Xasan Sheekh oo si kulal uga hadlay Weerarkii Hotel Jaziira Baaqna u diray Ciidamada Amniga
Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii Maanta ay Al-shabaab ku Qaadday Hoteel Jasiira oo ku yaalla Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa Sheegay in ujeeddada kooxaha Argagixisada ah ay tahay inay Hor-is-taagaan rabitaanka shacabka oo ah inay nabad iyo barwaaqo gaaraan, taasna aysan marna suuro-gal noqon doonin. “Waxaan u…
