Meydadka 15 Soomaali ah oo Libaya ku soo caariyay iyo 40 kale oo la la’yahay

    Misrata Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Ugu yaraan 15 ruux oo tahriibayaal ah aya meedadkoodu ku soo caariyeen xeebta magaalada Mizarata 40 kalena waa la la’ayahay ka dib kolkii dooni ay la socdeen ku rogmatay badweynta Mediterraneanta. Sidaana waxa saxaafada u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya ee dalka Libiya Md Cabdiqani Waceys oo ka qeyb galay aaska meydadka soo caariyay. “Meydadka…

    Read More

      Dawlada Britain oo sheegtay in Burcad-badeeda qaar ay dalkaa lagu maxkamadeeyo kuwa kalena la dhigo xabsiyada Soomaalida

      Adis Ababa Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Britain u qaabisan qaarada Africa oo haatan ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa saxaafada u sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in ay maxkamadeeyo burcadamwaxyeeleysa shaqaalaha iyo maraakiibta dalkooda. Henry Bellingham oo ka qeybgalaya shirka midawga Afica ee ka socda Adis Ababa ayaa arrintan uga waramay saxaafada qorshaha Britain ee ku…

      Read More

        DKMG ah ee Soomaaliya oo canbaareysay dilkii agaasimaha Shabeele

        Muqdisho Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Dowladda Federaalka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya waxay canbaareyneysaa falki foosha xumaa ee caawa dilka loogu geystay Allaha u naxariistee Xasan Cusmaan Cabdi oo ahaa Agaasimaha Radio Shabelle ee Mogaalada Muqdisho oo ay koox dhagar qabayal ah si gaadmo ah ugu toogteen meel aan ka fogeyn hooygiisa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wasiirka…

        Read More

          Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo noqday ruuxa ugu sumcada wanaagsan Xukuumada Somaliland

          Hargeysa Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa noqday masuulka ugu sumcada wanaagsan ee xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dib kolkii uu ku gacan seydhay in xilkii loo doortay u dabo fadhiiso xulafada xuurtada ku heysata madaxtooyada dalka. Md Saylici ayaa dareemay xil xyuubsiga wasiirada heysta dhegta madaxweynaha Somaliland kana dhiidhiyay in rag aan…

          Read More

            Talyaaniga oo soo jeediyay talo laga xumaado oo Soomaaliya ku wejahan iyo Reysul wasaare Gaas oo dalkaa u booqoolay

            Rome Jan 28,2012(qurbejoog.com)- Dawlada dalka Talyaaniga oo iyadu hore u gumeysatay qeyb ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa talo waxa uu ka soo jeediyay xal loo helo siyaasada murugsan ee Soomaaliya. Qoraal dalkaa ka soo baxay ayaa lagu sheegay in guud ahaan Jamhuuriyadii Soomaaliya lagu celo maxmiyad ay wadajir u xukumaan dalalka reer Yurub Midawga…

            Read More

              Twitter oo la qaadacay,maxay tahay sababtu?

              Washington Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Barta Internetka ee Twitter ayaa shaacisay goaan ay ugu ogolaaneyso dalalka ay ka hawlgasho in ay xakameeyaan qoraalada ay dadku dalkaas ka soo qoraan. Goaankan oo ka cadheysiiyay inta badan dadka isticmaala bartan ayaa looga gol leeyahay in shirkada lihi ay ka hawlgasho dalal badan oo aaney ka jirin xoriyada saxaafada. Dadka sida…

              Read More

                Madaxda labada Sudan oo Itoobiya loogu kala dabqaadayo

                Adis Ababa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Madaxda labada Sudan ee dhawaanta kala tagay ayaa lagu wada hadal siinayaa magaalada Adis Ababa ka dib muraan lexaad leh oo sababi kara dagaal uu ka dhashay shidaalka laga soo saaro Konfurta oo Woqooyigu dhoofiyo. Woqooyiga ayaa dhawaan kordhiyay canshuuraha laga qaado dhuumaha badda gaadhsiiya shidaalka Konfurtu dunida u iibgeyso,taas oo ay…

                Read More

                  Raysul wasaare Gaas oo isku shaandheyn sameeyay

                  Muqdisho Jan 27,2012(qurbejoog.com)-War maanta laga soo saaray xafiiska reysul wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn kooban lagu sameeyay xukuumada. Talaabadan ayaa dhaqan geli doonta kolka madaxweynuhu saxeexo isbedeladan uu Md Gaas soo jeediyay. Isbedelada ayaa sidan u qoran; 1 Mudane C/kariim Cabdi Abiikar, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha xafiiska Madaxweyna….

                  Read More

                    Waa maxay nuxurka Safarka Wasiirada Somaliland ay degdega ugu kicitimeen Adis Ababa?

