Dhagayso Barnaamijka Waxbarashada, Oo Todobaadkan idiinka Imanaaya Studioha Magaalada Hargeysa

    Hargeysa Aug 07,2015(SDN/QJ)-Waa Barnaamijkeenii Waxbarashada ee qurbejoog.com oo todobaadkan inooga imanaya magaalada Hargeysa, waxaana inoo soo diyaariyay isla markaana inoo soo jeedinaya weriyahayaga magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/waxbarasho.MP3″]   HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA

    Read More

      DAAWO Marwo Aamina Ismaciil Beeldaaq oo kamid ah Jaaliyada Somaliland Ee Bristol Uk. oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Cisbitaalka Dhimirka ee Berbera

      Bristol Aug 07,2015(SDN/QJ)-waxaan   halkan idinku soo gudbinaynaa  videogan  oo ah      Hablo  kamid  ah  hablaha  ugu firifircoon  jaaliyada somaliland ee  bristol uk   00 gaadhsiiyey  deeq  lacageed  oo dhan    $2000  oo  doolar    isbitalka   dhimirka  ee  magaalada    berbera  ee  gobolka  saaxil.

      Read More

        Jigjiga Oo Ka Furmay Shirweyne Sidii Lagu Hormarin Lahaa Goobaha Dalxiiska

        Jigjiga,7Aug,2015?(QJ/SDN)-Waxaa Shaleyto Xarunta Maamulka DDSi Ee Magaalada Jigjiga Soo Gaadhay Wafdi Heer Ka Socda DFI Oo Uu Hogaaminayo Mareeyaha Guud Ee Ururka Horumarinta Dalxiiska Itoobiya Mudane Solomon Tadese Waxaa Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Oo Uu Ugu Horeeyo Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Xidhiidhka Dawlada Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSI Mudane Baashe Cabdi Mudane Solomon Tadese…

        Read More

          Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Oo Deeq Lacag Ugu Deeqay Dhagoolayaasha(DAAWO SAWIRRADA)

          London,7Aug,2015(QJ/SDN)-Munaasabadan Oo Ka Dhacday Shaley Holka Xafiiska Arimaha Haweenka, Caruurta, Iyo Dhalinyarada DDSI Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Ay Hogaaminayaan Sacdiyo Cabaas Iyo Fardowsa Suldan Maxamuud Haybe Ayaa Ayaa Waxaa Lacag Deeq Ah Lagu Gudoonsiiyey Dhalinyarada Dhagoolayaasha DDSI Taasoo Ay Ugu Deeqeen Haweenka Qurbajooga DDSI Ee UK Ka Timid Gaar…

          Read More

            Xildhibaan ka tirsan Soomaalida Kenya oo si adag uga hadlay Xiisada ka taagan dhismaha darbiga iyo kaalintooda

            Nairobi,6Aug,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Bile Keerow oo laga soo doorto magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, kana tirsan aqalka odayaasha Kenya ayaa sheegay in ka mudane ahaan aanu raali ka ahayn in darbi laga dhiso xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya.   Waxa uu sheegay in fikir la’aan ay tahay qorshaha ku aadan Darbigaan la dhisayo,…

            Read More

              Qaramada Midoobay oo mashaariic ka fulinaysa deegaanada Galmudug

              Cadaado,6Aug,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuled oo mudooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan SoomaaliyaNicholas Kay, waxaana la sheegay in wadahadalkoodu ku saabsanaa sidii Q/Midoobay maamulka cusub ee Galmuduga uga taageeri lahayd dhinacyada kala duwan ee maamulka iyo horumarinta. Nicholad Kay ayaa la sheegay inuu maamulka Galmudug u balan…

              Read More

                Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

                Muqdisho,6Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Nabadsugida iyo kuwa Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ballaaran ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. waxaana uu howlgalkan xoogiisa uu ka socdaa degmada Hodan.  Howlgalkaaan ayaa wuxuu saameeyay dhaq dhaqaaqii guud ee xaafada degmada Hodan, waxaana lagu soo waramayaa in dad kor u dhaafaya kontameeyo ruux lagu soo qabtay.  Howl galkan…

                Read More

                  Deg Deg: Dagaalo iyo duqeymo Hadda Ka soconaya Deegaanka Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan.

