Bandow lagu soo rogay Xagar-dheer iyo Hay’adihii Samafalka oo isaga baxay

    Xagar-dheer Dec 21, 2011(qurbejoog.com)- Hay’adaha Samafalka ee ka howlgali jiray Xerada Xagar-dheer ayaa isaga baxay halkaasi , iyadoo dhinaca kale bandow lagu soo rogay Xeradaasi.  Sida mid ka mid ah dadka ku nool Xerada Xagar-dheer ee Woqooyi Bari dalka Kenya uu xaqiijiyay Website-ka Somalidiasporanews.com, waxaa Xeradaasi isaga huleelay Hay’adaha Samafalka ee ka howlgali jiray Xeradaasi. …

    Read More

      AMISOM oo soo dhawaysay howlgalka Ciidamada Jabuuti ee Somaliya

      Muqdisho Dec 21,2011(qurbejoog.com)- Taliska Ciidamada  Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Ciidamada Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdihsho.  Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM Major Aduce Naduwumunsi ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Ciidamada Milatariga Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in talaabada Jabuuti ay qaaday inay tahay mid geesinimo…

      Read More

        Al Shabaab oo duqeymihii Jabbada hoose ku eedeeyay Kenya

        Kismaayo Dec 21,2011(qurbejoog.com) Ururka Al Shabaab ayaa  ku eedeeyay Kenya duqeyntii diyaarado aan la garanayn halka laga leeyahay ay ka gaysteen deegaan lagu magacaabo Hosingow oo hoostaga gobolka Jubbada, iyagoo sheegay in diyaaradahaasi ay duqeyeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.  Guddoomiyaha Al Shabaab ee gobolada Jubbooyinka Sheekh Abuukar Cali Aadan ayaa sheegay in…

        Read More

          DKMG Somaliya oo sheegtay in Ciidamada Jabuuti ay waxbadan ka qaban karaan ammaanka Somaliya

          Muqdisho Dec 21,2011(qurbejoog.com) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in Ciidamada dowladda Jabuuti ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ay wax badan ka qaban karaan Ammaanka Soomaaliya.  C/samad Macalin Max’ud oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda Federalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Jabuuti ee soo…

          Read More

            ciidamada Masar oo fadeexad kala kulmay sida ay ula macaamileen Haweenka gadoodsan

            Qahira Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada amaanka ee dalka Masar ayaa ku fashilmay hab dhaqankooda ku wejahan dadka gadoodsan ee isugu soo baxay wadooyinka magaalada Qaahira. Ciidamadu waxa ay sidoo kale ku fashilmeen oo taageero badan ku waayeen sida ay ula macaamilaan dumarka ka mid ka ah dibed baxayaasha. Warbaahinta caalemiga ah ayaa laga daawaday ciidamada oo dharka…

            Read More

              Dhakhaatiir reer Canada ah oo bilaabaya tijaabada dawo cusub oo lagula tacaalayo cudurka HIV

              Toronto Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Dhakhaatiir ka hawl gasha Jaamacada Western Ontario ayaa maanta shaaciyay in ay ogolaasho u heleen in ay bilaabaan tijaabada dawo ka hortagta qaadida cudurka HIV  ee isu roga AIDS. Dhakhaatiirta ayaa talaabadan ku tilmaamay mid muhiimad weyn u leh malaayiinta ruux ee cudurkani uu dilooday iyo baaritaanka dawadan oo ay sanado wadeen. Talaabadan…

              Read More

                Muqdisho oo xalay deryanka madaafiicda laga seexan waayay

                Muqdisho Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Waxa habeenimadii xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal ruxay daafaha magaalada oo laga seexan waayay. Dagaalkan oo ka dhashay weera ay Shabaaku ku qaadeen fadhiisimo ay xafadaha Heliwaa iyo Kaaraan ku leeyihiin ciidamada Amisom iyo kuwa Dawlada. Dagaalka oo daryanka madaafiicda laga maqlayay daafaha magaalada ayaa waxa uu baqe geliyay dadka reer Muqdisho…

                Read More

                  Dad Shacab ah oo ku geeriyooday Duqeyn shalay loo geystay Husungoow

                  Husungoow Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay duqeyn u geystay degaanka Husungoow ee dhacda duleedla magaalada Dhoobley duyuurado aan la garn cida leh oo dhimasho iyo dhaawacba geystay. Sida ay dadka degaanka iyo sarkaal ka tirsan ciidamada dawladuba xaqiijiyeen waxa magaalada Husungoow guqeyntan ka soo gaadhay khasaare baahsan. Duyuuradaha ayaa kolkii hore duqeeyay aag magaalada dibedeeda ah,balse duhurnimadii…

                  Read More

                    Soomaali Mareykanka Ku nool oo gawaadhi laga burburiyay

                    Fort Morgan Dec 21,2011(9news/qurbejoog.com)-Soomaali ku nool daar ku taal magaa;ada Fort Morgan ee dalka Mareykanka ayaa habeen dhaweytoole waxa laga bur buriyay gawaari daarta hoosteeda yiilay. Gawaaridan oo yiilay daar Soomaali dhawaan magaalada u nolol doontay ayaa dareemaya in si gaaraiyaga loo bartilmaasanayo. Ma cada ilaa iminka cida ka danbeysa weerarkan lagu qaaday gawaarida Soomaalidu…

