Ururka Bulshada Somaliland ee UK oo xasuuq ku tilmaamay weerarkii iyo dilkii ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya u geysteen shacabka Gaashaamo

    London 24, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Bulshada Somaliland ee UK oo magaciisa loo soo gaabiyo UK.SLC, ayaa cambaareeyay xasuuq ay ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya dhowaan ka geysteen degaamo ka tirsan degmada Gaashaamo oo ka tirsan kilalka Shannaad ee Soomaalida Itoobiya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ururku soosaaray, waxa uu dawladda Itoobiya ka dalbaday in si degdeg…

    Read More

      Wadaad Dad u eeki buu kugu Dilaa: Ururka Badbaado aragtidiisu ma tahay mid Bad Qabta?

      Inkasta oo aay u eegtahay in Sheekh Maxamed Cali Geedi uu ka soo dheegtay magaca Badbaado xeradii barakacayaasha abaaraha ee magaalada Muqdisho ee uu ku gaadhsiiyey deeqdii ay ku deeqeen dadka iyo dawladda Somaliland, hadana Ururku ma cadayn cidda la badbaadinayo iyo waxa laga badbaadinayo. Tan iyo dharaartii lagu dhawaaqay ururka Badbaado oo ay horboodayeen…

      Read More

        Loolanka Musharaxnimadii jagooyinka Ku-xigeenka 1aad iyo 2aad ee Wakiillada oo maanta soo afjarmay iyo xubnaha lagu doortay

        Hargeysa, 24, Mar 2012 (SDN)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta doortay jagooyinka Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee iyo 2aad ee Golaha Wakiiladda. Mudanayaasha ayaa jagada Guddoomiye ku-xigeenka 1aad u doortay Baashe Maxamed Faarax oo hore u ahaan jiray Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golahaas, waxaana jagadiisii buuxiyay Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda…

        Read More

          CEERIGAABO: Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka RAYS oo Maanta Dhoolatus Ku Muujiyey Cududdooda uu Gobolka Sanaag ku leeyahay

          Ceerigaabo-taageerayaasha iyo masuuliyiinta urur siyaasadeedka Rays ayaa maanta isu soo bax ballaadhan oo qayb ka ah Kormeerka Diiwaangelinta ururrada ee Berri laga Bilaabayo gobolkaasi isugu soo baxay Xarunta dhexe ee Urruka Rays ku leeyahay Magaalada Ceerigaabo. Dadweyne isugu jira dhalinyaro, haween, aqoonyahan iyo masuuliyiinta urur siyaasadeedka Rays oo maanta muujinyay cududa ay leegtahay taageerada ururka…

          Read More

            Reer Yurub oo dagaal Beriga ah oo lagu qaado Soomaaliya isku raacay,iyo quusta madaxbanaanida Soomaalida

            Brussels Mar 24,2012(SDN)-Midawga Yurub ayaa isla qaatay dagaal ka dhan ah Burcad badeeda Soomaalida in ay kula dagaalamaan badda iyo Berigaba ka dib kulan ay shalay yeesheen. Wasiirada Gaashaadhiga reer Yurub ayaa isla qaatay in Burcada Soomaalida beriga lagula dagaalamo. Reer Yurub ayaa isku raacay in xarumaha loo arko in burcadu ku leedahay beriga la…

            Read More

              Wasiirul dawlaha Maaliyada Somaliland

              Hargeysa Mar 23,2012(SDN)-Wasiirul-dawlaha cusub ee maaliyadda Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa kulan la yeeshay badhasaabka Gobolka Minnesota Mr. Mark Dayton, oo ay Weheliyaan Xildhibaanka Golaha odayaasha Maraykanka kaga jira Minnesota Senator Jeff Hayden iyo masuuliyiin kale oo ay ka tirsan maamulka gobolkaasi. Badhasaabka iyo Masuuliyiinta kaleba waxay dhambaal hamblyo ah u direen wasiirul-dawlaha cusub…

              Read More

                Dawlada Hoose ee Hargeysa oo ka warbixisay halka ay mareyso hawlgaladii wado baneynta

