Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

    Muqisho March 18, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr. Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin mugleh ka qaata taageerada Dowladda.   Shir jaraa’id oo ay…

    Read More

      Gollaha Wakiilada Somaliland oo iscasilaad ka aqbalay Md Cabdicasiis Samaale ansixiyayna wasiirnimadiisa

      Hargeysa Mar 18,2012(SDN)-Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen Cod Aqlabiyad ah ku ogolaaday Iscasilaadii uu golaha u soo Gudbiyay  Gudoomiye ku xigeenkii 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale, Waxaa kale oo ay Mudanayaashu ku ansixiyeen Xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ee Todobaadkii tagay,uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u igmaday Mudane C.casiis…

      Read More

        Kooxaha xagjiriinta Yemen oo khaarijiyay Bare Mareykan ah iyo la-heystay Mareykan ah oo Ciraaq lagu sii daayay

        Ticis Mar 18,2012(SDN)-Macalin Maraykan ah ayaa lagu dilay Magaalada Xeebta ah ee Ticis ee dalka Yemen Maanta oo axad ah, halka Dalka Ciraaq-na ay maleeshiyaad hubaysani sii daayeen Qof Maraykan ah oo Muddo Afduub loo haystay. Macalinka lagu dilay Magaa;lada ticis oo aan ilaa hadda Magaciisa la xusin waxa uu macalin iyo Maamule ku xigeenba…

        Read More

          Ruushaka oo ku baaqay wadahadal siyaasadeed oo ku wejahan dalka Suuriya

          Moscow Mar 18,2012(SDN)-Dalka Ruushka ayaa ku baaqay in   la bilaabo  Dedaal siyaasadeed oo xal loogu raadinayo dhibaatadda ka taagan dalka Siiriya ,lana taageero dedaalka  Ergayaga Qaramada midoobay iyo Jaamacadda  Carabta Koofi Anan. Wasiirka arimaha dibadda dalka Ruushka Sargee lafa-roof ayaa waxa uu sheegay inaanu dalkiisu taageersanayn  Xukuumadda siiriya, balse ay taageersan yihiin  in loo baahan yahay  dedaal siyaasadeeed in loogu xal raadiyo dhibaatadda siiriya…

          Read More

            Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Kalluumaysiga iyo Ganacsiga oo Maanta ka qayb galay kulan lagu shaacinayay Tayada Agabka Shaqada iyo Shaqaalaha

            Hargeysa Mar 18,2012(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Kalluumaysiga iyo Ganacsiga ayaa Maanta ayaa ka qayb galay kulan lagu shaacinayay Tayada Agabka Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaarada Caafimaadka oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa ujeedada ugu waynayd ee kulankani salka ku haysay sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda qofka shaqaalaha ahi leeyahay iyo qaabka ugu haboon ee…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda Dalka Turkiga

              Hargeysa, 18, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Ha’yada dalka Turkiga u qaabilsan iskaashiga iyo xidhiidhka oo hoos yimaadda Raysal wasaaraha dalkaasi. Waxyaabihii kulankaasi lagu falanqeeyay waxa war-saxaafadeed ka soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), war-saxaafadeedkaas oo nuqul ka mid ahi…

              Read More

                Guddoomiyaha cusub ee Hay’ada Shaqaalaha oo maanta Xilka la wareegay

                Hargeysa, 18, Mar 2012 (SDN)- Guddoomiyaha cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa xilkii kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Hay’adaas Muxumed Aw-cabdi. Munaasibada xil wareejinta oo maanta ka qabsoontay xarunta Hay’ada Shaqaalaha wax aka qaybgalay Wasiirka sii haya xilka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed jaamac , Madax kale oo…

                Read More

                  Somaliland: Urur-siyaasadeedyada cusub oo maanta waajahay shuruudihii u dambeeyay ee guddiga Diiwaangelinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta

                  Boorama 18, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururada cusub ee siyaasadda Somaliland, ayaa maanta waajahay shuruudihii u dambeeyay ee guddiga Diiwaangelinta Ururada iyo ansixinta Asxaabta siyaasaddu ku xidheen. Guddiga Diiwaangelinta Ururadu waxay maanta wejigii ugu dambeeyay ee kala-hufida ururada tirada badan ay ka bilaabeen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland. Hawlgalka guddiga Diiwaangelintu ka…

                  Read More

                  Maxaa Kala Haysta Barcelona Iyo Ac Milan (Uefa Quarter Final)

                  UEFA-Sat-03-17-2012-qurbajoognews.com- Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda waxaana isku soo hadhay 8– Naadi oo kala ah, Apeol Mcusia,Real Madrid,Mareille,Bayeren Munich,Benfica,Chelsea,Ac Milan,Barcelona.(Quarter Final) Haddaba koobkan horyaalka yurub oo runtii aad u xiisa badan ayaa   Naadiyaal ku caan ahaa koobkan  horeyna ku guuleystey dhowe jeer koobkan ayaa…

