Nin Soomaaliya oo Mareykanka lagu maxkamadeynayo oo qirtay in uu Shabaabka gacan siiyay
Minneapolis Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Xeer ilaalinta Mareykanka ayaa nin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay denbi la xidhiidha argegixso ku qanciyay in uu qirto denbiga si markaa looga dhimo mudada uu xabsiga ku jiri doono. Axmed Xuseen Maxamuud ayaa goaankan uu gaadhay aan weli la shaacin waxa uu salka ku hayo ama sida uu u saameyn doono…