                Hargeysa Mar 23,2012(SDN)-Agaasimaha waaxda arrimaha bulshadda iyo caafimaadka ee dawladda Hoose ee Hargeysa Khadar Yuusuf Cali, ayaa Maanta ka hadlay halka uu u marayo hawl-galka ay ku banaynayaan jidadka caasimadda iyo qorsheyaasha ay ku hagaajinayaan bilicda caasimadda.  Agaasimaha oo u waramayay saxaafadda ayaa ka xog waramay waxyaabihii uga soo baxay hawl-galadan ay ku banaynayeen Jidadka…

                Read More

                  Urur siyaasadeedka Wadani oo xaflad Ceerigaabo ugu qabtay tiro dad ah oo ururkaa ku biiray

                  Hargeysa Mar 23,2012(SDN)-Madax iyo Mas’uuliyiin ka tirsan urur siyaasadeedka Wadani ayaa Maanta Magaalada Ceerigaabo ugu sameeyay xaflad balaadhan Sadex boqol iyo Shan iyo Labaatan Xubnood oo ku soo biiray Ururka Wadani. Waxaa munaasibadaas hadalo ka soo jeediyay Maayar ku Xigeenka Caasimada Hargaysa Maxamed C.laahi Uurcade iyo Axmed Cali Ubaxle oo ka tirsan Hogaanka sare ee…

                  Read More

                    Xukuumada KMG ah oo Tacsi Qaran u diray shacabka Soomaaliyeed

                    Muqdisho Mar 23,2012(SDN)-Ugu horreyn waxaan shacabka soomaaliyeed iyo si gaar ah xaaskiisa iyo carruurtiisa uga tacsiyeynayaa geeridii saakay arroortii salaada subux ka hor ku timid Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed oo ku geeriyooday Sheikh Zayed Hospital ee Abu Dhabi.   Geeridu waa xaq, waqtigiisa ayaana dhammaaday, waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan…

                    Read More

                      Calamada Soomaaliya iyo Puntland oo hoos loo dhigay iyo Madaxweyneyaasha Shariif iyo Faroole oo ka hadalay Geerida Madaxweynihii hore ee TFGda

                      Garoowe Mar 23,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif ayaa manta shaaciyay in madaxweynihii xilka uga horeeyay ee maanta ku geeriyoodey magaalada Dubia aas qaran loo sameyn doono. Sidoo kale Md Shariif waxa uu ka dhawaajiyay magacaabida guddi arintaa farsameysa oo la sameyn doono. Geesta Kale Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa dhankiisa ka hadlay…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland oo ka Tacsiyadeeyay Ehelekii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdilaahi Yuusuf

                        Hargeysa Mar 23,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED. MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu-Dubai 23/03/2012. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa…

                        Read More

                          Madaxweynihii hore ee TFGda Cabdulahi Yuusuf oo Dubia ku geeriyoodey

                          Dubai Mar 23,2012(SDN)-Waxa xalay allaha u naxariistee ku geeriyooday dalka Isu taga Imaraadka Carabta Madaxweynihii hore ee dawlada TFGda Md Cabdulahi Yusuf Axmed. Marxuumka ayaa todobaadyadii u danbeeyay ku jiray cisbitaal ku yaal magaalada Dubai. Xaalada caafimaad ee madaxweynihii hore ee TFG da ayaa si weyn looga deyrinayay maalmihii ina dhaafay. Ehelada iyo qaraabada Madaxweynihii hore…

                          Read More

                            Afar gabdhood oo markii u horeysay lagu daray Garsoorka Somaliland iyo guddiga Caddaalada oo magacaabay 11 xubnood

                            Hargeysa 22, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Caddaalada Somaliland, ayaa magacaabay 11 xubnood oo kuxigeeno looga dhigay Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka. Sida lagu sheegay qoraal uu guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Maxkamadda Distooriga ah, ahna guddoomiyaha guddiga Caddaalada Mr. Yuusuf Ismaaciil Cali, xubnahan oo markii u horeysay taariikhda ay afar gabdhood ku jiraan, waxa loo magacaabay kuxigeeno Xeer-ilaaliye…

                            Read More