                    Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka arrimaha dibedda oo uu weheliyo wasiirka arrimaha guddaha ee Soomaalind ayaa maanta safar degdega ugu anba baxay dalka Itoobiya iyada oo safarkoodu kala ujeedo ahaa. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa ujeedada safarkiisu yahay sidii xog said ah xukuumadu uga heli laheyd shirka dawlada Britain qalqaalineyso. Madaxweyne Axmed Siilaanyo…

                    Read More

                      Arday dhigata Jaamacada Alfa ee Hargeysa oo daabacay buuq Qaamuus ah

                      Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada Somaliland Md Cabdicasiis Samaale ayaa ka qeyb galay kulan lagu daahfuray buug cusub oo Qaamuus ah oo ay daabaceen sadex ka mid ah ardeyda dhigata Jaamacada Alfa. Xaflada bandhiga Buugan Qaamuuska aha ayaa ka dhacday Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale waxa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka…

                      Read More

                        Ergeyga Midawga Afirca oo Muqdisho u tegay dhexdhexaadin

                        Hargeysa Jan 27,2012(qurbejoog.com)-Ergeyga gaarka ah ee Midawga Africa u qaabilsan Soomaaliya Mr Jerry Rawlings ayaa shalay booqasho maalin qaadatay ku tegay magaalada Muqdisho si uu dhexdhexaadin uga galo khilaafka baarlamaanka KMG ah. Mr Rawlings ayaa madaxtiiyada kula kulamay ergatega QM Augustine Mahiga,madaxweyne Shariif Sh Axmed iyo reysul wasaare Cabdiweli Gaas. Ergeyga ayaa deeto mid mid…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro oo been fariimay madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo khilaafkii oo cirka isku sii shareeray.

                          Hargeysa Jan 26,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa aad uga cadhooday hadal shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha gollaha Wakiilada oo sheegayay in la xaliyay khilaafkii u dhexeeyay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Guddoomiye Ciro ayaa saxaafada la hortagay hadalkan uu ku sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhexeeyay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici….

                          Read More

                            Mareykanka oo Kenya ku booriyay in aaney celin Qaxootiga Soomaalida

                            Washington Jan 26,2012(qurbejoog.com)-Dawlada Mareykanka ayaa jawaab adag ka bixisay hadal Kenya ka soo yeedhay oo tibaaxayay in iminka lajoogo xiligii qaxootiga Soomaalida dalkooda dib loogu celin lahaa. “Waxaanu rajeyneynaa kuna boorineynaa in dawlada Kenya ay kafaalo qaado baahiyaha qaxootiga Soomaaliya ee dalkeeda ku sugan,mana aha in dalkooda dib loogu celiyo qaxootiga si loo sameeyo aag…

                            Read More

                              Marines iyo meliisho beeleed iska kaashaday hawlgalkii shalay ee samafaleyaasha lagu soo furtay

                              Gaalkacyo Jan 26,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada Mareykanka ee shalay soo furtay labo ruux oo samfalayaal ahaa oo ilaa Octobertii hore lagu heystay badhtamaha Soomaaliya ayaa gacan weyn ka helay beesha meliishaadkii afduubka ku heystay ajaanibka. Ciidamada Mareykanka ayaa duyuuradahoodu caga dhigteen gegida duyuuradaha ee Gaalkacyo iyaga oo ogolaasho arintaa uga heystay beesha Konfurta Gaalkacyo. Ciidamo beeleedyada Beesha Konfurta…

                              Read More

                                Masar iyo sanad ka dib kacdoonkii Shacabka

                                Qahira Jan 25,2012(qurbejoog.com)-Waxa guud ahaan dalka Masar maanta looga dabaaldegay sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay kolkii dadka dalkaasi ay kacdoon shacab oo xilkii ka tuuray keligii taliyihii dunida ugu xooga weynaa. Beerta Taxriir oo ah goobta caanka ku noqotay kacdoonkaas ayaa maanta waxa buux dhaafiyay shacab kala taageersan kooxaha siyaasadeed ee kala duwan ee…

                                Read More

                                  Dawlada labada Shariif oo shaki ka muujiyay shirka London iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo oo looga taag la’yahay

                                  Hargeysa Jan 25,2012(qurbejoog.com)-Dawlada KMG ah ee Soomaliya,urur goboleedka IGAD,baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka reer Galbeedka ayaa ku dawakhsan ujeedada dhabta ah ee shirka London lagu wado in Soomaalida loogu qabto dabayaaqada bisha soo socota. Tuhunada ayaa laba nuuc ah,midi waa sida ku soo boodka ah ee dawlada Britain mar uun ugu dhawaaqday…

                                  Read More

                                    Ciyaaryahan diiday in uu Obama la kulmo,maxay tahay sababtu?

                                    Washington Jan 25,2012(qurbejoog.com)-Goolhayaha kooxda Boston Bruins oo heyta horyaalka Hockeyga (Xeego) ee woqooyiga America ayaa qaadacay in uu kooxdiisa u raaco aqalka cad si ay ula kulmaan madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Tim Thomas ayaa sheegay mar uu saxaafada la hadlay in uu xubin ka yahay xisbiga mucaaridka ah ee Jamhuuriga,isla markaana aanu qabin in madaxweynuhu…

                                    Read More