Amiirka Cusub Ee Xarakadda Alshabaab Sheekh Axmed Cumar(Abu Cubeyda) Oo Markii Ugu Horreysay Dhambaal Soo Diray- Akhri Nuxurka Dhambaalkaas.

    Muqdisho,19july,2015(QJ/SDN)-Amiirka cusub ee xarakada Alshabaab Sheekh Axmed (Abuu Cubeyda) ayaa markii ugu horreysay soo saaray dhambaal uu uga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda soomaaliya iyo guud ahaanba bariga afrika. Amiirka Xarakada AlShabaab Axmed Cumar(Abuu Cubeyda) ayaa soo diray dhambaal tahniyadeed oo ku aadan Munaasabadda Ciidda, kuna socda Umadda Islaamka Meel waliba…

    Read More

      Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi oo Maanta Dib loo Furay (DAAWO SAWIRRADA)

      Nairobi,18july,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta dib loo furay Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaddib laba sanno markii ay Al-shabaab ku Qaadday weerar ay ku dhinteen 67-qof bishii September ee Sannadkii 2013-kii. Dad badan oo doonayay inay wax iibsadaan suuqa ayaa buuxiyay, iyadoo aad loo adkeeyay amniga dhismahan ganacsi, waxaana aad loo dhimay qiimaha lagu iibsanayo alaabooyinka…

      Read More

        Uganda oo shaacisay inay Soomaaliya u Dirayso Diyaarado ka Qayb-qaata Dagaalka lagula jiro Xarakada Alshabaab.

        Muqdisho,17,july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Cirka Uganda ayaa sheegay in ay Somalia u dirayaan diyaarado dagaal si ay qayb uga qaataan dagaalka lagula jiro dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada cirka Uganda, Maj. Kiconco Tabaro ayaa sheegay Jimcihii shalay in diyaaradahan xoojin doonaan howlgallada Midowga Afirka ee Somalia,…

        Read More

          Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan oo sheegay in aanay Waxba iska bedelin Mowqifkoodii Maraykanka.

          Hargeysa18july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dalka Iiraan, Ayatullah Cali Khamenei ayaa u sheegay shacabka waddanka Iiraan in heshiiskii toddobaadkii hore ay la galeen dalka Maraykanka iyo quwadaha waaweyn aanu muujinayn inuu jiro wada-shaqayn ay Maraykanka kala sameynayaan arrimaha kale ee labada dal ku kala aragtida duwan yihiin.   Ayatollah Khamenei oo ka Hadlayay Heshiiskii Hubka Nukliyeerka…

          Read More

            DEG DEG: Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo la wareegay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay

            Afurow,18july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Dowladda Somaliya, Amisom iyo Xoogaga Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed, ayaa waxay goor dhow bilaa dagaal kula wareegen      Degmada Ufurow ee Gobolka Baay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Qansaxdheere, ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay Degmadaasi Ufurow, markii ay isaga baxeen Ciidamada Ururka Al Shabaab.   Ilo wareedyo, ayaa Dhacdo.com u…

            Read More

              Reer Somaliland Oo Madax Iyo Minjo Aan u Kala Hadhin Aaska Marxuum Fur’aad Aadan Cadde Oo Maanta God Galay

              Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa maanta si weyn uga qaybgalay Aas Qaran oo Magaalada Hargeysa duleedkeeda loogu sameeyey Marxuum Fu’aad Aadan Cadde, La-taliyihii hore ee Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Bariga oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga. Aaska marxuumka, ayaa marka laga tago dadka shacabka ah, waxa si weyn uga qaybgalay Madaxda qaranka oo muxaafid iyo mucaaridba leh, kuwaas…

              Read More

                Banaanbaxyo maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

                Muqdisho/jawhar,18july,2015(QJ/SDN)-Banaanbaxyo siyaabooyin kala duwan loo soo agaasimay, ayaa maanta waxay ka kala dhaceen Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho, iyadoo midka Jowhar ka dhacay ay ku dhaawacantay ilaa saddex ruux. Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar, ayaa ka carooday dil maalin ka hor Magaaladaasi loogu gaystay mid ka mid ah dadka Magaalada, waxaana dilkaasi gaystay askari ka tirsan…

                Read More

                  Deegaannada ay Ahlu Sunnah Gacanta ku Hayaan Oo Maanta Ciidda Looga Dabbaaldegayo

                  Dhuuso marreeb:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Inkastoo dunida islaamka maalintii shalay laga ciidday, haddana waxa jirta in qaybo kamid ah soomaalia maanta oo Sabti ah looga dabbaal degayo maalinta farxadda ciidul fidriga. Deegaannada ay gacanta ku hayaan Maleeshiyadda Ahlu sunna ee Gobolka Galgaduud, ayaa iyagu maanta galay maalintii koowaad ee Ciidul fidriga, iyadoo maalintii shalay hoggaanka maamulkaasi shaaciyey inay ramadaan…

                  Read More

                    Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Xuduudda Maamul-goboleedka Puntland Ku Tilmaamay Lama Taabtaan

                    Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Ra’isal wasaaraha Somalia, ayaa sheegay in xuduudda Maamul-goboleedka Puntland ay tahay lama taabtaan oo aan waxba laga beddel Karin. Ra’isal wasaaraha oo salaaddii ciidda ku tukaday deegaanno ku yaalla Gudaha Maamulkaas, ayaa goob fagaare ah ka sheegay in si qaranka somaliweyn loo dhiso ay waajib tahay in xuduudda Maamuulka Puntland aan…

                    Read More

                      Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid oo jawaaab adag ka bixiyey hadal ka soo Yedhay Gudoomiyaha Sadaxeed ee Xisbiga Ucid Cali Gurey ;Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto geeska Afrika waa laga ogyahay.