                  Read More

                    Qaraxyo ruxay magaalada Dimishiq ee Suuriya

                    Dimishiq Mar 17,2012(SDN)-Wasaaradda  caafimaadka  ee dalka Suuriya  ayaa maanta  sheegatay  in ay  dhinteen  todoba  iyo labaatan qof,  halka tiro badanina  ku dhaawacantay  ka dib markii laba qaraxay  ka dhaceen  caasimadda dalkaasi ee Dimishiq. Saraakiisha caafimaadku waxa ay  intaasi ku dareen  in  qaraxii u horeeyey  ka dhacay  xarunta  saldhiga  ciidamda wardoonka  ee dalkaasi,  halka  qaraxa kalena…

                    Read More

                      Waxgaradka degmooyinka Maxamuud Heybe iyo Axmed Dhagax oo taageero u muujiyay xukuumada Somaliland

                      Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Dadweyne isugu jira cuqaal, waxgarad iyo aqoon yahan ayaa maanta Hoteelka Dalxiis ku qabtay kulan ay ku taageerayaan go’aanka madaxweynaha uu ku qaatay ee isbadalka dhawaan uu ku sameeyey xukuumaddiisa. Waxaanay xubnahaasi sheegeen in ay dhaliilayaan cid kasta oo si kale u aragtay go’aamadii lagu xidh xidhay masuuliyiinta lagu eedeeyey musuq maasuqa, iyagoo tilmaamay…

                      Read More

                        Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha dibedda Somaliland oo xilkii la wareegay

                        Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland Md Maxamed c/laahi cumar ayaa maanta si rasmi ah xilkii loosoo igmaday ugu wareejiyey wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda md mawliid maxamuud ibraahim. Munaasibada xil wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaaradda ayaa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Maxamed C/laahi cumar waxa uu xilkii…

                        Read More

                          Wefdi ka socda Baanka horumarinta Africa oo Somaliland booqanaya

                          Hargeysa Mar 17,2012(sdn)-Wefti balaadhan oo ka kooban Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta socdaal shaqo ku yimid caasimadda Somaliland ee hargaysa. Weftigan oo uu hogaaminayo Dr Cabdiraxmaan Beyle oo ka tirsan mas;uuliyiinta bankigaasi ayaa waxaa Garoonka caalamiga ah ee Cigaal International Airport ku soo dhoweeyey mas;uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid yahiin wasiirada…

                          Read More

                            Xubnaha ku loolamaya Jagada ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada oo isa soo taraya iyo ku-xigeenkii 2aad oo ka mid noqday tartamayaasha

                            Hargeysa, 17, 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa fadhigii maanta ku ansixiyay aqbalaada is-casilaadii Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Cabdicasiis Maxamed Samaale oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyada. Fadhigan oo uu shirguddoominyay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxay mudanayaashii madasha kazoo xaadiray ka aqbaleen Guddoomiye ku-xigeenkoodii is-casilaad uu dhawaan u gudbiyay Shirguddoonka. Dhinaca kale, Guddoomiye Ku-xigeenka…

                            Read More

                              Eritrea oo shaacisay in aaney weerarcelin sameyneyn

                              Asmara Mar 17,2012(SDN)-Dawlada Eritreaa ayaa caalamka u cadeysay in aaney damacsaneyn in ay jawaab weerar celin ah ku qaadi doonin Itoobiya oo maalinimadii Khamiista shaacisay in ay weeraratay xeryo ku yaal guddaha dalkaa. Wariirka Arrimaha dibedda ee dalka Eritrea Cali Cabdo ayaa saxaafada u xaqiijiyay in dalkiisu aanu dagaal doon aheyn. “Kuwa dagaalada ku degdegaa…

                              Read More

                                Maxamed Xaashi oo eeday damaca Kulmiye iyo madaxweyne Siilaanyo cida uu xisbiga la doonayo

                                Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Xil ka qaadidii Wasiirkii hore ee maaliyada Maxamed Xaashi ayaa xil ka qaadidiisa lagu micneeyay laba arimood oo iska horkeenay masuulkan iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Midi waa ta ka soo horjeedka siyaasada cusub ee arrimaha dibedda ee Somaliland ee ku wejahan ka qeyb galka Shirarka Soomaalida loo qabto iyo wadahadal lala galo dawlada…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray kuxigeenkiisa

                                  Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici). Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi M. Daahir (Cukuse) soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Madaxweyne kuxigeenka ka tacsiyadeeyay aabihii oo Jimcihii maanta ku geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka…

                                  Read More

                                    Shirkadda Telesom oo Abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah Shaqaalaheeda

                                    Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda ugu wayn dhinaca Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah hawlwadeenadeeda. Shirkadda Isgaadhsiinta eeTelesom waxay xalay xaflad si heer sar ah loo soo agaasimay u qabtay shaqaalaheedii loo aqoonsaday inay ugu wanaagsanaayeen sanadkii 2011, kuwaasoo lagu abaal mariyay abaal-marino maaliyadeed,…

                                    Read More