Diyaarad uu lahaa Milateriga dalka Turkigu oo ku burburtay Afgaanistaan iyo khasaaraha shilkaas ka dhashay

    KABUL 16, March 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Diyaarad Milateri oo ay leedahay dawlada Turkiga, ayaa Jimcihii maanta ku burburtay duleedka caasimada Afgaanistaan ee Kaabuul. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, shilkaas waxa ku dhintay 12 askari oo Turkish ah iyo laba gabdhood oo ku jiray guriga ay ku burburtay, sida ay sheegeen masuuliyiinta Afgaanistaan iyo…

    Read More

      Xil. Maxamed Xuseen oo shaaciyay inuu u sharaxan yahay jagada Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada

      Hargeysa, 16, Mar 2012 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji-Ciise oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha baarlamaanka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada gudoomiye-ku-xigeenka koobaad ee baarlamaanka Somaliland ee uu baneeyey C/casiis Maxamed Samaale oo madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Wasiirka Maaliyadda. Jagadan banaanaatay ee gudoomiye-ku-xigeenka oo ay u tartami doonaan xildhibaanada golaha wakiiladu…

      Read More

        Mid ka mid ahaa shaqaalaha Villa Soomaaliya oo Shabaabka gacan ka siiyay qarixii madaxtooyada

        Muqdisho Mar 16,2012(SDN)-Mid ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala Madaxtooyada Muqdisho ayay soo baxday in uu gacan siiyay qarixii dhawaanta halkaa ka dhacay ee Shababaku sheegtay. Afhayeenka Dawlada Cabdiraxmaan Yariisow ayaa saxaafada u sheegay in ruuxan oo qudhiisa qaraxa ku dhintay in uu gacan siiyay labdii ruux ee Villa Somalia isku qarxiyay. Kooxda Shabaabka ayaa…

        Read More

          Tacsi:Allaha u Naxariistee Carab Ciise Xeyd ayaa maanta ku geeriyooday Mareykanka

          Minneapolis Mar 15,2012(SDN)-Waxa maanta dalka Mareykanka ku geeriyoodey Allaha u naxariistee Md Carab Ciise Xeyd oo in mudo ahba xanuunsanayay. Marxuumka ayaa ku caan baxay Ganacsi hufan oo uu uga mid ahaa ganacsatada Soomaalida ugu caansan. Sidoo kale Marxuumka ayaa lagu yiqiinay gacan qabad,furfurnaan iyo Alle ka cabsi. Barta Internetka ee Somalidiasporanews.com waxa halkan ay…

          Read More

            Salaadiin Hargeysa shir ku qabtay oo sheegay in Kheyaadka Dalaka aan la kala xigin

            Hargeysa Mar 15,2012(SDN)-Xubno ka mid ah Madax-dhaqmeedka reer Somaliland oo Shir jaraa’id Maanta ku qabtay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa Cadeeyay in loo siman yahay dhulka Somaliland iyo Khayraadkiisa isla markaana u soo jeediyay shacbiga Somaliland inaanay kala sheegan gobollo iyo degmooyin. Salaadiintani waxa ay Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay Ganacsiga Somaliland iyo Fursadaha…

            Read More

              Kulan ay wada jir uga qeybgaleen macalimiinta dugsiyada sare iyo masuuliyiin ka socota Jaamacada Golis oo looga wadahadlay u diyaarinta Ardeyda Jaamacadaha

              Hargeysa Mar 15,2012(SDN)-Kulan ay soo qaban qaabisay Jaamacada Golis isla markaana ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Maamulayaasha dugsiyada sare ee Caasimada oo lagaga hadlayay sida ugu haboon ee la isu waafajin karo  maadada uu rabo in ardayga dugsiga sare dhamaystay uu ka barto Jaamacada taas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee…

              Read More

                Itoobiya oo weerartay xarun ciidan oo ku taal guddaha Eritrea

                Adis Ababa Mar 15,2012(SDN)-Dawlada dalka Itoobiya ayaa sheegtay maanta in ay hawlgal ka fulisay guddaha dalka Eritrea oo ay ku eedeysay in ay taageereyso kooxo mucaarida oo dalkeeda weerara. Afhayeen u hadlay dawlada Itoobiya Shimeles Kemal ayaa sheegay in ciidamadoodu weerar ku qaadeen xero uu shaaegay in lagu tababarayo ciidamada Mucaaridka Itoobiya. Afhayeenku waxa uu intaa…

                Read More

                  War deg deg ah: Ciimada ammaanka Hargeysa oo xabsiga u taxaabay Boqor Buur-madaw oo saaka ka soo degay Egal Airport

                  Hargeysa, 15, Mar (SDN)- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhaweyd xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madaw) oo ka soo degay madaarka Egal Airport. Warbaahinta qaarkeed ayaa saaka bogaga hore ku soo qoray in la filayo in Boqor Buur-madaw ka soo degayo, madaarka magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu wax ka qabanayo colaadaha ka…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo kulan la qaatay ha’yadaha wada shaqeyntu ka dhexeyso

                    Hargeysa Mar 14,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed “Xuseen Xoog” ayaa Maanta kulan kula yeeshay hoolka Shirarka ee Wasaarada Caafimaadka hay’adaha ay wada shaqayntu ka dhaxayso Kulan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiintqa ka kala Hay’adaha Samafalka ee WFB,UNICEF,HEAL,Medars,MSF Bulgium,MSF Holand,IMC,MERCY –USA,PSI iyo Gudoomiyaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodi-jeex,Kulankan oo ujeedadiisu ahayd…

                    Read More

                      Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo tiro wasiiro ah oo ka qeybgalay munaasibad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada HOP

                      Hargeysa Mar 14,2012(SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Wasiirada Ganacsiga,Hawlaha Guud, iyo madax kale ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada Hop University ee Magaalada Hargaysa. Waxaa Munaasibadan oo si weyn loo soo Agaasimay ka qeyb galay Agaasimaha guud ee Tacliinta Sare…

                      Read More