Isu soo bax ka dhacay magaalada Obock ee dalka Jabuuti
Obock Mar 09,2012(SDN)-Isu soo bax balaadhan oo ay xisbiga mucaaridka ah ee ARD ay ku qabteen magaalada Qadiimiga ah ee Obock ayaa ahaa mid si weyn ay uga qeybgaleen dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulshada halkaa ku dhaqan. Madaxda xisbiga ARD oo dadweynaha reer Obock halkaa khudbado uga jeediyay ayaa ku dheeraaday habacsanaanta dawladeed ee…