                    Read More

                      China oo noqotay dalka kelya ee lagu casuumay Tacsida Kim Jong-il

                      Pyongyang Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Waxa dalka Woqooyiga Kuuriya ka socda tacsida geeridii ku timi madaxweynihii dalkaasi Kin Jong-il oo maalinimadii sabtada uu wadnuhu joogsaday. Warbaahintaa dalkaa ayaa si isdaba jooga looga daawanayay bandhigyada loo sameynayay madaxweynihii hore iyo inanakiisa oo loo caleemo saarayo in uu noqdo madaxweynaha dalkaasi. Woqooyiga Kuuriya ayaa ku dhawaaqday in aan wufuud caalamka…

                      Read More

                        Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda Muqdisho oo qarax xoogan lala eegtay

                        Muqdisho 20, December 2011 (Qurbejoog.com)- Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda gobolka Banaadir ayaa maanta qarax miino oo qasaaro dhaliyay lagula eegtay degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir.  Sida Website-ka Somalidiasporanews.com uu  u xaqiijiyay qof goobjooge ah, barqonimadii maanta ayaa Haweenka Nadaafadda gobolka Banaadir waxaa degmada Dharkeenlay ee Magaalada Muqdisho lagula eegtay qarax miino oo gaystay qasaaro isugu…

                        Read More

                          Ciidamada Kenya oo howlgallo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay Xagar-dheer

                          Xagar-dheer 20, December 2011 (Qurbejoog.com)-  Ciidamada ammaanka ee booliska Kenya ayaa gacanta kusoo dhigay dad badan oo lala xiriirinayo qaraxii shalay ka dhacay Xerada Xagar-dheer ee dalka Kenya.   Howlgalkaani oo ahaa kuwo ballaarna islamarkaana Ciidamada booliska Kenya ay ka sameeyeen hareeraha Xerada Xagar-dheer ee Woqooyi bari dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo qab qabtay…

                          Read More

                            Mareykanka oo walaac ka muujiyay isticmaalka Twitter ee Shabaabka

                            Nairobi Dec 20,2011(NYTimes/qurbejoog.com)-Dawlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay isticmaalka Shabaabka ee barta Twitter isla markaana ka fiirsaneysa tilaabada ku haboon ee ay arinkaa ka qaadanlahaeyd. Mareykanku ma cadeyn habka ay u wejahayaan marxakadan cusub iyada oo ay iminka ka fiirsanayaan hab sharci oo ay ku xidhaan barta Shabaabku ku leeyahay Twitter iyada oo doodu noqon…

                            Read More

                              Xildhibaan Qabile:Somaliland waa in ay dib u eegid ku sameysaa xiriirka Jabuuti,mucaaridka Jabuutina waan soo dhaweyneynaa(DHEGEYSO)

                              Hargeysa Dec 20,2011(qurbejoog.com)-Mudane ka tirsan Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta wareysi uu siiyay bartan Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay jawaab uu dhawaan ka bixiyay wareysigii madaxweynaha Jabuuti uga hadlay qadiyada Somaliland. Md Maxamed Faarax Qabile oo ka tirasan Gollaha Wakiilada Somaliland isla markaan ah xubin ka tirsa guddida Joogtada ah ee golahaas ayaa sheegay in…

                              Read More

                                Uurka CPJ oo baaq ka soo saaray dilkii wariye XIIS

                                Nairobi Dec 20,2011(qurbejoog.com)-Ururka u ololeeya difaaca suxuufiyiinta ee CPJ ayaa war uu ka soo saaray dilkii Axadii loogu geystay Wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan XIIS magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in ay DFKMG ah la gudboon tahay in ay baadhitaan ku sameyso dhacdadan. Uruka CPJ ayaa sheegay in weriye XIIS ay dhawaan soo gaadheen fariimo hanjaaba uu…

                                Read More

                                  Xildhibaano taageersan Shariif Xasan oo kulan ku yeeshay Muqdisho

                                  Muqdisho 19, December 2011 (Qurbejoog.com)- Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay taageereen go’aan ay sheegeen in Madaxda dowladda Soomaaliya ay ka qaateen khilaafka hareeyay Mudanayaasha barlamanka Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqeen Xildhibaanada barlamanka inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo midnimada Soomaaliya. Xildhibaan Cumar Max’ed Max’ud (Cumar…

                                  Read More

                                    Wafdi uu hoggaaminayo Sheekh Shariif oo lagu so dhaweeyay Garoowe

                                    Garoowe Dec 19,2011(qurbejoog.com) Wafdi oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda KMG Somaaliya ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal. Wafdigaani oo uu hoggaaminayo Maxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa ay gaareen Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Madax badan oo ka tirsan Puntland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed…

                                    Read More