Madaxweynaha Kenya iyo Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Dhawaan Booqasho ku Tegi Doona Dalka Uganda
Kampala:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha waddanka Kenya, Uhuru Kenyetta iyo Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemaraim Desalegn, ayaa dhawaan Booqan doona Dalka Uganda, kadib markii uu Madaxweyne Museveni marti-qaad u sameeyey. Madaxweynaha dalka Kiiniya ayaa laga dhawrayaa Kampala Jimacaha soo socda isaga oo khudbad ka jeedin doona baarlamanka dalka Yugandha. Kenyetta ayaa lagu wado in uu casho-sharaf la qaato madaxweynaha…
