Diblomaasiyiin ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Britain iyo kuwo Caalami ah oo cadaadis ku saaray Madaxweyne Siilaanyo siidaynta Boqor Buur-madow oo 44 maalmood xidhan

    Hargeysa 07, April 2012 (Qurbejoog.com)- Diblamaasiyiin ka tirsan dalalka Ethiopia iyo Britain, ayaa ku canaantay Madaxweynaha xadhiga Boqor Cismaan Buur-madaw oo xukuumadda Somaliland xabsiga u taxaabtay 15 March ee sanadkan, kadib markii uu ku soo laabtay dalka, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyay deganaa dalka Imaraadka Carabta, balse markii uu kasoo degey gegida diyaaradaha ee Hargeysa ay…

    Read More

      Meelishaad Taabacsan Madaxweynihii hore ee Yemen oo weeraray gegida Duyuuradaha Sanca

      Sanca April 07,2012(SDN)-Dablay   hubaysan  ayaa maanta  weerar ku qaaday  gagida  diyaaradaha  ee  caaismadda dalka  Yaman ee  Sanca,  taasoo sababtay inay  dadku  dhintaan  madaarkuna  xidhmo. Saraakiisha  amaanka ee dalkaasi waxa ay  sheegeen in  weerarkaasi ay  qaadeen  Maleeshiyo hubaysan, oo ka  tirsan  qabiilka  madaxweynihii hore  ee dalkaasi  Mr  Cali Cabdalla  Saalax. Waxase  uu weerarkaani ku  soo beegmay  …

      Read More

        Gabadha Dhaxalka u leh xilka Madaxtinimo ee dalka Malawi oo sheegtay in la Ixtiraamo Dastuurka Dalkaas

        Lilongwe April 07,2012(SDN)-Madaxweyne  ku xigeenka dalka  Malawi  Gabadha  lagu magacaabo  Miss  Jooyis  Baanda  ayaa maanta  ugu  baaqday  madaxda  dalkaasi  in loo hogaansamo distoorka  dalka  u yaala,  oo sheegaya in madaxwene ku  xigeenka loo dhaariyo jagada  madaxweynaha  haddii uu madaxeynihii     dalku  dhintay . Waxana  ay  ka codsatay  bulshada  caalamka  gaar ahaan dawladaha  Koonfurta Africa  ee ku…

        Read More

          Muj.Cabdiraxmaan Dheere:Kulmiye waxa ay SNM ahaayeen uun intii ay Mucaaridka ahaayeen(DHEGEYSO)

          Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mujaahidiintii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed, ayaa xogwaran uu siiyay Shabakeda Somalidiasporanews/qurbejoog.com, waxa uu kaga waramay sababaha munaasibadaha SNM ahmiyada dheeriga ah loo siin waayay intii Kulmiye Xilka qabtay. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo haatan ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka Caddaalada, Shuruucda, Xuquuqal-insaanka…

          Read More

            Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka qaybgalay daahfur loo sameeyay Buug cusub

            Hargeysa April 07,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka qayb galay xaflad lagu daah furayay bug cusub oo lagu magacaabo Baadi sooc taas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa munaasibada bandhiga buugaas ka qayb galay Xildhibaano,Abwaano,Salaadiin, qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka…

            Read More

              Xuska Maalinta Caafimaadka Dunida oo Hargeysa Maanta lagu Qabtay

              Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xuska maalinta Caafimaadka Adduunka oo ku beegan 7 bisha April ayaa munaasabad loogu qabtay maanta xarunta wasaaradda Caafimaadka ee JSL. Wakaaladda wararka Somaliland ee solna ayaa baahisay in munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen wasiir ku xigeenka Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Mudane, Cabdi Axmed Nuur…

              Read More

                Arday Hargeysa Maanta Imtixaan loo gelayay Deeq waxbarasho u fadhiistay

                Hargeysa April 07,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gudida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta shaaciyey inay imtixaankii kala saarista u fadhiisteen arday tiradoodu gaadhayso 243, lagana doonayo inay soo baxaan afartameeyo arday oo deeq waxbarasho ku tegi doona dalka Suudaan. Gudoomiyaha oo xafiiskiisa ugu waramayey Saxaafada ayaa sheegay in si adag loo qaabeeyey qaadista imtixaanaadka lagu kala saarayo ardaydaas,…

                Read More

                  Sanad Guuradii 31naad ee ka soo wareegtay Aasaaskii SNM oo Hargeysa laga Xusay

                  Hargeysa April 07,2012(SDN)-Munaasabad Lagu Xusayey sanad guurada 31-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ururkii SNM oo ku beegnayd 6 bisha April ayaa saaka lagu qabtay Xarunta hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland ee Magaalada Hargaysa. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta JSL Mudane Boobe Yuusuf Ducaale, Agaasimaha…

                  Read More

                    Isku-xidhka Ururrada Xuquuqal Insaanka Somaliland oo cambaareeyay Masuuliyiin iyo Salaadiin muddo Maxkamad la’aan Xabsiga ku jira

