Siiriya oo ogolaatay in jaamacada carabtu kormeereyaal u soo dirto

    Dimishiq Dec 19,2011(qurbejoog.com)Dawlada dalka Siiriya ayaa ugu danbeyntii aqbashay qorshe nabadeyn ah oo ay hore dhawr jeer u soo jedisay Jaamacada Carabta oo ku wejahnaa in kormeereyaal xaalada dalkaasi ah loo diro goobaha colaadahu saameeyeen. Dawlada Siiriya ayaa hore ugu gacan seyrtay in kormeerayaal dalkooda tagaan,balse dalabkan u danbeeyay ee Jaamacada Carabta ayaa waxa ku…

    Read More

      QM oo shaacisay mudada la qabanayo shirka wada tashiga Soomaalida iyo madaxweyne Shariif oo Garoowe u boqoolay

      Garoowe Dec 19,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska QM u qaabilsan siyaasada Soomaaliya ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxa ay uga warameen mudada uu furmayo shirka wada tashiga Soomaalida ee dib u dhacu ku yimi. UNPOS waxa ay qoraalkeeda ku sheegtay in Shirka wada tashigu furmi doono maalinta arbacada ah ee inagu soo fool leh,mase sheegin mudada uu soconayo….

      Read More

        Qarax Miino oo qasaaro u gaystay Ciidamada Kenyan ah oo ka dhacay Xagar-dheer

        Xagar-dheer Dec 19,2011(qurbejoog.com)- Ciidamada booliska Kenya ayaa qarax miino oo qasaaro gaystay waxaa lagula eegtay Xerada Xagar-dheere ee dalka Kenya. Inta la’ogyahay 3-ruux oo ka tirasnaa Ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa ku geeriyooday 1-kalana wuu ku dhaawacmay kadib markii maanta qarax miino oo ah nuuca laga hago Rimuud Kontorolka lagula eegtay Xerada Xagar-dheer ee Woqooyi…

        Read More

          Xus Jabuuti loogu sameeyay 20 Guuradii ka soo wareegatay xasuuqii Arihiba iyo Qaasim Axmed Diini oo ka qeybgalay

          Jabuti Dec 19,2011(qurbejoog.com)-Waxa maalinimadii shalay isu soo bax lagu xusayo xasuuqii Arihba oo mucaaridkii Jabuuti ee gude iyo dibedba isku arkeen lagu qabtay magaalada Jabuuti. Ciidamada Amaanka ee Jabuuti ayaa maalmihii u dabeeyay waday dedaalo ay dadka uga digayaan ka qeybgalka xuska. Isu soo baxa oo ka dhacay aag ku dhaw xabaalaha dadkii lagu xasuuqay…

          Read More

            Madaxweynihii Woqooyiga Kuuriya oo geeriyooday

            Pyongyang  Dec 19,2011(qurbejoog)-Warbaahinta dalka Woqooyiga Kuuriya ayaa goor dhaweyto baahiyay in madaxweynihii dalkaasi Kim Jong-il uu geeriyooday maalinimadii shalay. Weriye dhar madaw xidhan ayaa sheegay in madaxweyne Kim Jong-il uu u geeriyoodey daal fara badan oo ka dhashay hawsha uu hayay. Dhimashada Hogaamihayan ayaa dalkaasi waxa uu ku noqon doonaa mid saameyn weyn ku yeesha….

            Read More

              Shir lagaga hadlayay Mashruuca horumarinta JPLG oo lagu qabtay Hargeysa

              Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)-Shir balaadhan lagaga hadlayay mashruuca horumarinta  degmooyinka gobolka maroodi jeex ee lagu magacaabo  JPLG ama Join Program ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa. degmooyinka mashruucan ka qayb qaadanaya oo kala ah Faraweyne,Cadaadley, Daarasalaam,Laasgeel,Sabo Wanaag iyo shanta degmo ee Caasimadu ka kooban tahay kaas oo dib loogu eegayay baahiyihii…

              Read More

                Raiisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo wal wal ka muujiyay goaanka dowladda Mareykanka ee joojinta Xawaaladdaha Soomaalida

                MuqdishoDec 18, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka hadlay go’aanka ay dowladda Mareykanka muddada todobaadyada ah ugu qabatay howshii shirkaddaha xawaaladdaha Soomaalida ee lacagaha u diri jiray dalka Soomaaliya isagoo ku tilmaamay haddii go’aankaasi uu dhaqan galo inay tahay musiibo iyo dhibaato weyn oo la soo dersi doonta nolosha Malaayiin Soomaali…

