Ramaax” iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Deeq raashin ah gaadhsiiyay dadka ku nool deegaanada dhinaca xeebaha ee Gobolka Saaxil. Waxaa deeqdan oo dhamayd Lixdan Tan oo raashin kala duwan ah dalka keentay hay’ada Islamic Relief Origination iyadoo loogu talo galay deegaamada xeebta bariga iyo galbeedka ee gobolka…

                          Read More

                            Jaaliyada UK ee reer Somaliland oo qalab ugu deeqay ciidamada Wadooyinka Togdheer

                            Burco April 04,2012(SDN)-Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer Saleebaan Ducaale Ubaxle “Dhego-Cade” ayaa Maanta kala Wareegay qalab ay adeegsadaan Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka haweenkan oo ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee ku nool Magaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska. Deeqdan qalabka ah oo isugu jirta agabyada kala duwan ee ay isticimaalaan ciidanka ilaalada nabadgalyada wadooyinka wuxuu taliyuhu…

                            Read More

                              Taliyaha Ciidamada Somaliland oo booqday aagagii dhawaanta dagaaladu ka dheceen

                              Ganbadha April 03,2012(SDN)-Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo hogaaminaya Saraakiil sarsare oo ciidanka ka tirsan ayaa saaka waabarigii booqday goobihii dhawaantu dagaalada ka dheceen ee Sool iyo Buuhoodle. Taliyaha ciidamada Somaliland ayaa goobaha warbixino uga dhegeystay abaanduuleyaasha ciidanka ee dagaalada dhawaanta la galay kooxo degaanka ah. Taliyaha ayaa ciidamada ku amaanay…

                              Read More

                                Maamul-gobolleedka Puntland oo qirtay xaddiga khasaare ee ka soo gaadhay gacantii ay Maleeshiyada Buuhoodle ka siiyeen dagaal ay ciidanka Qaranku ku jabiyeen

                                Hargeysa 04, April 2012 (Qurbejoog.com)- Maamul-gobolleedka Puntland oo hore u sheegtay in ciidankoodu ka barbar dagaalameen maleeshiyaadka Buuhoodle ee 1-dii bishan ay ciidanka qaranka Somaliland dagaalka kula galeen degaanka Sool-joogto, ayaa qiratay xaddiga khasaare ee ka soo gaadhay gacan-siintii maleeshiyaadkaas. Wasiirka Kalluumaysiga Puntland Mr. Maxamed Aaden Faarax, ayaa ka hadlay khasaaraha dhinacooda ka soo gaadhay…

                                Read More

                                  Qaraxyada Soo noqnoqday ee Soomaaliya iyo dareenka Shacabka Somaliland ee ku wejahan wadahadal dhexmara labada dhan

                                  Hargeysa April 04,2012(SDN)-Shacabka reer Somaliland ayaa naxdin ku qaabilay qaraxyada soo noqnoqday ee Soomaaliya khaasatay kii maanta dhacay ee lagu laayay Masuuliyiinta ka tirsan DFKMG ah ee Soomaaliya. Dadaka isugu yimaada goobaha lagu khaxweeyo iyo fagaareyaasha doodaha siyaasadeeed ayaa waxa hadal heynta u badani ay aheyd sida xaalada amni ee Soomaaliya ay u saameyn kareyso…

                                  Read More