Dawladda Hoose ee Hargeysa oo saaka hawlgalkeedii ka fullisay Guriga Xisbiga ee agagaarka Idaacada Radio Hargeysa
Hargeysa, 14, Mar 2012 (SDN)- Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta hawl-gal balaadhan ka fulisay Wajahadda bari ee gurigii hore ee xisbiga magaaladda Hargeysa, waxaanay ku baneeyeen sandaqado, buulal iyo waabab si sharci darro ah uga dhisnaa. Waxaanay goobtaasi u asteeyeen inay ka hirgelinayaan hangaro waaweyn oo loogu tallo galay in la dejiyo qeyb ka…
