Al Shabaab oo u digay Jabbuuti
Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)- Ururka AL Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Jabbuuti ay kaga digayaan in Ciidamo ay usoo dirto Soomaaliya, iyagoo tilmamay in loo baahanyahay in arrimahaasi in badan laga fiirsado. Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali dheere) oo u waramayay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Jabbuuti ay…
