Dawlada Faransiiska oo shaacisay in ay heyso cadeemo la xidhiidha dilkii xaakim dalkooda u dhashay oo loogu geystay Jabuuti
Paris Dec 24,2011(qurbejoog.com)-Xaakim Faransiis ah oo Jabuuti lagu dilay kal hore ayaa mudo dheer waxa uu dhex dhigay caqabad siyaasadeed ka dib kolkii si dhab ah baarid loogu sameyn waayay sababaha ku xeedhnaa dilkiisa. Xaakim Borell ayaa waxa ay dawlada Faransiiska wasaaradeeda cadaaladu waxa ay hore u qabtay in uu is dilay,balse xog dhawaan soo…
