Cali Guray oo Ka Falceliyay habka Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee doodu ka taagan tahay Iyo Xalku sida uu ku Jiro “SOMALILAND; BARI IYO GALBEED”

    Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka Falceliyay Dood Telefishanka HCTV u qabtay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xubin ka socotay Xukuumada. Cali Guray oo Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ku baahiyay Barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Face book…

    Read More

      Maayarka Berbera oo Cadeeyay Jeegag Lacageed oo Si Khaldan uga Baxay iyo Mashaariic ay Shakhsiyaad ku Naas Nuujiyeen oo uu Beeniyey DAAWO

      Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan Cidin ayaa Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Maanta Xafiiskiisa Waxa uu Been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Warbaahinta oo Sheegayay Mashaariic Sifo khaldan Shakhsiyaad gaar ah loogu naas-nuujinayay iyo Jeegag nidaam aan sharci ahayn kaga baxay dawlada hoose. Wuxuu Maayarku Cadeeyay Jiritaanka Jeegaas…

      Read More

        Gabadh Ka Tirsanayd Shaqaalaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Lagu Toogtay.

        Muqdisho,15Aug,2015(QJ/SDN)-Dabley aan heybtooda la garanin ayaa waxa ay maanta dil u geysteen gabadh dhalinyaro ah oo saaka u socotey goobta ay ka shaqeyso oo ah baarlamaanka federaalka. Dableydani hubeysan waxa ay ka baxsadeen goobtii uu dilku ka dhacay, gabadhani dhallinyarada ah waxa lagu magacaabi jirey Raxma Maxamed Cabdulqaadir iyadoo la sheegay in aan la garaneynin…

        Read More

          Xam-Xamta Suuqa: Muxuu Isu Casilay Cabdikariim Axmed Mooge?

          Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)- Goobaha iyo Majlisyadda Dadweynuhu ku kulmaan ayaa Labaddii Maalmood ee ugu danbeysay waxa si weyn Weydiimo badan layska weydiinayaa Sababta Rasmiga ah ee Xilka uga Huleelay Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qirshaynta Qaranka, Md. Cabdikariim Axmed Mooge oo ahaa Shaqsi can ka ah dhalinyaradda Somaliland dhexdeeda,isla markaas si weyn uga dhex muuqday hawlaha Samo-falka iyo…

          Read More

            Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Maxbuus ku Geeriyooday Rasaas uu furay Askari

            Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)–Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa shalay rasaas uu furey ku dhaawacay nin maxbuus ahaa kaas oo maanta u Geeriyooday dhaawacii rasaastaasi ka soo gaadhay.   Wiilkan oo Rasaastu kaga dhacday Madaxa iyo Gacmaha ayaa Maanta u Geeriyooday dhaawacii ka soo gaadhay rasaastaas, waxaana magaciisa la odhan jiray Axmed Dayib Cabdi Koorse. Taliyaha Booliska…

            Read More

              WAR DEG DEG AH:Sheekh Axmed Madoobe oo ku Guuleysatay Doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland

              Kismaayo,15Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Jubbaland, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacday xarunta Gobolka Jubbada Hoose.   Doorashada oo ahayd mid qarsoodi ah ayaa waxaa codeeyay 74-xildhibaan, iyadoo Axmed Madoobe uu helay 68-cod oo ka mid ah codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamanka Maamulka…

              Read More

                “Qolada meesha fadhida Waxan Leeyahay haddii aan wax laga Arrimahan waxa ay keeni doontaa in kuwii dalkan xoreeyey ee aan habran jirin marka carruurtooda la laayo ay rasaas qaataan”Sheekh Aadan Siiro.

                Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa xaaladda dalka ka dayriyey, waxana uu nasiib-darro ku tilmaamay dhacdadii dhawaan ka dhacday xaafadda Jigjiga yar oo ciidamada ammaanku dileen Wiil yar oo toban jir ahaa, kaas oo uu dhalay Mujaahid katirsanaa Halgamayaashii SNM. Sheekha oo maalintii shalay khudbad ka akhriyey Masaajidka Quba ee Magaalada Hargeysa, ayaa ugu horrayn…

                Read More

                  “Qoddobka Kaliya ee Axmed Siilaanyo Iyo Cirro Isku Waafaqsan yihiin Waa In Doorashada Wakiillada Lagu Galo Ku-meelgaadh, waana Casharradii Macallin Maxamed Siyaad Oo Lasoo Shaqeeyeen…” Xildh. Axmed Yaasiin

                  Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayasha kasoo jeeda Gobolka Awdal, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu salka ku hayo cabashada ay Gobol ahaan ka muujiyeen Xeerka Golaha horyaalla ee Wakiillada lagu soo dooranayo. Xildhibaanka oo ka qaybgelayey doodda dhawaan  Telefishanka Horn Cable Tv arrintan ka qabtay, ayaa faahfaahin ka bixiyey laaxinka ku…

                  Read More

                    Wiilkii Askarigu Ku Toogtay Saldhigga Koodbuur Oo Saaka u Geeriyooday Dhaawacii Soo Gaadhay

                    Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Allah ha u naxariistee waxa Saaka Subaxii Hore Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Axmed Dayid Cabdi Koorse oo  habeen hore Askari katirsan Saldhigga Booliska ee Ibraahim koodbuur uu rasaas ku furay, isla-markaana dhaawac ahaan halkaas loo dhigay. Sida ay ehellada wiilkani u xaqiijiyeen qaar kamid ah warbaahinta, waxa marxuumkani galay qalliin culus,…

                    Read More

                      Kooxda ISIS Oo Dabaq Dheer Kasoo Tuurtay Laba Nin Oo Lagu Eedeeyey Qowmu Luudnimo

                      Homs:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Daacish, ayaa baahisay muuqaal ay ka muuqdaaan0Dagaalyahanada Kooxda Daacish ayaa soo bandhigay muuqaal muujinaya  dil naxariis daran oo ay ku fuliyeen laba nin oo ay ku eedeeyeen inay ku kaceen fal qoomu luudnimo ah. Labadan nin ay daacish dilayeen ayaa kahor inta aan dabaqa dheer laga soo tuurin waxaa laga xidhay indhaha iyo gacmaha,…

                      Read More

                        Mudane Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Hadlay Fadeexaddii Dhawaan Ku Qaraxday Maayarka Berbera

                        Berbera:Aug,15,2015(SDN/QJ)- Maxamed Cali Dheere oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera, ayaa faahfaahin ka bixiyey Fadeexaddii dhawaan ku qaraxday Maayarka Magaalada  Berbera, taas oo la xidhiidhay in mashruuc  laba boqol iyo Siddeetan kun oo Doollarka Maraykanka ahi ku baxayso oo la siiyey Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Guddoomiye u ah Guddiga daba-galka iyo ilaalinta Hantida…

                        Read More

                          Yuusuf Garaad oo Qaylo Dhaan Xoogle Kaso Saaray Xaalada Soomaaliya iyo Mooshinka Xilka Lagaga Qaadayo Xasan Sheekh

                          Yuusuf Garaad oo Qaylo Dhaan Xoogle Kaso Saaray Xaalada Somalia iyo Moshinka Xilka Lagaga Qaadayo Xasan Sheekh  Waxaan si deggan u akhriyay sagaalka bog ee dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha oo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanku ay u gudbiyeen Guddoonka. Waxaan si taxaddar leh u dhegeystay dhowr iyo labaatanka daqiiqo ee jawaabta Madaxweynuhu uu ka bixiyay…

                          Read More

                            Cali Guray:Maya Maya Is-xanbaar Maya!

