Guddoomiyaha Hay’ada Maamul Wanaag iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ka hadlay baadhintaanno ay ku wadaan Raashin la lunsaday

    Hargeysa, 12, Mar 2012 ?(SDN)- Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la-dagaalka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar, ayaa markii ugu horreysa ka hadlay baadhitaan ay ku wadaan raashin la sheegay in la lunsaday oo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan qaarkood loo xidh xidhay Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la dagaalka musuqmaasuqa oo saxaafadda la hadlay isaga oo ku sugaan barxadda…

    Read More

      Ciidamada Booliska Hargeysa oo soo qabtay deeqdii raashinka aheyd ee dhawaanta la lunsaday

      Hargeysa Mar12,2012(SDN)-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska ahna Taliye ku Xigeenka Ciidanka booliska C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle”  ayaa shir jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Taliska Guud ee Caasimada Hargaysa waxa uu ku cadeeyay inay Xalay  ka qabqabteen Xaafadaha Idaacada iyo Ganad Lix gaadhi oo ka  mid ahaa deeqdii raashinka ahayd ee la musuq maasuqay….

      Read More

        Tirada dadka loo qabqabtay qaraxyadii ruxay Nairobi iyo xaalad cusub oo Soomaalida ku dhaqan la soo deristay

        Nairobi 12, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka Kenya, ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 4 qof oo lala xidhiidhiyay qaraxyo Sabtidii ruxay magaalada caasimada ah ee Nairobi. Siday ku warantay warbaahinta Kenya, qaraxyadaas waxay sababeen dhimashada ugu yaraan 6 qof iyo dhaawaca ilaa 40 kale, waxayna ka dhaceen goobo basaska laga raaco oo ku yaala…

        Read More

          Xisbiga ARD: Cunaqabateyn toos ah oo saaran Obock iyo Tadjourah(DAAWO SAWIRO)

          Obock Mar 12,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ee ARD ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ay ku soo arkeen magaalooyinka waaweyn ee dalaka oo ay dhawaan booqdeen. Xisbiga ARD ayaa sheegay in magaalooyinka Obock iyo Tadjourah in la saaray cunaqabateyn toos ah oo siyaasadeysan. ARD waxa ay ka warxixiyeen sida aaney xukuumadu wax mashaariic ah oo horumarineed…

          Read More

            Baarlamaanka Afgaanistaan oo faray xukuumada Karzi in ay wax ka qabato tacadiyada ciidamada Shisheeye

            Kabul Mar 12,2012(SDN)-Caro ka dhalatay tacadiyo dhawr ah oo ciidamada shiseeye ay ka geysteen gudaha dalka Afgaanistaan ayaa sababtay caro ka dhan ah ciidamada sisheeye ee dalkaa ku sugan. Baarlamaanka Afgaanistaan ayaa maanta ansixiyay qoraal looga dalbanayo madaxweyne Xamid Karzi in uu dalbado xakameynta ciidamada dalkaas ku sugan ee NATO. Ciidamada ayaa dhawaan gubay Kutubo…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Baarlamaanka u gudbiyay Tallo Haweenka iyo Dadka laga tirada badan yahay siinaysa Kooto Kuraas ah

              Hargeysa, 12, Mar 2012 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa golaha wakiilada u gudbiyey tallo-bixinta Gudida Daraasaynta Xoojinta Kaalinta haweenka iyo dadka laga tiradda badan yahay ee ka qayb-galka siyaasada, kaasi oo guddidu Madaxwaynaha u gudbiyeen. Gudida Daraasaynta Xoojinta Kaalinta haweenka iyo dadka laga tiradda badan yahay ee ka qayb-galka siyaasada oo…

              Read More

                Gudida fulinta ee maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa waxay kormeer ku soo maray Sariibadaha Caasimada

                Hargeysa Mar 11,2012(SDN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, oo ay weheliyeen Maayar Ku xigeenka Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde iyo Xoghayaha fulinta dawladda Hoose Mawliid Waris Cabdilaahi, ayaa maanta kormeer ku soo maray sariibaddaha magaaladda, kuwaasi oo ay qorshaynayaan inay dejiyaan ganacsatada bagaashlayda ee dhawaan laga raray badhtamaha jidadka caasimadda. Gudida fulinta ee maamulka dawladda…

                Read More

                  Magacyada 10-ka qof ee Caalamka ugu Tijaarsan iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan oo la soo saaray

                  NEW YORK 11, March 2012 (Qurbejoog.com/Reuters)- Jariidada Forbes Magazine, ayaa soosaartay magacyada tobanka qof ee ugu tijaarsan ama ugu dhaqaalaha badan ee dunida sannadka 2012. Sida uu wargeysku faafiyay, tobanka qof ee caalamka oo dhan ugu qanisan waxa kaalinta koowaad u galay Carlos Slim Helu oo u dhashay Mexico oo ah ganacsade dhinaca shirkaddaha Isgaadhsiinta,…

