Aagagii shalay ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Khaatumo oo degan

    Laascaanood April 02,2012(SDN)-Aaagagii shalay ay ka dheceen dagaalada qadhaadh ee u dhexeeyay ciidamada dawlada Somaliland iyo kuwa maamul dhawaan lagu dhawaaqay ee Khaatumo ayaa maanta degenaan. Ciidamada Somaliland oo ku siqay aag ay isku urur sanayeen ciidamada Khaatumo waxaaney cagta mariyeen ciidamdii halkaa ku sugnaa. Aaga Buuhoodle oo in mudo ah la isku horfadhiyay ayaa…

    Read More

      Shabaabka oo u cago jugleeyay shacabka Kenya

      Muqdisho April 02,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta DF iyo ciidamada dalalka Jaarka ee Kenya iyo Itoobiya ayaa fariin digniin ah u diray shacabka dalka Kenya ee ciidamadoodu Soomaaliya soo galeen dhawrka bilood ka hor. Shabaabka ayaa qoraalkooda ku sheegay in nolosha Kenyaatigu cidhiidhi geli doonto hadii aaney ciidamadooda ka bixin Soomaaliya. “Hadii ciidamadiinu…

      Read More

        Xagjiriinta Yemen oo xasuuqay ciidamo kuwa dawlada dalkaas ka tirsan

        Xatramut April 02,2012(SDN)-Wasaaradda  difaaca  ee dalka  Yaman  ayaa  maanta  sheegtay  in ay  dhinteen ilaa todoba  askari,  halka  tiro  kalena ay  soo gaadheen  dhawaacayo,  ka dib markii mitidiin  islaami  ihi weerar kadis ah  ku qaadeen goob ay  ku sugnaayeen ciidamadaasi la dilay oo ku taal gobolka Xadra Mawt  ee koonfurta  dalkaasi. Wasaaradda difaaca  dalkaasi waxa ay…

        Read More

          Jabhada Gooni goosadka Mali oo guulo ka soo hooyay dagaalo ay dhawaan qaadeen

          Bamako April 02,2012(SDN)-Jabhadda  Dawaariqa  ee  ka dagaalanta  dalka  Mali oo guulo badan oo dhinaca  military-ga  ah  toddobaadkan  kasbatay,  ayaa  maanta  sheegaysa inay  go’doomiyeen  magaalada  Lama degaanka ku taala ee Tanbuugto. Waxana ay  dad  goob jog ihi  sheegeen   in sanqadha  madaafiicda   iyo rasaasta  la maqlayo goob  kasta  oo ku taala magaalada ,  taasoo jabhadda  Dawaariqu  ku…

          Read More

            Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka waramay dagaaladii maanta ka dhacay Sool iyo Buuhoodle

            Hargeysa April 01,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta ayaa faahfaahin ka bixiyay Dagaalo Maanta ku dhex maray Ciidamada Qaranka iyo Kooxo nabad diid ah Laba Aag oo ka tirsan Buuhoodle iyo Laascaanood. Waxa uu Wasiirka Gaashaandhigu tilmaamay in Kooxahan nabad diidka…

            Read More

              Xildhibaannada Golaha Deegaanka Boorama oo xilka ka qaaday Maayarkii Magaaladaas

              Borama, 01, April 2012 (SDN)- Golaha Deegaanka ee magaaladda Boorama ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen saaka waxay xilkii kaga qaadeen Maayorkii magaaladaas Cabdiraxmaan Shide Bile oo isagu Hargeysa ku sugnaa xilligaas. Xildhibaanno tiradoodu dhan tahay 14 , kuwaasoo ka mid ahaa 21 xildhibaan ee golaha deegaanka ayaa xilka qaadista Maayarka Maayarkooda…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dagaalo maanta ka dhacay Koonfurta Laascaanood iyo degmada Buuhoodle, baaq iyo waanooyinna u jeediyay bulshada degaamadaas iyo kuwa colaad-hurinta ku hawlan

                Hargeysa 01, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay dagaalo maanta ka dhacay degaamo ka tirsan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle, kuwaasoo dhexmaray ciidanka Qaranka ee fadhiisimada jiidaha hore iyo maleeshiyaad degaankaas ka soo jeeda oo taabacsan maamulka la magac-baxay Khaatumo. Madaxweynaha oo goor dhawayd shirjaraa’id…

                Read More

                  Tirada Maxaabiista iyo Gawaadhida ay Somaliland ku qabatay dagaalladii saaka oo masuuliyiin ku jiraan

                  Laascaanood, 01, April 2012 (SDN)- Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa saaka maxaabiis tiro badan iyo Masuuliyiin taabacsan dhawaaqii Taleex ku qabtay dagaal ay ku soo qaadeen Kooxahaasi. Afhayeen ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi ayaa warbaahinta u xaqiijiyay tirada maxaabiista iyo Masuuliyiin ka taabacsan dhawaaqii Taleex oo ay saaka ku qabteen dagaal ay ku soo…

                  Read More

                    Reer Galbeedka iyo xulafadooda oo Mucaaridka Siiriya u aqoonsaday ta metesha shacabka dalkaasi

