Wasiirka Warfaafinta iyo Xildhibaanno dalka dib ugu soo laabtay
Hargeysa, 07, Mar 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo xubno ka tirsan Goleyaasha Sahrci dejinta oo ka mid ahaa weftigii dhawaan Somaliland uga qaybgalay Shirkii magaalada London loogu qabtay Soomaalida ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka iyo xubnaha uu hogaaminayay oo dalka ka soo galay dhinaca xuduudka Itoobiya iyo Somaliland…