                      london 18July15(SDN/QJ)Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid Abokor Maxamed ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey xoghayaha ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto…

                      Read More

                        Hoggaamiyaha Al-shabaab Oo Farriin Gaar ah u Diray Kooxda Ku Dagaallanta Magaca Amiirkii Isaga Ka Horreeyey Ee Abu Zubayr

                        Baardheere:Jully,18,2015,(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Kooxda Al-shabaab, ayaa cod laga soo duubay waxa uu guubaabo ugu diray Garabka Kooxdiisa kamidka ah eek u hawlagala Magaca amiirkii isaga ka horreeyey ee Abu Zubayr. Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah oo ka hadlaayay arimo kala duwan ayaa wuxuu soo hadal qaaday weerarada ciidamada Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho iyo deeganada kale,…

                        Read More

                          Afar Kamid ah Ciidamada Maamulka Puntland Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

                          Garowe:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Illaa iyo haatan inta la xaqiijiyey afar kamid ah ciidamada Maamul-goboleedka Puntland, ayaa geeriyooday, halka saddex kalena dhaawacmeen, kadib markii uu gaadhigii ay saarnaayeen kula dhacay inta u dhexeysa deegaanka Tuka-raq iyo magaalada Garowe. Dr.Cabdisalaan Axmad Jaamac oo ah agaasimaha guud ee isbitaalka Garowe oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa xaqiijiyey dhimashada iyo dhaawaca ciidankaasi,…

                          Read More

                            “Madaxweynaha waan la sheekaystay oo waxa uu yidhi siddeedaa la igu bilaabaa oo la leeyahay annagana reerkayaga Wasiir-ku-xigeen yar baad na siisay, waxana ku xeeran dad aqoontoodu…”Prof. Axmed I.Samatar.

                            London:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga Hadlay dhibaatooyinka Haysta Xukuumadda Somaliland, kuwaas oo u arko inay lagama gudbaan yihiin, isla-markaana loo baahan yahay xalkii lagaga bixi lahaa. Axmed Ismaaciil Samatar oo khudbad u jeediyey Jaaliyadda somaliland ee dalka Ingiriiska, ayaa dhibka ugu weyn ee xukuumadda haysta ku sheegay mid dhinaca qabylaadda salka…

                            Read More

                              “Anigaa Madaxweyne Khaatumo u ah oo wada-hadal aanu Somaliland la leenahayna ma jirto.” Prof. Cali Khaliif.

                              Muqdisho:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dibad-wareegga ah ee Maamulka KHaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ma Ka hadlay warar sheegaya inay wada-hadal la fureen Somaliland, waxana uu sheegay inaanu jirin wax wada-hadal ah oo haatan jiraa. Cali khaliif oo la hadlay warbaahinta Munaasibadda Ciidda Awgeed, ayaa tilmaamay in wararka soo baxaya ee sheegaya inay jiraan wada-hadal maamulkiisu la furay…

                              Read More

                                Maydka Marxuun Fu’aad Aadan-cadde oo Sabtida Beri Hargaysa laga soo Dejin doono iyo Gudida qaban qaabada aaska oo ka hadlay qaabka uu aasku u dhacayo

                                Hargaysa 18.July 2015 (SDN/QJ)- Gudidii heer qaran ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u xil saaray Aaska Marxuum Fuaad aadan Cade ayaa Qoraal Kooban oo ay Soo Saareen Waxay ku Cadeeyeen in Maydka Marxuunka Beri oo Sabti ah Saacadu markay tahay 10:30 Barqo-nimo laga soo dejin doono Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa. Gudida Heerka Qaran Waxay ka…

                                Read More

                                  Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Maanta Dhagax-dhigay Waddo Laami ah (SAWIRRO)

                                  Laascaanood,17july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Wehlinayeen Wasiirro iyo Xubnaha ka ka tirsan Xukuumada Somalialnd ayaa Maanta dhagax-dhigay Wado laami ah oo laga dhisayo magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, isagoo sidoo kalena Xadhigga ka jaray Mashaariic la dhameystiray, ballanna-qaaday kuwo kale kaddib markii Magaalada u yimaadeen ka qaybgalka dabaal-dagga Ciidda Soon-fur….

                                  Read More

                                    “Garabka dhalinyarada Ee Heer Qaran Xisbiga Waddani Waxay U Arkaan Is Casilaadii Uu Is Casilay Gudoomiyihii Hore Ee Garabka Dhalinyarada Maxamuud Cabdilaahi Gaagaab in ay Tahay Wax iska Caadiya’’ Xoghaya Dhallinyarada Xisbiga Waddani Cabdifataax Siciid Axmed.

                                    Hargeysa,17july,2015(QJ/SDN)-Garabka dhalinyaradda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xubno uu ku jiro Gudoomiyahoodii oo dhawaan iska casilay Xisbiga. Waxayna sheegeen in is-casilaadda Gudoomiyahoodii tahay wax iska caadi ah,isla markaana ka mid ah Sunnaha Dimuqraadiyadda. Qoraal kooban oo soo saaray Xogahayaha guud ee garabka dhalinayaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI oo…

                                    Read More

                                      “Saaxiibadeydaas iska casilay xilkii ay hayeen markii hore ikhtiyaarkooda ayey xisbiga ku yimaadeen iminkana ikhtiyaarkooda ayey kaga baxeen, Xisbiguna Waa Dimuquraadi” Cirro

                                      Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha  xisbiga mucaaridka ah ee  wadani cabdiraxmaan maxamed  cabdilahi ciro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii safar shaqasi ah uu ugu maqanaa dalka aynu jaarka nahay ee jabuuti. Gudoomiyaha oo ugu horeyn ka hadlaya safarkii uu ugu maqanaa dalka jabuuti ayaa waxaa…

                                      Read More