Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland oo qoraal wargelin ah ku socodsiiyay Ganacsatada
Hargeysa 22, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha kumeel-gaadhka ah ee rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Mr. Xasan Cabdi Cawed, ayaa caddeeyay xilliga uu qabsoomi doono shirweynahoodu. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo uu guddoomiyuhu soosaaray, shirweynaha hoggaanka rugta Ganacsiga lagu dooran doonaa waxa uu qabsoomi doonaa dabaqaayada bisha June ee soo socota, wuxuuna qoraalkaasi u…
