Hargeysa: Jawigii keenista Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo Seychelles ku xidhnaa iyo wasiirka Caddaalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay sababta soo-wareejintooda (Daawo Sawirada)
Hargeysa 28, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay in Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles loo soo wareejiyo Xabsiyada Somaliland. Barqonimadii maanta waxa Madaarka Hargeysa la keenay 9 ka mid ah 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ay hore u xukuntay dawladda Seychelles, kuwaasoo gaadiidka Maxaabiista oo qafilan lagaga…
