Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Ka Hadlay Kordhinta Garsoorayaasha Maxkamada Sare Iyo Dalab uu Madaxweyne Siilaanyo ka aqbalay DAAWO

    Hargaysa 27.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali oo Shir jaraa’id xafiiska ku qabtay ayaa ka hadlay Kordhinta Tirada Garsoorayaasha Maxkamada Sare iyo baahida keentay. Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxa uu xusay in markii xilka uu Madaxweynuhu u magacaabay uu u gudbiyay Codsigiisii Kowaad oo ku saabsanaa sidii loo kordhin lahaa Tirada…

    Read More

      Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Rabashadihii Ka Dhacay Jaamacada Hargeysa DAAWO

      Hargaysa 27.July 2015 (SDN/QJ)- Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland, sarreeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay in 16 qof lo ohayo shaqaaqo saaka ka dhacday Jaamacadda Hargeysa. Waxa uu ciidanka booliska ka difaacay habacsanaan maamulka jaamacaddu ku eedeeyay, isagoo sheegay in arrinta meesha ka dhacday tahay mid maamulka khusaysa. “Maanta oo bishu 27 tahay,…

      Read More

        ‘’Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay waa mid ka baxsan Bani’aadamnimada’’ Wasiir Hadliye.

        Muqdisho,27july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibada Somlia, C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada Muqdisho aanay saameyn ku yeelan doonin diblomaasiyiinta dalka imaaneysa. Wasiir Hadliye oo ka hadlayay qaraxii ismiidaaminta ee shalay lagu qaaday Hotel Jazeera ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid ka baxsan bani’aadanimada, isagoo tacsi u diray qoysaskii ku dhintay. Sidoo…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Dhamaadka Mudo Xileedkiisii Sharciga ahaa Maanta ku Soo Khatimay Gobolka Sool Iyo Balanqaadka Tabashada Xiligan Mudo Kordhineed DAAWO

          Laascaanood 27.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey eesocdaalka ku marayey Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo uu dhagax dhig iyo kormeer ku sameeyey mashaariic Gobolkaasi laga fulinayo, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu booqday fadhiisimada jiidda hore ee…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood.

            Laascaanood,27july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti ballaadhan oo xukuumaddiisa ka  tirsan ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood ayaa dadweynaha magaaladaasi  waxay usoo dhaweeyeen si weyn waxaana ay dadweynaha kula shireen madaxweynaha iyo weftigiisu huteelada waaweyn eek u yaala magaalada laascaanood. Madaxweyne siilaanyo ayaa dadweynaha u sheegay in ay usoo…

            Read More

              Hargeysa: Raxan Waraabayaal ah oo qudha ka jaray ku dhawaad 50 neef oo xoolo ah

              Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Deegaanka dabada-cadaada oo ah duleedka koonfur bari ee magaalada Hargeysa ayaa waxa habeen hore soo weerartay koox waraabayaal ah iyagoo halkaasi qudha kaga jaray ku dhawaad kontomeeyo xoolo adhi u badan, waxaana wararka aanu degaanka ka helayno ay sheegayaan in reer xoolo dhaqato ah ay soo weerareen waraabayashu ka dibna ay halkaasi ka dareersadeen xoolo…

              Read More

                Diblomaasiyiin Ajaanib ah Oo Dhimasho iyo Dhaacyo Kasoo Gaadheen Weerarkii lagu Qaaday Hutel Jaziira

                Muqdisho:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Warar dheeri ah, ayaa kasoo baxaya cidda ku waxyeeloowday weerarkii shalay kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxana la sheegayaa inay diblomaasiyiinta shisheeye halkaas ku waxyeeloobeen. Dadka ku dhintay Weerakii Hotelka Jaziira ayaa la sheegay in uu ku jiro Diplomaasi Shiiniis ah oo ka shaqeenayay Safaarada Dowlada Shiinaha ay ku leedahay Dalka…

                Read More

                  Dowladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa Oo Olole waddo banayn ah Bilowday + Daawo Sawirrada.

                  Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Dolwadda hoose ee Hargeysa ayaa saaka bilowday olole ay u banaynayso waddooyinka xidhan ee magaalda Hargeysa gaar ahaan faras magaalaha, waxaana saaka subaxnimadii hore dowladda hoose ee Hargeysa Cagta marisay goobo ganacsi oo aad u tiro baan. Waxaana la arkaayay ciidamada ammaanka Hargeya oo ammaan aad u usaagaya. Wakhti hadda laga joogo dhowr bilood ayay…

                  Read More

                    Dhalinyaro Shufto Ah Oo Is Hor Istaagtay Imtixaanaadkii Jaamacadda Hargeysa + Daawo Sawirada

                    Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Iyadoo maanta lagu waday in jaamacadda Hargeysa uu ka furmo imtixaanka ardayda freshka iyo seniorada ee jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa jaamacadda weerar kusoo qaaday koox dhalinyaro ah oo budhadh iyo dhagaxaan ku hubaysan waxaana ay halkaasi ka geesteen khasaare isugu jira baabuur ay jajabiyeen iyo in ay waraaqii imtixaanka jarjareen, intaasi ka dib ciidanka nabadgelyada…

                    Read More

                      Madaxweyne Obama oo farta ugu yeeray Ismaciil Cumar Geelle iyo arimaha lagala hadli doono

