Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka oo Hargeysa ka furay kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta
Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe ayaa Maanta ka furay Huteelka Maansoor kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta ee Lix degmo oo Somaliland ah laga hirgalinayo. Kulankan waxaa ka soo qayb galay oo kale Mas’uuliyiin,iyo Aqoon yahano isugu jira dadka ku hawlan adeegyada bulshada gaar ahaan…