                Read More

                  Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

                  Muqdisho Dec 18, 2011(qurbejoog.com)- Dagaal qasaaro gaystay oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab ayaa saakay waxaa uu ka qarxay Magaalada Muqdisho.   Dagaalkaani oo ahaa mid culus islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa  waxaa uu ka dhacay…

                  Read More

                    Mucaaradka dalka Gabon oo ku gacan seeray doorashooyin dhacay

                    Libreville Dec 18,2011(qurbejoog.com)- Afhayeenka Xisbiyada mucaaradka dalka Gabon, Zacharie Myboto ayaa waxa uu sheegey  si kulul ugu gacan seerey doorashooyinkii barlamanka ee dhawaan dalkasi ka dhacay, isagoo sheegey in xisbiga talada haya ee dalkasi u ku shubtay doorashooyinkasi.   Afhayeenka ayaa waxa uu tilmaamay in guddiga doorashooyinka dalkasi aysan cadalad u tiring codadka doorashooyinka, isagoo…

                    Read More

                      AL Shabaab oo si kulul u cambaareeya Maamulka Ximan iyo Xeeb

                      Muqdisho 18, December 2011 (Qurbejoog.com)- Ururka Al Shabaab ayaa qayaano ku tilmaamay shir dhawaan kusoo gaba gaboobay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.   Kadib markii Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud uu kusoo gaba gaboobay shir  loo qabtay Maamul goboleedyo  islamarkaana ay soo abaabuleen Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa arintaasi waxaa ka hadlay oo si kulul…

                      Read More

                        QM oo ka hadashay xaalada Haweenka Soomaaliyeed ku sugan yiihnn

                        Nairobi Dec 17,2011(qurbejoog.com)-Haweeneyda Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda Haweenka Rashida Manjoo ayaa ka war bixsay safar ay ugu kuurgalshay xaaladaha ay ku sugan yihiin Haweenka Soomaaliyeed. Haweeneydan oo Soomaaliya tagtay dhawaan ayaa waxa ay ka warbixsay sida Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha barakacayaashu kufsigu caqabad nololshooda ugu yahay. Waxa ay sheegtay in Haweenku meel…

                        Read More

                          Maxkamada Wikileaks oo Mareykanka ka bilaabatay

                          Maryland Dec 17,2011(qurbejoog.com)-Maxkamad ciidan oo ku taal dalka Mareykanka ayaa iminka bilowdey dhegeysiga dacwad lagu soo oogay askari Mareykanka oo ku saabsan bixintii xogtii ay shaacisay Wikileaks. Bradley Manning ayaa qareenada difaacaya waxa ay dalbadeen in la bedelo xaakimka dhegeysanaya dacwada. Xaakim Lt Col Paul Almanza ayaa diiday 36 ruux oo uu qareenada Bradley Manning…

                          Read More

                            Madxweyne Geelle oo iska hortaagay in masuuliyiin ka socota Somaliland Jabuuti kula kulamaan xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka

                            Jabuuti Dec 17,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan dalka Jamhuuriyada Jabuuti safar gaaban ku yimi xoghayaha difaaca ee dalka Mareykanka Leon Panetta oo ku jiray olole lagu dardar gelinayo la dagaalanka argegixida geeska Africa gaabaadka ka dhigatay beryahan danbe. Mr Panetta waxa uu qorshihiisu ahaa in uu dalalka geeska Africa mid ka mid ahi noqdo hurmuudka ololahan Mareykanku wado….

                            Read More

                              Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Garisa ee dalka Kenya

                              Garisa Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa soo baxaya xog ku wejhan laba qarax oo mar qudha wada dhacay laga maqlay guddaha magaalada Garisa oo dhacda woqooyi bari ee dalka Kenya. Qaraxa hore ayaa la sheegay in uu ka dhacay xafiis ay leeyihiin shaqaalaha xabsi ku yaal magaalada Garisa. Qarax kale ayaa isna xiligaa ka dhacay Hotel ku yaal isna…

                              Read More

                                Shariif Xasan oo maanta Muqdisho gaadhay

                                Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta Muqdisho ka degay Guddomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ee dhawaanta xilka laga qaaday. Guddomiyaha Baarlamaanka oo kiyoo safar ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaniga xilka laga qaaday ayaa maanta sheegay in uu weli yahay guddomiyaha barlamaanka  sharciga ah. Guddomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in ay dardar gelin…

                                Read More