                  Read More

                    Habeenkii London ee Xaaji Cabdi-waraabe iyo Hablaha Ururka Gaaroodi Foundation

                    London Mar 11,2012(SDN)-Waxa hadda uun isagoo dhamays tiran la soo saaray, lana galiyay YouTube Channel barnaamij aad u xiiso badan oo loo qabtay Xaaji C/kariim Xuseen Yuusuf (C/waraabe) dhawaan markii uu booqashada ku joogay Wadanka Ingiriiska. Waa xaflad casho sharaf ah oo Odayga Nabada ee Somaliland lagu maamuusay, kana dhacday Hilton Hotel oo ku yaala magaalada London. Barnaamijka…

                    Read More

                      Masuuliyiintii ay galaafatay Mucaawinada Masaakiintu oo Xabsiga dhexe ee Hargeysa loo dhaadhiciyay

                      Hargeysa, 11, Mar 2012 (SDN)- Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta xukun toddobo maalmood ah ku riday saddexdii masuul ee Xilka looga eedeeyay inay Musuq-maasuqeen Raashin Mucaawino ah oo loogu talo-galay Dad dan yar ah. Saddxedan Masuul oo kala ah Axmed Cumar X Cabdilaahi (Xamarjei , Badhasaabkii Gobolka Maroodijeex, Axmed Cilmi Barre Agaasimihii guud ee Wasaarada…

                      Read More

                        Halkan ka akhriso War-murtiyeed ay SOLJA ka soo saartay Shir ay u qabatay Warbaahinta Maxalliga ah iyo Khubaro Caalami ah

                        Hargeysa, 11, Mar 2012 (SDN)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 11/03/2012 ku qabtay huteelka Crown ee magaalada Hargeysa shir ballaadhan oo ay ka qaybgaleen khubaro ka tirsan warbaahinta dunidda iyo da’yarta ku hawllan mihnadda saxaafadda Somaliland, kaas oo dullucdiisu ku qotontay laba qodob oo kala ah; a) In laga…

                        Read More

                          Dawlada KMG ah oo Hiiraan maamul cusub u sameeysay

                          Muqdisho Mar 11,2012,(SDN)-Dawlada KMG  ah ee Soomaliya ayaa manata soo saartay wareegto ay ku magacawday maamul cusub oo uu yeelanayo gobolka Hiiraan. Wareegtadan oo uu ku saxeexnaa madaxweyne Sheekh Shariif ayaa waxa loogu magacaabay guddoomiyaha gobolka Md Cabdifataax Xasan Afrax. Guddoomiyaha Cusub oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in maamulka csubi la iman doono waxqabad…

                          Read More

                            Xildhibaannadii Gabiley ee shalay Xabsiga lagu guray oo maanta oodda laga qaaday

                            Gabiley, 11, Mar 2012 (SDN)- Xildhibaannadii Golaha Deegaanka ee shalay lagu xidhay magaalada Gabiley ayaa maanta la sii daayay. Sida wararku sheegayaan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa amray in la sii daayo dhamaan Xildhibaannadii shalay rabshada ka abuuray xarunta dawladda hoose magaalada Gabiley, kuwaasoo tiradoodu ahayd 12 Xildhibaan. Xildhibaannada ayaa lagu…

                            Read More

                              Mudanayaasha Wakiillada oo loo qaybiyay laba Xeer iyo fasax kooban oo Goluhu galay

                              Hargeysa, 11, Mar 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay laba Xeer oo kala ah wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerka Biyaha Qaranka iyo Xeerka Nabadgelyada Wadooyinka. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa labadan Xeer oo uu Madaxweynaha Somaliland dib ugu soo celiyay Golaha si ay waajibaadkooda uga…

                              Read More

                                Madaxweyne Faroole oo ka cataabay wada hadalka loo qoondeeyay Dawladdaha Somaliland iyo Somalia

                                Garoowe, 11, Mar (SDN)- Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya ku tilmaamay mid ay Puntland uga xaq leedahay. Madaxweyne Faroole ayaa hadal calaacal u eg kaga hadlay gobollada Somaliland ee Sool iyo Buuhoodle oo uu xusay in Somaliland xoog kaga haysato Puntland. “Somaliland oo wada hadal lala…

                                Read More

                                  Ha’yada shaqaalaha dawlada Somaliland oo wasaaradaha u gudbisay natiijo Imtixaan dhawaan ay qaaday

                                  Hargeysa Mar 11,2012(SDN)-Mas’uuliyiinta Hay’ada Shaqaalaha dawlada ayaa Maanta Gudoonsiiyay Qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa banaan ee dawlada Nuqul buug ah oo lagu soo koobay natiijada imtixaankii Qiimaynta Shaqaalaha ka hawlgala. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Faysal Cali Sheekh ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil iyo madax…

                                  Read More