Qaraxii Maanta Muqdisho iyo Tiiraanyada Bahda Ciyaaraha Soomaaliyeed
Muqdisho April 04,2012(SDN)-Waxa Maanta Mgaalada Muqdisho Qarax ismiidaamin ah ku geeriyooday Guddomiyihii Olypiga Soomaaliyeed iyo madaxa xiriirka Kubedda cagta Soomaaliya oo ka qeybgalayay munaasibad loo sameeynayay sanad guuradii kowaad ee TVga Soomaaliya. Mudenayaasha ku geeriyooday qaraxa maanta ee Adan Yebaroow Wiish iyo Siciiid Mugaaanbi ayaa waxa si weyn uga naxay guud ahaan bahda Ciyaaraha Soomaaliyeed….