                      Adis Ababa July 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Xuseen Obama ayaa booqasho ku maraya magaalada Adis Ababa halkaa oo uu kula kulmi doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Obama Ayaan Jabuuti ku darin dalalka uu booqanayo sababo la xiriira nidaamka dawladeed ee dalkaa ka jira oo aan ku saleysneyn Dimuqraadiyad iyo ku tumasho xuquuqda aadanaha. Mareykanka…

                      Read More

                        Socdaalka OBAMA ku Joogo Itoobiya Oo Saameeyey Dhaqdhaqaaqa Mandaqada Iyo Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

                        Hareysa July 27,2015(SDN/QJ) Xukumadda Somaliland ayaa adkaysay socdaalka islamarkaana hubinaysa dadka soo galaya iyo dadka ka baxaya dalka. Arrintan ayaa ka dambeysay dalabyo uga yimid wadamada jaarka ah maadaama Madaxweyne Obama dalka Ethiopia imanayo galinka dambe ee axadda. “Runtii waxa jira labada dal ee aynu jaarka nahay mar walba dareenkooda sare way na soo gaadhsiiyaan,…

                        Read More

                          Guddoomiyaha WADDANNI Oo Qiil U Sameeyey Tusbaxa Furmay Ee Xubnaha Sar-sare In Dhawaydba Kaga Sii Qul-qulayaan Xisbiga

                          Hargeysa July 27,2015(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ayaa ka hadlay masuuliyiintii muddooyinkii u dembeeyey iska casilayay xisbigiisa kuwaas oo uu ku tilmaamay in xukuumaddu ka dambayso. Cabdiraxmaan Cirro oo shalay war uu siiyey warbaahinta kaga jawaabayayay  eedihii madaxweynuhu u soo jeediyey ayaa uu kaga jawaabay su;aalo ku dhereran istiqaaladaha loo soo gudbiyey,  oo ay ka mid…

                          Read More

                            Akhri Magaca Sarkaal Al-shabaab Katirsanaa Oo Ciidamada Dawladdu Gacanta Ku Dhigeen

                            Xudur:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo katirsan Maleeshiyada Ururka Al-shabaab, gaar ahaan Gobollada Bay iyo bakool, ayaa gacanta ciidamda Dawladda Galay, sida uu warbaahinta u sheegay  Taliye-ku xigeenka Ciidanka Xoga dalka ee Gobolka Baay. Sargaalkan ayaa la sheegay in uu kasoo baxsaday dagaalada ka soo cusboonaaday gobolada baay iyo bakool iyadoo ujeeddadiisu ahayd inuu dhiimasho ku galo Magaalada…

                            Read More

                              Wakhtigii Rasmiga ahaa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta ku Eg iyo Muddo-kordhin Lagu Muransan yahay Oo Bilaabantay

                              Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Shan sano kahor maanta oo kale waxa Hoggaanka Dalka loo dhaariyey madaxweyne Axmed  Maxamed Maxamuud(siilaanyo), waxana xukuumaddiisu maanta wixii ka dambeeya geli doontaa Muddo-kordhin 22-bilood ah, taas oo  ay Golaha Guurtidu u sameeyeen inkastoo Mucaaridku aanu aqoonsan. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo mucaaradad xooggan  wajahaysa, ayaa ku guuldarraysatay  inay dalka doorasho ka hirgeliso, iyadoo ilaa xilliganna…

                              Read More

                                Xukuumadda Britain Oo Sheegtay Inay Sii Wadi Doonto Wada-shaqaynteeda Somaliland iyo Somalia

                                London:Jully,27,2015(SDN/QJ)-War qoraal ah oo uu soo saaray Xafiiska horumarinta u qaabilsan barwaaqo sooranka Dalka Britain, ayaa lagu sheegay in xukuumadda Ingiriisku sii wadi doonto taageerada ay siiso dawladaha Somalia iyo Somaliland. Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii uu Xoghayaha Iskaashiga Calaamiga, ahna Sii-hayaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Britain, Grant Shappes uu dhamaystay booqasho hawleed oo uu…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Soo Dhaweeyey Degreetadii Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Garsoorayaasha Cusub

                                  Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Kadib Markii uu Madaxweyne Siilaanyo maalintii shalay soo saaray Degreeto uu ku dhamaystiray Tirada Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo laga dhigay 11-garsoore sida distoorku sheegay, ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed,waxa uu aragtidiisa ka dhiibtay sida uu u arko garsoorayaashaas cusub ee lasoo kordhiyey. Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa…

                                  Read More

                                    Shirweynihii Mucaaridka Somaliland Oo Lasoo Afjaray Iyo War-murtiyeedkii Laga Filayey Oo Guddi Gaar ah Loo Saaray

                                    Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Waxa shalay galabnimadii si rasmi ah usoo gebogeboobay shirweynihii labada xisbi ee Ucid iyo Waddani uga socday Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ay hore u sheegeen inay xaaladda waddanka ku dersayaan. Inkasta oo aan si hufan loo faahfaahin qodobbada Shirka ka soo baxay, haddana Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan…

                                    Read More

                                      Daawo Sawiro Dhammeystiran Oo muujinaaya Khasaarihii Uu Dhaliyay Qaraxii Ka Dhacay Hotel Jaziira Muqdisho.

                                      Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jaziira oo kuyaala agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari nuuca xamuulka qaado ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo biro…

                                      Read More