Reer Canada oo ka dooday in Midnimo haatan suurtogal tahay?(DHEGEYSO)

    Ottawa Mar 26,2012(SDN)-Waxa Ottawa dhawaan looga dhawaaqay Golle loogu magacdaray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen waxgarad reer Ottawa. Sidoo kale reer Ottawa waxgaradkeeda qeyb kale oo ka mid ah ayaa iyaguna dareen ka muujiyay ujjeedooyinka iyo habka Golluhu u hawlgalayo. Hadaba si arintan aanu labada dhanba uga eegno ayaanu Iddacaada CKCU ku…

    Read More

      Mareykanka oo magdhaw ka bixiyay dad dhawaan uu Askari ku laayay Afgaanistaan

      Kabul Mar 26,2012(SDN)-Saraakiisha  xukuumadda  dalka  Afgaanistaan  iyo odeyaasha  qabaa’ilka ee gobolka  Kandahaar,  ayaa  maanta  si rasmi ah  u sheegay in  eheladii todoba   iyo tobankii  qof  ee askariga Maraykanka  ihi   ku dilay muddo laba tododbaad laga  joogo  tuulo  ku  taala Kandahaar  la guddoonsiiyey  lacag  mag dhaw ah. Waxana  eheladaasi lagu  guddoonisiyey  magta  xarunta  guddoomiyaha gobolka  Kandahaar, …

      Read More

        Wasiirka Cusub ee Maaliyada Somaliland oo kulan la qaatay Ganacsada Somaliland

        Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Qaar ka mid ah Ganacsada Somaliland ayaa Maanta Munaasibad Hadhimo Sharaf ah ku soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee wasaarada Maaliyada C/Casiis Maxamed Samaale. Munaasibadan Hadhimo Sharafta ah oo lagu qabtay Huteelka Mansoor e Magaalada Hargeisa,ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Cusub ee Maaliyada,Saraakiisha wasaarada Maaliyada Jsl,Xubno ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee somaliland…

        Read More

          MUNAASABAD BALAADHAN OO LAGU SOO DHAWAYNAYEY GUDOOMIYAHA XUSBIGA UCID ENG FAYSAL CALI WARAABE

          Helsinki Mar 26,2012(SDN)-Waxaa lagu qabtay  24/03/2012  caasimada wadanka Finland ee Helsinki xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhawAynayey gudoomiyaha xusbiga cadaalada iyo daryeelka UCID Eng.  Faisal cali Waraabe kaas oo hada ku sugan wadanka finland.   Xafladan oo kulmisay dhamaan jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan  wadanka finland  waxaa si-wayn uga dhex-muuqday haweenka, dhalinyarada iyo…

          Read More

            Taageerayaasha RAYS ee CAYNABO oo Rikoodh Cusub Dhigay+Farriinta Gudoomiye GAAFAADHI ee Maanta+SAWIRO

            Caynaba-Kumanaan ka tirsan taageerayaasha Urur-siyaasadeedka Rays ayaa saaka isugu soo bax balaadhan ka sameeyay bannaanka weyn ee koonaha magaalada Caynaba,ka dib markii ay xaruntii uu Ururkaasi ku lahaa magaalada Caynaba qaadi wayday dadweynaha halkaas iskugu yimid. Tiro koobka Ururrada siyaasadda ee Guddida diiwaangalinta oo ay saaka u ahayd maalintii ugu dambeysa tirada madaxtabashada ah ee…

            Read More

              Barta Internetka ee Telefishanka Al-jazeera oo Warbixin ku saabsan Marxladihii kala duwanaa ee Somaliland soo martay qortay

              Hargeysa, 25, Mar 2012 (SDN)- Shabakadda Telefishanka Al-jaziira, ayaa warbixin dheer ka qoray marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo sooyaalkeedda taariikheedba. Warbixinta Al-jaziira oo dhamaystirayd waxay u dhignayd sidan:- “Somaliland waxay madax-banaanidda ka qaadatay isticmaarkii Ingriiska waxayna afar cisho ka dib ku dhawaqeen, inay la midoobeen, dalka Somalia ee madax-banaani ka qaatay…

              Read More

                Ololaha Talaalka Caruurta shanta sano ka yar oo Somaliland ka bilowday

                Hargeysa Mar 25,2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka marwo Nimco Xuseen qawdhan ayaa maanta furtay wejigii Koobaad ee talaalka caruurta reer Somaliland ee shanta sano ka yar. Xafladaasi oo ka dhacday Hotel Maansoor oo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi cabdi Axmed Nuur (C Gurey) mas’uuliyiin caafimaad oo kala duwan & hay’adaha wada shaqaynta…