                    Hargeysa, 07, April (SDN)- Dallada ururada xuquuqal Iisaanka Somaliland ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano SOHIRA ayaa cambaareysay xadhiga xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kula kacday masuuliyiintii dawlada iyo boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ay sheegeen inay muddo maxkamad la’aan ku xidhan yihiin. SOHIRA waxay sheegtay in qofka la xidhi karo,…

                    Read More

                      Somaliland: Muddo-kordhintii loo sameeyay Goleyaasha Deegaanka oo maanta ku eg iyo nuxurka kulan dhexmaray Xukuumadda iyo Komishanka Doorashooyinka

                      Hargeysa 07, April 2012 (Qurbejoog.com)- Muddo-xileedka goleyaasha Deegaanka Somaliland, ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 7, April 2012, ka dib markii laba jeer oo hore xilka loogu kordhiyay markii ay qabsoomi wayday doorashada dawladdaha Hoose. Golaha Guurtida oo Distoorku siiyay awooda muddo-kordhinta, waxay 07 September, 2010 muddo-xileed 18 bilood ah u kordhiyeen golayaasha…

                      Read More

                        Proff Ibrahim Mecaad oo ka waramaya Aasaaskii iyo Taariikhdii SNM

                        Ottawa April 07,2012(SDN)-Proff Ibraahim Meecaad oo haatan ku nool magaalda Ottawa ee dalka Canada aayaa nooga waramay aasaaskii Ururka Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaalieed ee SNM. Ibraahim waxa uu ka mid ahaa aqoon yahankii sida weyn uga shaqeeyay taabagalkii SNM. Waxa uu ku sugnaa dalka Sucuudiga kolkii April 06 1981kii lagu dhawaaqayay Jebhadii SNM.  [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/meecaad.mp3]

                        Read More

                          Xisiga UCID oo Ummadda reer Somaliland ka tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta Laheyd ee Ku Timi Marxuum Jaamac Koodbuur

                          Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 06/April/2012 Ujeedo: Tacsi راجعون اليه وانا انالله Guddida Fullinta, Golaha Dhexe , Garabka haweenka , Garabka dhalinyarada iyo dhaman taageerayaasha Xibiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan MAXAMED JAAMAC KOODBUUR (SHIINE) geeridii ku timi ALLA ha u naxariistee…

                          Read More

                            Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo booqday Gabilay

                            Gabiley, 06, April 2012 (SDN)- Xubno Wasiirro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta socdaal booqasho ah ku soo gaadhay xarunta gobolka Gabiley isla markaana kulamo gooni-gooni ah la yeeshay maamulka degmada iyo gobolkaba. Weftiga xukuumadda oo ka kooban Wasiiradda Arrimaha Dibada Maxamed Cabdillaahi Cumar, Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirka Warfaafinta Boobe Yuusuf…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha oo booqday dhaawacyada Qaraxii Tiyaatarka ee ku jira Isbitaalada Madiino iyo Daarul Shifa

                              Muqdisho, April 6, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehliyaan kuxigeenadiisa Gaashaandhiga iyo Ganacsiga Mudane Xuseen Carab Ciise iyo Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaalada Madiino iyo Daarul shifa kuwaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxii 4-ta bishan ka dhacay golaha Murtida iyo Madadaalada…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda isboortiga Soomaaliyeed una tacsiyeeyey

                                Muqdisho, April 6, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamud Nuur  (Mugabe).   Sidoo kale waxaa kulanka goob…

                                Read More

                                  Taariikhdii SNM oo kooban

                                  Ummad waliba waxay leedahay taariikh soo jireen ah oo had iyo jeer haga mustaqbalka bulshada kana duwa gefaf badan oo dhici lahaa. Hadaba in loo hagar baxaa qorista iyo diiwaan gelinta hawshani waa xil qaran .Bahda mareegta farshaxan waxay si sharaf leh uga codsatey Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka SNM, ahna aqoonyahan ku xeel dheer dhaqaalaha,siyaasada…

                                  Read More

                                    Xabad Joonjin ka hirgasha Suuriya oo la mudeeyay,iyo reer Galbeedka oo aan qorshahan ku kalsooneyn

                                     GenevaApril 06,2012(SDN)-Ergeyga Jaamacada Carabta iyo QM Koffi Annan ayaa maanta mudeeyay xiliga laga doonayo xukuumada iyo mucaaridka Suuriya in ay joojiyaan gebi ahaanba colaadaha. Ergeyga oo maanta saxafada kula hadlay Geneva ayaa sheegay in bishan 12keeda laga doonayo dhinacyada colaada Suuriya in ay xabada joojiyaan. Kadibna waxa lagu wadaa ergo QM ka socota in ay dalkaa…

                                    Read More

                                      Xildhibaan Casharo oo dhaleeceeyay hey’adaha amniga Soomaaliya

                                      Muqdisho April 06,2012(SDN)-Madaxa guddi hoosaadka warbaahinta Md Cawada Xashara ayaa Hayadaha amniga Qaranka ku eedeeyay in aaney gudan waajibaadkoodii amni ee loo igmaday. Xildhibaan Xashara oo ka hadlayay qaraxii lala eegtay masuuliyiinta dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in qaraxyada Noocan oo kale ah lagu leynayo Soomaalida. “Baasha caalamka waxaan…

                                      Read More