Britain oo shaacisay in ciidamadeedu ka hawlgalayaan Soomaaliya

    Nairobi Mar11,2012(SDN)-Dawlada Britain ayaa u dirtay ciidamadeeda commandoska si ay gacan u siiyaan ciidamada Kenya ee sanadkii hore galay dalka Soomaaliya. Xogtan ayaa soo baxaysa todobaad ka dib kolkii uu xeer ilaaliyaha guud ee dalka Britain Dominic Grieve faray ciidamada Britain in ay weeraraan xarumaha brcad badeeda ee Soomaaliya. Ciidamada Britain ayaa bartilmaansanaa madaxda Kooxda Al Shabaab oo…

    Read More

      Aqoon isweydaarsi ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Hay’adda wadaniga ah ee IFAD oo ku saabsanaa horumarinta reer Miyiga oo Hargeysa lagu qabtay

      Hargeysa Mar 10,2012(SDN)-Aqoon isweydaarsi ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Hay’adda wadaniga ah ee IFAD  ayna ka soo qayb galeen 15 dhakhtar, ahna mashruuca isku dhafka horumarinta reer Miyiga oo soconayey muddo todoba cisho ah ayaa maanta lagu soo gebegabeeyey Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa. Waxaa Ugu horayn munaasabadaasi ka…

      Read More

        Somaliland: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqay magacyada xulka kubadda Cagta ee Qaranka, akhri magacyada ciyaaryahanada

        Hargeysa 10, March 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Mr. Cabdi Siciid Faahiye, ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada xulka kubadda Cagta ee qaranka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, wasiirku waxa uu magacaabay 26 ciyaaryahan oo uu ku magacaabay liiska xulka qaranka, wuxuuna warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirani u…

        Read More

          Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo Adis Ababa ku shiraya,maxay tahay sababtu?

          Adis Ababa Mar 10,2012(SDN)-Dalalka ciidamaoodu ka hawgalaan Soomaaliya ayaa kulan ku qaatay magaalada Adis ee xarunta Itoobiya. Dalalkan ayaa ka shiray habka ay u qeybsnaayaan hogaanka talis ee ciidamada AMISOM. Waxa kale oo laga hadlayay shirka jiheynta hawgalada ciidamadooda iyo qorshaha dagaal. Macada cida la weereegeysa hogaanka AMISOM iyo sida dalalkaasi ugu heshiiyeen xilalka la wadaagayo….

          Read More

            Halkan ka akhriso nuxurka digreetada uu Madaxweynaha Somaliland xilka kaga qaaday saddex masuul oo CID-da ku xidhan iyo sababta uu u cuskaday

            Hargeysa 10, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilalkii ka qaaday saddex masuul oo hadda ku xidhan xarunta laanta Dambi-baadhista (CID) ee caasimadda Hargeysa, ka dib markii ciidanka amnigu maanta qabqabteen. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu masuuliyiintaas oo kala…

            Read More

              WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka xayuubiyay 3 Masuul oo lagu eedeeyay lunsi mucaawino masaakiin leedahay iyo Saylici oo ka hadlay

              Hargeysa, 10, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday saddex masuul oo ka tirsan Xukuumaddiisa, ka dib markii lagu eedeeyay lunsi mucaawino dad dan yar ahi lahaayeen, kuwaasoo isla maantaba xabsiga loo taxaabay. Masuuliyiintan oo kala ah Guddoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar (Xamarje), Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta…

              Read More

                Ciidamada ammaanka oo xabsiga u taxaabay Badhasaabka Gobolka M/roodi-jeex iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta

                Hargeysa, 10, Mar (SDN)- Masuuliyiin ay ka mid yihii Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta Axmed Cilmi Yare iyo xubin ka tirsan hawlwadeennada Madaxtooyada ayaa lagu xidhay xarunta demibi-baadhista ee magaalada Hargeysa. Xadhiga masuuliyiintan ayaa wararku sheegayaan inay la xidhiidho raashin loogu talogalay dad danyar ah oo maalmihii…

                Read More

                  11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo xabsiga la dhigay iyo ujeedada xadhigooda

                  Gabiley, 10, Mar 2012  (SDN)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka Gabiley oo xabsiga lagu guray ka dib markii ay isku dayeen inay qabsadaan fadhi aan caadi ahayn, si xilka uga tuuraan Maayarka magaaladaaas Marwo Khadra Xaaji Gaydh oo muddooyinkii u dambeeyay xilka guddoomiyenimo haysay, isla markaana ugu doortaan maayar cusub. Ciidamadda ammaanka ayaa ka hor…

                  Read More

                    Midawga Africa:Ciidamada Itoobiya waa in ay magaalooyinka ay qabsadeen ku wareejiyaan AMISOM

                    Adis Ababa Mar 10,2012(SDN)-Madaxa Amniga ee Midawga Africa ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya laga saarayo labo magaalo oo ay dhawaan ka qabsadeen maleeshiyaadka Shabaabka. Dhamaadka bisha inagu soo fool leh ee April ayaa lagu wadaa in 2,500 oo ka mid ah ciidamada AMISOM ee Jabuuti,Burundi iyo Ugaandha ayaa la wareegi doona magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyne….