                            Cali Guray:Maya Maya Is-xanbaar Maya! MAYA MAYA IS XAMBAAR MAYA Wasiirka Caafimaadku ma qaraamaad buu ka jiidhay Baashe iyo Dhakool hadii uu Dastuurka Somaliland daafacay oo yidhi dad kayagu waa muwaadiniin Somaliland ah muwaadin kastana wuxu xaq dastuuri ah u leeyahay IN UU WAX DOORAN KARO LANA DOORAN KARO Waxa la yidhaa IS XAMBAAR meel…

                            Read More

                              Sare u kac ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada Magaalada Muqdisho

                              Muqdisho,14Aug,2015(QJ/SDN)-Suuqyada kalluunka lagu iibiyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga dareemay qiimo koror ku yimid qiimihii caadiga ahaa, ee la kala siisan jiray kalluunka. Kawaanka Degmada Xamar Weyne oo lafdhabar u ah suuqyada Magaalada Muqdisho ee kalluunka lagu iibiyo, ayaa ka mid ah goobaha laga dareemay kororka ku yimid qiimaha kalluunka. Ganacstada kalluunka, ayaa xaqiijiyay…

                              Read More

                                Jeeg Malaayiin Lacaga lagu Xadayey oo Kashifmay & Fadeexad hadhaysay Duqa Berbera & Xildhibaan Obama

                                Berbera,14Aug,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada oo ay ku qoran lahaanshaha Lacagta Jeegga ka kashifmay dawladda hoose ee Berbera iyo jawaabta uu ka bixiyey Berbera(Aftahannews):- Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa Xabsiga u taxaabay xalay fiidkii Cabdiwahaab Maxamuud Aw Caqli oo ka tirsan Ganacsatada waawayn ee magaaladaas, waxaana lagu eedeeyey Ganacsadahaas…

                                Read More

                                  Xukuumadda Iyo Gudoomiya-yaasha Jaamacaddaha Dalka Oo Kulan Xog-Is-Weydaarsi Ka Yeeshay Shaqo Abuurka Dhalinyaradda+Daawo Sawiradda

                                  Hargeysa,14Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa Maanta Magaaladda Hargaysa ku dhex-maray Kulan balaadhan oo laga tashanayo Shaqo-abuurits boqolaalka dhalinyaradda ah ee kazoo baxa Jaamacadda Dalka xubno ka tirsan Xukuumadda iyo Gudoomiya-yaasha Jaamacadaha Dalka. Kulankan oo ahaa mid wakhti dheer socday,isla markaasna laysa soo qaaday dhibta dhalinta ka haysta helitaanka shaqo marka ay kazoo qalin-jabiyaan Jaamacaddaha kala duwan ee Dalka,ayaa dhinacyo…

                                  Read More

                                    Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Madaxa Kala Dhacay Arday Maxbuus Ku Ahaa Saldhigga Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa+Daawo Sawiradda

                                    Hargeysa,14Aug,2015(QJ/SDN)-Askarigan ayaa hiirtii Waaberi ee saaka toogtay isla markaana rasaas xooggan madaxa kala dhacay Wiil yar oo arday ah oo maxbuus ku ahaa saldhiggasi. Ardaygan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Dayib Cabdi Korse, ayay rasaastu ka haleeshay Madaxa, Lugaha iyo waliba Gacmaha. Waxaanu haatan ku jiraa xaalad aad u culus. Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa…

                                    Read More

                                      Dowladda Mareyanka oo sheegtay inay baadhayso in Kooxda ISIS ay Haysato Hubka Kiimikada ah

                                      Washington,14Aug,2015(QJ/SDN)- Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay inay Baarayso warka ku saabsan in Kooxda Daacish ay isticmaaleen hub Kiimiko ah, intii lagu guda jiray Weerar ay Toddobaadkan ku qaadeen xoogagga Kurdiyiinta, sida ay sheegeen saraakiil u dhashay dalka Jarmalka. Wasaaradda Gaashaandhigga Jarmalka oo tababar siinaysa Kurdiyiinta ayaa sheegtay in 60 ka mid ah xoogagga Peshmerga ay asiibeen…

                                      Read More