                    Istanbul April 01,2012(SDN)-In ka badan 50 dal oo isugu jiray reer galbeed iyo xulufadooda caalmaka ayaa maanta shir saacado qaatay ka yeeshay sidii culeyska loogu siyaadin lahaa xukuumada dagaalka kula jirta kooxaha kacdoonka ka wada dalka Siiriya ee Bashar Al Asad. Shir-weynahaas oo iminka lagu soo gebogebeeyay magaalada Istenbul ee dalka Turkiga ayaa waxa qaadacay…

                    Read More

                      Agaasimaha cusub ee Wasaarada Ganacsiga oo xilkii la wareegay

                      Hargeysa April 01,2012(SDN)-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga, wershadaha iyo dalxiiska cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta xaflad xilwareejin ah oo ka dhacday xarunta wasaaraddaasi  xilkii ugu kala wareejiyey ku simaha agaasimaha guud Aadan Cilmi iyo agaasiamaha Cusub ee wasaaradaas Abiib Axmed Cali.   munaasabadaasi waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha…

                      Read More

                        Aqoon isweydaarsi maanta Hargeysa loogu soo xidhay Kal-kaaloiyeyaasha caafimaad ee Somaliland

                        Hargeysa April 01,2012(SDN)-Gudoomiyaha Ururka kal-kaaliyayaasha Caafimaadka iyo Umulisooyinka Somaliland Marwo Foosiya maxamed Ismaaciil ayaa maanta u soo xidhay aqoon korodhsi ku saabsan Nidaamka Habraaca hooyada iyo dhallaanka, Kal-kaaliyayaal iyo Umulisooyin ka kala socday Goboladda dalka. Aqoon korodhsigaasi oo Lix maalmood uga socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, Munaasibada Xidhitaanka aqoon korodhsigaasi waxa ugu horayn ka…

                        Read More

                          Shirweyne looga arrinsano xaalada Siiriya oo Turkiga ka furmay

                          Istanbul April 01,2012(SDN)-Galabnimada maanta waxa kulan uga furmayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ilaa Todobaatan dawladood madax ka kala socota oo isugu jira dalalka carabta iyo kuwa reer -galbeedka,kuwaasi oo ka wada hadlaya xaaladda dalka siiriya ka taagan iyo sidii taageero loo siin lahaa mucaaridka ka soo horjeeda Maamulka Bashaar al-asad. Xogahayaha Arimaha dibada dalka…

                          Read More

                            Wasiirka Boostaha Somaliland oo xilkii la wareegay

                            Hargeysa April 01,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee JSL Dr Sacad cali Shire ayaa maanta si rasmi ah xikii wasaarada Boostada iyo Isgaadhsiinta oo uu si ku meel gaadh ah u sii hayey ugu wareejiyey wasiirka cusub ee wasaaradaasi Cali Cilmi Geelle. Dr Sacad oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradan tahay mid wadanka isku…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dagaallo saaka ka dhacay deegaannada Sool iyo Buuhoodle

                               Hargeysa, 01, April 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamada Qaranka ee ku sugan jiidda hore ee deegaannada Gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen Malleeshiyada taabacsan dhawaaqii Taleex oo Weerar ku soo qaaday laba fadhiisin oo ay Ciidammadu ku sugnaayeen. Wasiirka Gaashaandhigga…

                              Read More

                                Ciidamada Yemen iyo kooxaha xagjiriinta dalkaasoo dagaalo ku dhexmareen Konfurta dalakaasi

                                Abyen April 01,2012(SDN)-Saraakiisha  Military-ga  ee dalka  Yaman  waxa ay  maanta  sheegeen in ay  dhinteen ilaa shan iyo toban askari,  halka tiro kalena ay  soo gadheen dhaawacyo kale duwan,  ka dib markii weerar  kadis ah  lagu  soo qaaday  goob  “Control”  ah oo ay  ku sugnaayeen. Saraakiishu  waxa y intaasi ku dareen in falkaasi  ka dhacay  gobolka …

                                Read More

                                  Xaaladihii u danbeeyay ee degmeda Dayniile

                                  Muqdisho April 01,2012(SDN)-Degmeda Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxa gacan ku heynteeda ku herdamayay maalmihii u danbeeyay xoogaga Shabaabka iyo kuwa AMISOM iyo ciidamada Dawlada. Ma cada cida gacanta ku heysa guud ahaan magaalada,labada dhan ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayaan degmeda. Shacabka ku nool Dayniile ayaa qaarkood bilaabeen in ay ka haajiraan aqaladooda…

                                  Read More

                                    Jebhada Tawaariqa ee Mali oo Dulaan ku qaaday dhul ciidamada dawladu hore gacanta ugu hayeen

                                    Hargeysa Mar 31,2012(SDN)-Jabhadda  Tawaariqa  ee gacanta  ku haysa  waqooyiga dalka  Maali  ayaa maanta  gudaha u soo gashay  magaalada  Goy ka dib markii ay  jabiyeen difaaca  magaaladaasi oo  ay  dul mareen  dhufaysyo   halkaasi  ay ka samaysteen  ciidamada  qaranka  Mali. Dad goob  jog ihi waxa ay  sheegeen in ay  arkeen  ciidamada qaranka  ee dalkaasi oo ka sii …

                                    Read More