Dalalka Dhaqaalahoodu soo kobcayo ee ku bahoobay ururka BRICS oo ka tashtay Baanka Aduunka
Delhi Mar 30,2012(SDN)-Shanta dal ee dhaqaalahoodu soo korayo ayaa ku taliyay Baan horumarineed oo la tartama Baanka aduunka la sameeyo . Shantan dal oo kala ah dalalka Ruushka, Barazil, Indiya, Shiinaha iyo Konfurta Afrika , ayaa waxa ku taliyeen inay samaystaan xidhiidh ganacsi iyo mid lacageed oo dhaw, si ay u yareeyaan ku tiirsanaanta Yurub…