                Read More

                  Isu duwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex oo kormeeray xarumaha Hooyada iyo dhalaanka Hargeysa

                  Hargeysa Mar25,2012(SDN)-Isuduwaha Caafimaadka ee Gobolka  Maroodijeex Axmed Xasan Goonle aya maanta kormeer ku soo maray xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee Caasimadda Hargaysa kaasoo uu ugu kuurgelayey horusocodka adeega goobaha xanaanadu u hayaan bulshada. Isuduwaha oo kormeerkaasi ka dib u waramayey saxafada ayaa sheegay inay maanta kormeer ku soo mareen 11 xarumood oo ah xarumaha daryeelka iyo…

                  Read More

                    Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo soo gunaanaday hawshii tirinta kunka qof ee madax-taabashada ah

                    Laascaanood, 25, Mar 2012 (SDN)- Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa manta wejigii labaad ee hawshii qiimaynta kunka qof ee madax-taabashada ah ka fulliyay xafiisyada iyo xarumaha  Ururrada Siyaasadu ku leeyihiin magaalooyinka Caynaba iyo Laascaanood. Hawlgalkan manta ee Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo ahayd gabebadii hawshooda ee Gobollada dalka, waxaanay guddidu soo mareen xarumaha dhamaan ururradu…

                    Read More

                      Hogaamiyaha Ciidamada Maali ee afganbiyay xukuumadii dalkaas oo beeniyay in la dilay

                      Bamako Mar 25,2012(SDN)-Hogaamiyaha  golaha milatariga  ee  Taladii dalka  Mali la wareegay  ayaa maanta ka hadlay  television-ka  iyo Radio-ga  dalkaasi, isagoo beeniyey  warar laysla  dhex  maraayey  oo sheegay in la dilay isaga  Maalintii Jimcihii  ee ina dhaafay . Hogaamiyahan  oo lagu  magacaabo  Dhame  Axmedu  Sanuudo waxa  kale uu ugu baaqay dadweynaha  dalkaasi in ay  isdajiyaan oo…

                      Read More

                        Wakaalada Korontada Hargeysa oo soo bandhigtay qorshe ay hawsha ku balaadhinayaan

                        Hargeysa Mar 24,2012(SDN)-Maareeyaha Wakaalada Korontada dawlada ee Magaalada Hargaysa Weli Axmed Xaawo ayaa Maanta ka waramay hawsha balaadhinta Laydhka Caasimada iyo qorshayaal ay ku talo jiraan inay ku horumariyaan. Maareeyaha Wershada Korontada Caasimada Hargeisa Waxa uu cadeeyey in mudadii ay ka dhigeen in laydhka warshadu uu afar iyo labaatankii saacadoodba shaqeeyo uu wax badan hoos…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Qaaxada Aduunka oo xargeysa lagu qabtay

                          Hargeysa Mar24,2012(SDN)-Agaasimaha Cisbitaalka Qaaxada Dr Cismaan Cabdi Maygaag iyo Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo sannad kastaba la qabto 24-ka bisha March. Munaasibadan oo lagu qabtay Xarunta Cisbitaalka Qaaxada ee Caasimada hargaysa waxaa kale oo ka…

                          Read More

                            Garoonka Kubedda Cagta ee Boor Siciid rabshado ka dhacay oo mar kale dad ku dhinteen

                            Boor Siciid Mar 24,2012(SDN)-Hal qof ayaa maanta k u dhintay magaalada Boor Saciid ee dalka Masar tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamada amaanka iyo dadweyne cadhaysani oo taageersan kooxda kubadda cagta ee Almasri isku dhaceen. Rabshadahan dadka galaaftay waxa ay ka dhaceen badhtamaha magaalada Boor Saciid, markii kumanaan qof oo taageersan kooxdaasi…

                            Read More

                              Xukuumadda oo ka hadashay Shixnadii u horeysay ee Budhcad-baddeed ah oo la keenayo Somaliland

                              Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay qaybtii ugu horreysay ee Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo tiradoodu dhantahay 19 maxbuus oo laga soo qaadayo Xabsi ku yaala Jaziiradda badweynta Hindiya ku taala ee Seychelles, kuwaas oo xukun Maxkabadeed ku dhacay isla markaana muddo ku xidhnaa halkaas. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka…

                              Read More

                                Mudanayaasha Wakiillada oo Ansixiyay Xeerka Baanka Dhexe

                                Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku meel-mariyay Xeerka Baanka dhexe ee dalka, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay horyaalay Golahaas. Fadhigii saaka oo uu shirguddoominayay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa madasha fadhiga ka soo xaadiray 64 mudane, waxaana ogolaaday ansixinta Xeerkaas 61 mudan, hal mudane ayaa diiday, waxaana ka aamusay…

                                Read More