                    Read More

                      Xisbiga Mucaaridka ah ee ARD oo Tadjourah ku qabtay isu soo bax aan noociisa hore Jabuuti loogu arag(DAAWO SAWIRADA)

                      Tadjourah Mar 10,2012(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ARD ee Jamhuuriyada Jabuuti ayaa waxa uu isu soo bax ka fajiciyay taageereyaasha RPP ku qabtay magaalada Tadjourah. Isu soo baxan oo qeyb ka ah dibedbaxyo taxane ah oo xisbigaasi ku baaqay in ay ku qabanaayaan guud ahaan dalka. Madaxda Xisbiga ARD oo guddaha iyo dibeddaba ka kala yimi ayaa…

                      Read More

                        Ergeyga QM iyo Jamacada Carabta u qaabilsan Syria oo wadahadal ugu baaqay dhinacyada dalkaa isku haya,beritona lagu wado inuu Dimishiq gaadho

                        Dimishiq Mar 10,2012(SDN)-Ergeyga gaadhka ah ee QM iyo Jaamacada Carabta Koffi Anan ayaa dhinacyada isku haya talada dalka Syria ugu baaqay wadahadal si loo soo afmeero colaada galaafatay shacab faro badan oo dalkaa ku noolaa. Mr Anan ayaa sheegay in tilaabo ciidan oo la qaadaa ay xaalada uga sii dari doonto. Hadalka ka soo yeeray…

                        Read More

                          Xayaysiinta iyo xeeladda ku jirta!

                          Kadib lafo-gur badan oo aan ku sameynay shirkaddaha iyo ganacsiyadda  kala duwan ee ka jira jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan magaaladda hargeysa. Iyadoo aan aad ugu kuur galnay Shirkadaha wax xayeysiiya iyo weliba waxa ay qabtaan, ayaa aanu jeclaysanay inaanu dadka u soo bandhigno natiijaddii ka soo baxday baadhistayadaas la xidhiidhay, Meheradda ganacsiga iyo siday ugu…

                          Read More

                            Midawga Yurub oo Somaliland ugu deeqay 3.8 Million EUROS

                            Hargeysa Mar 09,2012(SDN)-Midawga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in ay aduun dhan 3.8 million oo euro ku bixineyso hirgelinta mashruuca Berbera Coridoor oo ah mid isku xidhaya dekedda Berbera iyo Itoobiya. Mashruucan oo si weyn gacan uga geysan doona isku xidhka dhaqaale ee dalalka Geeska Africa ayaa waxa dhawaan la gudo geli doonaa qiimeynta saameynta…

                            Read More

                              Sheekh Shariif oo maamul goboleed laga hoos sameeyay

                              Muqdisho Mar 09,2012(SDN)-Magaalada Muqdisho waxa maanta looga dhawaaqay maamul goboleed ay yeelanayaan gobolada Banadir iyo labada Shabeele. Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif ayaa mudo dhawr sano ah ishortaag ku sameynayay maamulkan. Isku day ay sameeyeen masuuliyiinta ku hawlanaa aasaaska maamulkan Ex-Banadir ayaa waxa si toosa isku hortaagay Sheekh Shariif. Sheekh Shariif ayaa garwaaqsan in maamulkani…

                              Read More

                                Ku simaha Raaisul Wasaaraha DFKMG ah oo qeyrul sharci ku tilmaamay Ictiraafka Khaatumo

                                Muqdisho Mar 09,2012(SDN)-War murtiyeed maanta ka soo baxay xafiiska ku-simaha Raiisul Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya ahna Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md Maxamed Maxamuud Ibrahim ayaa shaaca looga qaaday in sifadii madaxweyne Sheekh Shariif ee uu ku aqoonsaday maamulkii looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo aanu sharciga dalka waafaqsaneyn. Ku-simaha raiisul Wasaaraha ayaa sheegay in kolkii uu…

                                Read More