                  Baladweyne,6Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka aanu ka helayno gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in deegaanka Nuur Fanax oo u dhaxeeya degmooyinka baladweyne iyo Halgan uu hadda ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada  Amison iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo Alshabaab, waxaana dagaalkaasi uu bilowday markii ciidamada dowladdu ay kasoo dhaqaaqeen shalay dhinaca gobolka hiiraan magaalada…

                  Read More

                    Khilaafkii Jaamacadda Hargeysa Oo Lasoo Afmeeray Iyo Shaqadii Oo Dib u Bilaabmi Doonta Maalinta Sabtida

                    Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Khilaafkii sababay in gebi ahaanba Albaabada loo laabo jaamacadda Hargeysa, ayaa lasoo afjaray, sida uu warbaahinta u sheegay. Qoddobada xalka lagaga dhigay Tirtiridda Jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa lagu sheegay in Gebi ahaanba ay Jaamacadda Ka tagaan Guddoomiyihii iyo Ku-xigeenkiisii, sidoo kalena ay Jaamacadda ma maqnaadaan Laba kamid ahaa Hormoodka kulliyadaha Jaamacdda oo beryahanba shaqadooda buuq…

                    Read More

                      Hargeysa: Gabadh U Ololaysa Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Lagu Marti Qaaday Carwada Buugaagta Ee Hargeysa.

                      Hargeysa,6Aug,2015(QJ/SDN)-Carwada buugaagta ee Hargeysa oo sanadkiiba halmar lagu qabto magaalaa Hargeysa laguna soo bandhigi jiray buugaag iyo dhaqan, ayaa sanadkan lagu arkay barnaamij aad uga cad cad oo lagu magacaabo ‘’Women Of World’’ WOW. Taas oo maaliyad badan ku taageertay barnaamijka buugaagta ee sanadkan. WOW waa barnaamij ay asaasatay Jude Kulley, Jude marka laga tago…

                      Read More

                        Boqor Raabi Oo Ay Weheliyaan Qurbo Joog Iyo Masuuliyiinta Ururka Samafalka Ee Hayaan Oo Kormeer Ku Soo Maray Magaalada Balli Mataan Iyo Deegaanno Kale + Daawo Sawiro

                        Sallaxley,6Aug,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yuusuf C/laahi Oo Ay wehelinayaa Masuuliyiinta Ururka Samafalka Ee Hayaan oo xaruntoodu tahay Dalka Canada ayaa Maantii shalay kormeer indho indhayn ah ku soo maray Magaalada Balli Mataan iyo Deegaanno kale . Ujeeddada kormeerkan ayaa ahayd sidii loogu kuur gali lahaa Xaaladda Dhabta ah ee ay ku suganyihiin Bulshada Deegaankaasi waxaanay Masuuliyiintani si…

                        Read More

                          Madaxa Dalada Mucaaridka Jabuuti:Doorasho ka dhaceysa Jabuuti 2016 ka ma jirto ilaa la hirgeliyo heshiiskii mucaaridka iyo dawlada

                          Ottawa Aug 06,2015(SDN/QJ)-Madaxa dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Axmed Yusuf ayaa wareysi dheer oo uu siiyay wakaalada wararka ee AFP waxa uu uga waramay mawqifka mucaaridka ee doorashooyin ka dhaca dalka Jabuuti. “Ma jiri doonan wax doorasho ah oo Jabuuti ka dhaca 2016-ka inta la abuurayo Guddi Doorasho oo madax banana” sidaa waxa sheegay Md…

                          Read More

                            “Sacad-muuse-ku-xigeen iyo Madaxweyne-ku-xigeen is huwan baan noqonayaa marka Odaygu haakah yidhaahdo ee kasoo Go’o. waxana aan Ku-xigeen u ahay Saddexda Nin Ee Reer Hargeysa…”Xildh. Indho-indho

                            Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho)oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaciyey inuu yahay musharrax u taagan jagada madaxweyne-ku-xigeen ee  Xisbiga Kulmiye, waxana uu sheegay inuu iska soo dhex dharraxi doono shirka Golaha dhexe ee Xisbiga. Cabdiqaadir Indho-indho oo haatan ah afhayeenka Golaha Guurtida oo habeenkii xalay Wargeyska Hubaal Khadka Telefoonka kula xidhiidhay, ayaa  sheegay…

                            Read More

                              “Ina Xirsi-qaniyow Inankii Yaraa ee Cabdiraxmaan Cirro Ku Lahaa Sankaan Caano Kaa Keenayaa Inuu Maanta Nookaa Adeegsado Kaa Yeelimayno…..”Suld. Sabbayso

                              Hargeysa:Aug,06,2016(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim(sabbayso)oo kamid ah Salaadiinta Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey Dhawaaq dhawaan kasoo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-qani, kaas oo dibaaqayey War uu hore saxaafadda u siiyey. Suldaan Sabbayso oo maalintii shalay saxaafadda kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa si weyn uga biyo diiday  hadal uu Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-qani dhawaan warbaahinta mariyey, kaas…

                              Read More