Alshabaab Oo Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho ku dishay.
Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhoweyd lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiisa ay sheegatay Al-shabaab. Kooxo hubeysan ayaa dilay Xildhibaanka, kuwaasoo baxsaday, iyadoo xilka loo dhaariyay inta lagu jiro kal-fadhigan lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii Aabbihiis Xuseen Bantu oo xildhibaan ahaa…
