Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Somaliland wacad baa u yaal- waa hadba waxay kala soo guryo noqoto Shirka London
Waxa shacbiga Reer Somaliland beryahanba dhex mirayneysay dood adag oo la xidhiidha ka qeybgalka shirka Somalia ee dhowaan London ka dhici doona iyo dhib amma dheef wuxuu Somaliland u leeyahay. Waxay haatan dooddaasu isugu biyo shubatay in xukuumadda loo ansixiyey codsigii ka qeybgalka shirkaas. Waxa weliba loogu daray in laga horqaaday caqabaddii sharci ee ku …
